Hargeysa: Daawo Ex Wasiir Caddaani oo ka hadlay Khilaafka Wasaaradiisii Warfaafinta Hadheeyey una Caqli celiyey Masuliyinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda
Sidoo kale Wuxu Beeniyey inaanu Wasaaradda kaga Tegin Hal Computer oo keliye ee ay yaalleen qalab aad u badan oo xattaa Live ka lagu Geli jiray, isagoo aad ula yaabay Hadalkii Wasiirkuxigeenka Wasaaraddaasi ku sheegayinay Tv ga qaranka ugu yimaadeen