Share with your friends via email

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaadkana aynu ku so Qaadanyno Akhriska iyo Qoraalka iyo Islaamka

Barnaamijkan Waxa ku marti ah Sh, Cali Mahdi Ismaaciil oo ka mida Aqoonyahanada iyo Culimada Burco ee sida weyn ugu xidhan Bahda Akhriska iyo Qoraalka waxanu sharaxaya kaalintii uu Akhriska iyo Qoraalku ku lahaa islaamka iyo halka uu iminka kaga jiro

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip