Share with your friends via email

Daawo Muqaal Naxdin iyo Murugo Badan iyo Qoys Dhammantood Xanuun iyo Saboolnimo isu Dul Jiifa oo u Baahan Gargaar iyo Caawimo Biniaadanimo, Ka Faaidayso Fadliga Ramadanta oo Caawi Qoyskan.

Haddii Aad Muuqalkan Daawato Waad Ilmaynaysa, Hadaba Wixii kaalmo ah ee ad Qoyskan ku caawinayso ku so hagaaji Acountka 8300 Dahabshiil Burco, kuna So Qor Amina Haybe Maxamud iyo Telefonka 063-4439315

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip