Xoghayaha cusub ee Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaalle oo xilli dambe oo jimcihii toddobaadkii hore ahaa uu magacaabay Wasiirka Daakhiligga Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), waxa uu soo dhaweyn iyo niyad samaan badan u