Share with your friends via email

Wasiirka Cusub Ee Dalxiiska Oo Ka Hadlay Qorshaha Uu Ku Bilaabayo Shaqada Wasaarada

Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda cusub ee Dalxiiska iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Khadar Xaaji Yuusuf, ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal lagu dajinayo xeerkii iyo shuruucdii dalxiiska iyo dalxiisayaasha oo aan hore uga jirin dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip