Caalamka:Telefishanka Iiraan Oo Ka Faallooday Xiisadda maalgelinta Dekedda Berbera
Telefishanka caalamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay in Soomaaliya oo ka shidaal qaadanaysa colaadda guunka ah ee Itoobiya ka dhexaysa si kulul uga hor timid saamiga 19% ee Itoobiya laga siiyay maamulka dekedda Berbera.