Share with your friends via email

Jabuuti:-Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Hadashay Xiisadda Suuriya

Dawladda Jabuuti oo la safan waddamada reer Galbeedka ayaa si adag u cambaaraysay hubka sunta ah ee lagu adeegsaday waddanka Suuriya. Maalmihii u dambeeyay waxa Suuriya isku dul haysta reer Galbeedka iyo xulufada Ruushka. Maraykanka, Faransiiska iyo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip