Daawo: Xildhibaanka Ugu Da'da yar xildhibanada golayaasha Degaanka Dalka oo ka waramay muhiimadda ay ka qaybgalka siyaasadda iyo Talada Dalku leedahay Dhalinyarada
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warsame oolaga soo doortay degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaaga, ayaa ah xildhibaan ugu da'ada yar Xildhibaanada Somaliland waxa si faah-faahsan uga hadlay doorka ay dhalinyaradu ku leedahay hogaaminta iyo maamulka da