Share with your friends via email

Hargeysa: Daawo Wasiirkuxigenka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inu kursiga Xildhibaanimo ee Bannaan isagu leyahay

Maxamed Muuse Abees wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa ku doodaaya inuu xaq u leeyahay kursiga la isku hayo ee xildhibaannimada ee uu banneeyey Marxuum Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyooday. Halka uu Xuseen Axmed Caydiid isaguna Dhankiisa sheegayo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip