Wararka

Qaramada Midoobay Oo Ka Walwalsan Khatarta Faafitaanka HIV Ee Wadanka Masar Oo Mudooyinkii U Danbeyay Soo Badanayay

0 Visits: 570 | Tuesday December 05, 2017 - 07:18:38
QM ayaa ka digtay khatarta faafitaanka HIV ee Masar, halkaas oo tirada kiisaska cusubi ay sii kordhayso ilaa boqolkiiba 40 sannadkii, halka dadaalka lagula dagaallamayo cudurrada faafa ay caqabad ku tahay ceebaynta bulshada iyo la'aanta dhaqaale si wax looga qabto dhibaatada .

Read More »

Lacago Lagu Musuqmaasuqay Qabanqaabadii Aaskii Mandela Iyo Cida Falkaasi Ku Kacday

0 Visits: 834 | Tuesday December 05, 2017 - 07:16:07
Baaritaan ay samaysay hay'ada la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Koonfur Afrika ayaa lagu ogaaday in in ka badan 20 milyan oo doolar si xun loo isticmalay intii lagu guda jiray diyaarinta aaskii Nelson Mandela.

Read More »

Maxkamada Ugu Saraysa Wadanka Maraykanka Oo Tageertay Xayiraaddi U Dadka Socdaalka U Rogay Madaxwayne Trump

0 Visits: 531 | Tuesday December 05, 2017 - 07:11:33
Maxkamadda ugu sarraysa Maraykanka ayaa go'aamisay in si dhamaystiran loo hirgaliyo mamnuucitaankii uu madaxweyne Trump ku soo rogay lix dal oo Muslimiin ah. Go'aankaasi oo wajihi kara caqabado dhanka sharciga ah.

Read More »

Daawo Muqaal:-Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliland Oo Sheegay Waxuu Ku Aaaminay Madaxwaynaha Cusub

0 Visits: 940 | Monday December 04, 2017 - 23:57:53
Daawo Muqaal:-Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliland Oo Sheegay Waxuu Ku Aaaminay Madaxwaynaha Cusub

Read More »

Siyaasi Cali Guray Oo Faaleeyay Dilka Madaxwayihii Hore Ee Wadanka Yaman Iyo Mustaqbalkooda Danbe

0 Visits: 798 | Monday December 04, 2017 - 23:49:16
Sida wararka qaar ay tibaaxayaan waxa weerka lagu dilay ka qayb galay 20 tigniko ah isaga oo ka dhaqaajiyay tuulo yar oo koonfurta caasimadda Sanca ah una sii jeeday magaalada Ma'rib ee badhtamaha dalka Yaman.

Read More »

Daawo:Bulshada Burco Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Khilaafka Daashaday Golaha Deegaanka Degmada Burco

0 Visits: 517 | Monday December 04, 2017 - 23:43:37
Daawo:Bulshada Burco Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Khilaafka Daashaday Golaha Deegaanka Degmada Burco

Read More »

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Oo La Filayo Inuu Kasoo Qayb-galayo Munaasibada Dhaarinta Madaxwaynaha Cusub Iyo Ku Xigeenkiisa

0 Visits: 1268 | Monday December 04, 2017 - 23:33:17
Mucjiso Ma Guurto Noqonaysa Oo Aan Somaliland La,la Wadaagin Saddex Madaxweyne Iyo Ku Xigeenadoodii Oo Isku Sidkan Oo Markhaati Ka Noqonaya Midhaha Dimuqraadiyada Somaliland Beeratay.

Read More »

Laba Masuul Oo Ka Tirsan Dawlada Oo Gacan-Qaad Ku Dhexmaray Magalada Burco Iyo Sababta Keentay

0 Visits: 717 | Monday December 04, 2017 - 23:26:00
Laba Masuul Oo Ka Tirsan Dawlada Oo Gacan-Qaad Ku Dhexmaray Magalada Burco Iyo Sababta Keentay

Read More »

Daawo:Xaleed Noceeya Ayuu Ku Sugan Yahay Garoonka Kubada Cagta Burco Xili La Dhisay Goramadii Kale Ee Dalka.

0 Visits: 756 | Monday December 04, 2017 - 23:19:29
Daawo:Xaleed Noceeya Ayuu Ku Sugan Yahay Garoonka Kubada Cagta Burco Xili La Dhisamay Goramadii Kale Ee Dalka.

Read More »

Wasaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ku Fashilantay Deeq Waxbarasho Ay Heleen Ardaydii Sanadkan Galay Imtaxanadka Shaahadiga Ah

0 Visits: 515 | Monday December 04, 2017 - 23:11:39
Waxa Magaalada Hargeysa ku sugan 180 Arday oo ku yimid baaq Wasaaradda Waxbarashadu u dirtay, kuwaasi oo ah Ardaydii ugu sarraysay Imtixaanaadkii Shahaadiga ah ee Sannadkan la qabtay, waxaana Qorshuhu ahaa inay tagaan Dalka Itoobiya oo Deeq Waxbarasho siisay.

Read More »

Daawo: Hooyo Ku Nool Caasimada Somaliland Oo Suuqa Usoo Iibgaysa Geed Ay Qutaan Xooluhu Oo Ka Warantay Duurafteeda Nolaleed

0 Visits: 777 | Monday December 04, 2017 - 23:04:37
Daawo: Hooyo Ku Nool Caasimada Somaliland Oo Suuqa Usoo Iibgaysa Geed Ay Qutaan Xooluhu Oo Ka Warantay Duurafteeda Nolaleed

Read More »

Daawo Muqaal:-Gudoomiyaha Cusub Ee Xidigaha Geeska Oo Afka Furtay Iyo Arimo Xasaasiya Oo Dul Istaagay

0 Visits: 593 | Monday December 04, 2017 - 22:56:09
Daawo Muqaal:-Gudoomiyaha Cusub Ee Xidigaha Geeska Oo Afka Furtay Iyo Arimo Xasaasiya Oo Dul Istaagay

Read More »

Xiisada Wadanka Yaman Oo Meel Adag Taagan Iyo Madaxwaynihi Hore Oo La Dilay

0 Visits: 1087 | Monday December 04, 2017 - 22:46:28
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalax lagu dilay dagaal uu Xuutiyiinta kula galay magaalada Sanca.

Read More »

DAAWO "Dalku Si Uu Inoogu Dago Oo Aan Barwaaqo U Gaadhano Kitaabka Quraanka Aan Isku Xukun"Xildhibaan Golaha Guurtida Ah.

0 Visits: 575 | Monday December 04, 2017 - 15:02:41
DAAWO "Dalku Si Uu Inoogu Dago Oo Aan Barwaaqo U Gaadhano Kitaabka Quraanka Aan Isku Xukun"Xildhibaan Golaha Guurtida Ah.

Read More »

Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

0 Visits: 676 | Monday December 04, 2017 - 14:50:46
Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo AY Ka Dhex Taagan Tahay Xiisad Car Iyo Wir Ah+ Dhulka Laysku Haysto.

Read More »

DAAWO Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo Ka Hadlay Xukuumada Cusub Ee Muuse Soo Dhisayo Iyo Farin Uu Faray Madaxweynaha+ Maxay Tahay.

0 Visits: 490 | Monday December 04, 2017 - 14:30:33
DAAWO Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo Ka Hadlay Xukuumada Cusub Ee Muuse Soo Dhisayo Iyo Farin Uu Faray Madaxweynaha+ Maxay Tahay.

Read More »

DAAWO Taliyaha Ciidanka Dab-damiska Oo Ka Hadlay Dabkii Qabsaday Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.

0 Visits: 522 | Monday December 04, 2017 - 14:30:33
DAAWO Taliyaha Ciidanka Dab-damiska Oo Ka Hadlay Dabkii Qabsaday Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.

Read More »

Wasiir Xuseen Cabdi Boos Oo Ku Fashilmay Siyaasada Gobolada Bariga Somaliland

0 Visits: 641 | Monday December 04, 2017 - 13:55:39
Wasiir Xuseen Cabdi Boos Oo Ku Fashilmay Siyaasada Gobolada Bariga Somaliland

Read More »

Daawo:-Wasiir Ka Tirsan Xukumada Silaanyo Oo Shalay Ka Cararay Dad Naafo Ah Oo Cabanaayay Oo Ka Hadlay Arimihii Shalay Dhacay

0 Visits: 437 | Monday December 04, 2017 - 12:49:10
Daawo:-Wasiir Ka Tirsan Xukumada Silaanyo Oo Shalay Ka Cararay Dad Naafo Ah Oo Cabanaayay Oo Ka Hadlay Arimihii Shalay Dhacay

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Dab Ka Kacay Guriga Wasiirka Madaxtooyada Somaliland +Dabkii Oo Markiiba La Bakhtiiyay

0 Visits: 1331 | Monday December 04, 2017 - 12:35:31
SAWIRRO: Dab Yar oo Ka Kacay Kijada Guriga Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyado Hadda La Bakhtiiyay Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people, tree, sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: tree,…

Read More »