Share with your friends via email

Daawo;Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Weyn Ee Hargeysa Ku Bookhday Mulkiilihii Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xannuun U Jiifa.

Hargeysa(AFKA);Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) iyo hoggaamiyaha xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa cisbitaalka weyn ee Hargeysa ku bookhday mulkiilihii Wargeyska Haatuf xannuun u jiifa,

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip