Daawo:Suxufiyadii Warkii Sababay Dagaalkii 2aad Ee Aduunka Baahisay Oo 105-jir Ku Dhimatay.
Suxufiyadii warkii ugu horeeyay ee dagaalkii labaad ee dunida baahisay, laguna tilmaansado inay ahayd qofkii ugu horeeyay ee dunida ku war geliyay dagaalkaas ama sida la rumaysan yahay baahisay warkii sababta u ahaa dagaalkaas