Maqaallo

Xeerka Astaamaynta Qoraalka W/Q Ibraahin-Hawd Yuusuf

0 Visits: 21 | Thursday March 23, 2017 - 08:05:12
Qofku kolka uu hadlayo ma dhurmo ee hadalkiisa wuu habeeyaa oo hagaajiyaa,

Read More »

Muraabaxada Baananka Islaamiga ah ma ribaa ku walaaqan. (Qaybtii 3aad)

0 Visits: 9 | Wednesday March 22, 2017 - 15:41:37
Qormadii hore Dulsaarka daynta iyo dheefta macaashka , waxa aynu ku soo gorfaynay iibka guud ahaan, iyo asalka loo cuskado xalaalnimadiisa.

Read More »

Barro geedka gobka (WQ: Haldoor Ismaaciil Maxamed Aadan-Dhicir)

0 Visits: 18 | Wednesday March 22, 2017 - 15:39:17
Ugu horayn macnaha (GOB) wuxuu noqonayaa tusaale sida qof marka dadka inta kale oo dhami xumaato isagu ka hadha

Read More »

Maalmuhu u Eegaa Maalmihii WQ/ Maxamed Yuusuf (Abu Cabdiqani)

0 Visits: 11 | Wednesday March 22, 2017 - 15:33:09
Abaartii Dabadheer ee ku habsatey gobolo ka mid wadankii waagaas la isku odhan jirey Jamhuuriyadii Soomaaliya oo ay Somaliland-na ka mid ahayd wakhtigaas,

Read More »

SUMCAD DHAWRKA GANACSIGAAGA (Qaybtii 2aad) – Qalinka: Axmed Muuse Ismaaciil.

0 Visits: 8 | Wednesday March 22, 2017 - 15:29:44
Ganacsigu waxa uu loolan adag kula jiraa baayac-mushtari kale oo asaaggii ah.

Read More »

Isbarbar dhiga qadiyadaha Somaliland iyo Scotland.

0 Visits: 7 | Wednesday March 22, 2017 - 15:17:02
Go'aanka maxkamadda aduunka {Hague} ka so saartay qadiyada kasovo mid Somaliland ah ayaa ka horreyn lahayd hadii ....

Read More »

Qabyaaladda: Cudurka Soomaalida Dulleeyay. W/Q:Khadar Faarax Siciid

0 Visits: 11 | Wednesday March 22, 2017 - 15:12:01
Xanuunada somalida dhexdooda ku xididaystay qabyaaladda ayaa ka mid ah.

Read More »

Gurmadaay. W/Q Khaalid Maxamed Cabdi.

0 Visits: 13 | Wednesday March 22, 2017 - 14:53:42
Goobtaasi waxa ka jirtay xaalad dadnimo iyo bina aadannimo oo aad u liidata, bal sawiro qof aan cunno iyo biyo toonna haysan.

Read More »

Sumcad Dhawrka Ganacsigaaga iyo Cilaaqaadka dadka (Qaybtii 1aad). W/Q: Axmed Dheere

0 Visits: 10 | Wednesday March 22, 2017 - 14:48:31
Waxaan halkan idinkula wadaaagi doonaa qormooyin taxane ah oo waxtar iyo faa'iido weyn ka geysan kara koboca ganacsiga.

Read More »

Samaynta Qorshaha Guusha Lagu Gaadhikaro

0 Visits: 14 | Monday March 20, 2017 - 13:41:58
Waxaynu muujin doona dhiganayal ku tusin kara sida ugu fiican ee aad u samayn karto qorshe cad, waa hadii sidiisa loo raaco. Wax walba ujeeda ka dambaysa

Read More »

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

0 Visits: 88 | Thursday March 16, 2017 - 02:16:59
Hanbalyo Anigo Ah Abdirahman Yasin Abokor iyo Dhaman Bahda Afka Shacabka Waxanu halkan Hambalyo uga dirayna dr:Ibrahim Ahmed Ibrahim Ahmed Ismail iyo marwadiisa faadumo yaasiin ibraahin oo meherkoodu ka dhacay hotel dalxiis ee magaalada Hargaysa

Read More »

Arday Deeq Usoo Uruuriyay Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha G Sanaag

0 Visits: 71 | Monday March 13, 2017 - 09:31:31
Maxamed Khadar Arday Deeq Usoo Uruuriyay Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha G Sanaag

Read More »

Sharmaarke Geele Gudoomiye Mise Madaxwayne W/Q Maxamed Andar

0 Visits: 30 | Sunday March 12, 2017 - 19:45:41
Ilaa iyo maalintii sharmaarke geele loo magacaabay gudoomiyaha haayada shaqaalaha waxay dadka inta badan siyaasada rogrogaa calaamatu suaal saareen in uu hanankaro xilkaa culus, madaaama uu yahay shaqsi dhalinyaro ah misana u baahan waayo aragnimo farabadan, hase yeeshee mudo yar kadib sharmaaarke waxa…

Read More »

"Dulman"Maanso Cusub W/C" Hal- abuur Habaysane

0 Visits: 47 | Sunday March 12, 2017 - 14:46:45
Dulman Waa maanso si dareen iyo damqasho leh ugu hadlaysa waayaha dalka iyo duruufaha kala duwan ee lagu jiro

Read More »

Xildhibaan Siciid Mire Jamac Waa xildhibanada Ugu Fir-Fircoon Golaha Deeganka Ceerigaaabo Waxa uu Kahadlay Xalada Abaraha Gobolka Sanaag

0 Visits: 41 | Thursday March 09, 2017 - 01:01:14
waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolka sanaag

Read More »

Maamulka Iyo warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo U Dirayaan Lamanaha Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko.+Sawiro

0 Visits: 79 | Wednesday March 08, 2017 - 12:36:35
Maamulka Iyo Shaqalaha warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba U Dirayaan Caruuska Iyo Caruusada lamanaha Nolosha Ku Midobay Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko

Read More »

Gudoomiye Xigeenka Gudida Takulaynta Abaaraha Ee gobolka Sanaag Aya kadayriyay Xalada Abaraha ee goblka Sanaag Baaqna Udiray Dadka Muxsiniinta Ah Inay Usoo Gurmadan Walalohoda Abartu Nafaysay

0 Visits: 83 | Saturday March 04, 2017 - 23:41:00
Gudoomiye Xigeenka Gudida Takulaynta Abaaraha Ee gobolka Sanaag Shiikh Cabdirisaaq Jimcale dirir Aya kadayriyay Xalada Abaraha ee goblka Sanaag Baaqna Udiray Dadka Muxsiniinta Ah Inay Usoo Gurmadan Walalohoda Abartu Nafaysay

Read More »

Abwaan Kayse Cige Gabay {heego}

0 Visits: 210 | Wednesday March 01, 2017 - 20:06:19
Abwaan Kayse Cige Cali Waa Haldoorka Abwaanita Somalida Daawo Gabayga Heego

Read More »

Suxufiga iyo saxaafada madaxabanaan W/Q: Xuseen Badmaax

0 Visits: 44 | Wednesday March 01, 2017 - 08:41:45
Muwaadin dalkan jamhuuriyada Somaliland tan iyo intii saxaafadiisu raad baratay waxa caado noqotay xukuumada iyo suxufiyiintu inay noqdeen mudac mudac ku tag.

Read More »

Waa Kuma Sharmarke Gelle Wax Ka Baro Hab Dhaqanka Gudomiyaha Dhalin Yarada Ah?? Waa Qalinkii/by writor Nour farah nour

0 Visits: 85 | Sunday February 26, 2017 - 15:38:24
Waxan maanta qalinka u qaatay inaan idinla wadaago dhemanka sida iftiinka uga soo dhexbaxay dhalinyarta somaliland waa kuma? waa Gudomiyaha Haayada shaqaalaha haldoor _

Read More »