Radio

Halkan Ka Dhagayso Taliyaha Guud Ee Ciimada Qaranka Jsl Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale oo Ka Waramay Horumarkii Ciimada Qaranka JSl Intii Ay jireen Ay sameeyeen Waxanu Hambalyo u diray Meelkasta oo ay joogaa Ciimada qaranka Ee Difaaca ugu jira Dalkooda Hooyo

Hits: 231 | Monday February 03, 2014 - 10:04:05
Halkan Ka Dhagayso Taliyaha Guud Ee Ciimada Qaranka Jsl Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale oo Ka Waramay Horumarkii Ciimada Qaranka JSl Intii Ay jireen Ay sameeyeen Waxanu Hambalyo u diray Meelkasta oo ay joogaa Ciimada qaranka Ee Difaaca ugu jira Dalkooda Hooyo

Click here to listen »

Halkan ka dhagayso Wasiir ku xigeenka Gaashan dhiga Jsl Md Cabdi Daahir CIge oo Khubad u jeediyay Kumayal Ciidmada Qaranka Ah oo Gaardi ka Waday Xerada Ciidamda Qaranka Jsl

Hits: 204 | Monday February 03, 2014 - 10:07:39
Halkan ka dhagayso Wasiir ku xigeenka Gaashan dhiga Jsl Md Cabdi Daahir CIge oo Khubad u jeediyay Kumayal Ciidmada Qaranka Ah oo Gaardi ka Waday Xerada Ciidamda Qaranka Jsl

Click here to listen »

Halkan ka Dhagayso Madaxwayne Ku xigeenka Jsl Oo maanta Ka Qayb Galay Xuska Ciidamada Qaranka Jsl Oo Laga Xusay Somalland

Hits: 196 | Monday February 03, 2014 - 10:10:11
Halkan ka Dhagayso Madaxwayne Ku xigeenka Jsl Oo maanta Ka Qayb Galay Xuska Ciidamada Qaranka Jsl Oo Laga Xusay Somalland

Click here to listen »

Murashax-nimadayda nin is hortaagi karaa ma jiro

Hits: 211 | Monday February 03, 2014 - 10:25:10

Click here to listen »

Barnaamijkii Xiisaha Badnaa Ee Xulashada Bulshada

Hits: 169 | Monday February 03, 2014 - 10:27:09

Click here to listen »

Dhegayso:Murashax Jamal Ali husein iyo kuxigenkisa oo saaka FAGAARE kala hadlay Taageryaashiisa Burco

Hits: 187 | Wednesday February 05, 2014 - 18:58:47
Dhegayso:Murashax Jamal Ali husein iyo kuxigenkisa oo saaka FAGAARE kala hadlay Taageryaashiisa Burco

Click here to listen »

HUBKA DHIGA HEES CUSUB SOORAAN

Hits: 304 | Saturday February 15, 2014 - 11:23:05
HUBKA DHIGA HEES CUSUB SOORAAN

Click here to listen »

"Ganacsatada Somaliland ee Xayaysiiska ka samaysta UNIVERSAL TV waxan leeyahay Waxaad maalgelinaysaan Cadowgii Somaliland" Wasiir Cukuse

Hits: 188 | Sunday February 16, 2014 - 08:50:29
"Ganacsatada Somaliland ee Xayaysiiska ka samaysta UNIVERSAL TV waxan leeyahay Waxaad maalgelinaysaan Cadowgii Somaliland" Wasiir Cukuse

Click here to listen »

Dhegayso: Abwaan Dhako iyo Gabaygiisii BAARLAMAAN

Hits: 531 | Thursday February 20, 2014 - 09:41:37
Radio afkashacabka:Dhegayso: Abwaan Dhako iyo Gabaygiisii BAARLAMAAN

Click here to listen »

Dhegeyso:Aqoonyahan jamaal cali xuseen oo bogaadiyey Shebekedda Afkashacabka.com Talooyina u jeediyey saxaafadda

Hits: 170 | Thursday March 13, 2014 - 15:33:02
Aqoonyahan jamaal cali xuseen oo bogaadiyey Shebekedda Afkashacabka.com Talooyina u jeediyey saxaafadda

Click here to listen »

Dhegayso: Dood BBC du u qabatay Garabyada xisbiga kulmiye isku khilaafsan

Hits: 202 | Saturday June 07, 2014 - 14:08:48
Dooda waxa ka qaybgalay Wasiirka Cadaalada Somaliland, Xusen Axmed Caydid, G/Golaha Dhexe kulmiye Jamac shabel iyo Prof: Cabdisalam Yasin

Click here to listen »

"Qaranka Somaliland Waa Muqaddas" Waraysi AlFanan Cabdi Qaboojiye

Hits: 215 | Thursday June 26, 2014 - 16:30:08
Fanaan Cabdi Qaboojiye oo kusugan Burco ayaa u warramay Afkashacabka.com Dhegayso

Click here to listen »

"Burco Cusub baan Arkay oo Dee Aniga Tv ga uun iga baratay oo Tvga uun iga Daawatay Laakin Dee ..." Nimco Yasin Caraale Waraysi

Hits: 334 | Thursday June 26, 2014 - 17:03:11
Nuxurka Waraysi Fanaanada weyn ee Nimco Yasin Cararale kaga waramayso is bedelka Burco oo ay ugu danbaysay 1986kii

Click here to listen »

R-Afkashacabka Dhegayso: Abwaan Weedhsame iyo Wacdarihii Bandhiga Buugaagta Hargeysa

Hits: 235 | Wednesday August 13, 2014 - 00:43:04
Hargeysa International Book fair ayu Abwanku mansooyin iyo sheekooyin qosol leh ka jeediyey Dhegayso

Click here to listen »

Dhegeyso: Waraysi Abwaan Farxaan Ismaciil Maal oo ka mid ah halabuurka Dhalinyarada ah ee Somaliland

Hits: 232 | Friday August 15, 2014 - 15:22:50
Hal abuurkan ayaa Suugaantiisa u ekaysiiya luuqdii ama geeraarkii Alla ha u naxariiste Marxum Cabdilahi Suldan Timacade

Click here to listen »

"Waxan ku Rajo weynahay in sannadka cusub ee 2015 Guul iyo horumar laga gaadhi Doono Arrinta Midnimada" Madaxweyne Xasan Sheekh Shirki Djibouti kadib

Hits: 207 | Monday December 22, 2014 - 17:51:31
Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay inay soo Dhowdahay Rajadii Midnimada Somaliya Xillii uu Jabuuti heshiis kula saxeexday Madaxweynaha Somaliland, kaaso qodob kamid ahi aha inaan wixi heshiiska ka hor imanaya warbahinta la isu marin la iskana ilaaliyo

Click here to listen »

R-Afkashacabka: Dhegayso Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Shirki Djibouti uu kula yeshay Madaxweynaha Somalia Kadib Soo Guryonoqoshadisi

Hits: 196 | Monday December 22, 2014 - 17:57:04
Madaxweyne Siilanyo wuxu sheegay in mar kale loo ballamay shir la isku so hor fadhiisan dono Istanbul Turkey

Click here to listen »

Sh. Mawliid oo ka mid ah Culimada Diinta ee Gobolka Togdheer oo Ka Digay Dabaaldegga Sannadka Cusub 2015

Hits: 190 | Wednesday December 31, 2014 - 09:09:22
Sh. Mawliid oo ka mid ah Culimada Diinta ee Gobolka Togdheer ayaa muxaadaro qiimo badan Kaga Digay Dabaaldegga Sannadka Cusub 2015

Click here to listen »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa iyo Shebekedda Afkashacabka.com 01.01.2015

Hits: 225 | Thursday January 01, 2015 - 19:08:11
Warka Caawa waxa akhrinaya Mustafe Teacher Dhegaysi Wanaagsan

Click here to listen »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa iyo Shebekedda Afkashacabka.com 03.01.2015

Hits: 185 | Sunday January 04, 2015 - 07:50:47
waxa idinla socodsiinaya caawa abdirisaq koronto , waxanu idinka imanayaa Studioga Burco

Click here to listen »