Share with your friends via email

'Inankii Abaalkii Aabihii, Xaaskiisu Hilmaamsiisay''Qalinkii; Qoraa Ibraahim Dhuxul

Waa hore, ayaa waxaa nolosha ku midoobay laba lamaane, oo aad isu jeclaa, daacadina ay u weheliso, waayo! Noloshu qiimo malaha, hadaanay daacadi jirin, iyo kalsooni buuxda oo ay isku qabaan labada qof ee lamaanaha ahi, muddo markay wadda, noolaayeen

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip