Wararka

Wasiir Ka Mid Ahaa Xukuumada Siilanyo Oo Iminka Iska Casilay Xisbiga Kulmiye , Siro Badan Oo Qarsoonaana Fashiliyey

0 Visits: 433 | Sunday September 03, 2017 - 15:38:24
Wasiir Ka Mid Ahaa Xukuumada Siilanyo Oo Iminka Iska Casilay Xisbiga Kulmiye , Siro Badan Oo Qarsoonaana Fashiliyey

Read More »

Booliska Argentina Oo Toogtay Shimbir Daroogo U Wadday Xabsi

0 Visits: 524 | Sunday September 03, 2017 - 15:17:12
Booliska Argentina Oo Toogtay Shimbir Daroogo U Wadday Xabsi

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Sweden Oo Wasiirka Arimaha Dibada Dalkaasu U So Jeediyay In Somaliland La Citirafo

0 Visits: 490 | Sunday September 03, 2017 - 15:09:44
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Sweden Oo Wasiirka Arimaha Dibada Dalkaasu U So Jeediyay In Somaliland La Citirafo

Read More »

Daawo:-Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlayo Arimo Badan Iyo Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhexeeyo Hogaanka Sare Ee Xisbigaasi.

0 Visits: 462 | Sunday September 03, 2017 - 14:45:26
:-Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlayo Arimo Badan Iyo Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhexeeyo Hogaanka Sare Ee Xisbigaasi.

Read More »

Daawo:Kulmiye Wuxuu U Halgamaya Inaan Cadaw Ina Soo Haweysan Oo Gabadh Haday Halka Marto Aanay Ka Wewerin Waxba Lagugu Samaynaya,Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 447 | Sunday September 03, 2017 - 14:33:13
:Kulmiye Wuxuu U Halgamaya Inaan Cadaw Ina Soo Haweysan Oo Gabadh Haday Halka Marto Aanay Ka Wewerin Waxba Lagugu Samaynaya,Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Siyaasiyin Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 462 | Sunday September 03, 2017 - 14:28:44
Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Siyaasiyin Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Read More »

Faah-faahin: Dab Xooggan Oo Xalay Bur-buryiyay Qeybo Kamid Ah Suuqa Labaad Ee Ugu Weyn Muqdisho

0 Sunday September 03, 2017 - 12:08:58
Dab xooggan ayaa xalay fiidkii ka kacay Suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Suuq Bacaad ee Magaalladda Muqdisho.

Read More »

Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Sida Aanay Suurta Gal U Ahayn In Somaliland Lagu Wareejiyo Hawadeeda

0 Visits: 457 | Sunday September 03, 2017 - 11:59:10
Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay Maamulka Hawada Somaliland iyo Somaliya, oo lagu wareejinayo Dawladda Somaliya.

Read More »

Dawlada Maraykanka Oo Duqeyn Ku Diley Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

0 Visits: 602 | Sunday September 03, 2017 - 11:57:21
Diyaaradaha gantaaladu ku xidhan yihiin ee aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan (Drone) ayaa weerar ay fulisey ku dishey sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka al-Shabaab, sida ay sheegayaan warar laga helayo sirdoonka Soomaaliya.

Read More »

Yusuf Garaad Cumar Oo Amar Ku Siiyey Safiirada Dalka Soomaaliya In Ayna Saxaafadda La Hadli Karin

0 Visits: 886 | Sunday September 03, 2017 - 11:54:54
-Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Soomaaliya oo soo xiganaysa amar uu bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Yusuf Garaad Cumar ayaa lagu sheegay in Safiirada iyo ergooyinka joogtada ah aysan la hadli karin warbaahinta ilaa ay fasax ka helaan xarunta Wasaaradda.

Read More »

Dawladda Turkiga Oo Bangladesh Ugu Baaqday Inay Albaabadeeda U Furto Muslimiinta Rohingya

0 Visits: 580 | Sunday September 03, 2017 - 11:53:21
Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu baaqay dowladda Bangladesh in ay albaabadeeda u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo cararaya dhibaatooyinka ka taagan is-maamulka Rakhine ee galbeedka dalka Myanmar.

Read More »

Kumanaan Qof Oo Ku Nool Magaalada Frankfurt Ee Dalka Jarmalka Oo Guryahooda Ka Qaxaya

0 Visits: 559 | Sunday September 03, 2017 - 11:51:46
Bukaanada ku jira isbitaalada magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka ayaa laga saarayaa si loogu diyaargaroobo qarxinta bam weyn oo ka haray dagaalkii labaad ee adduunka.

Read More »

Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay Inay Tijaabisay Hub Niyukleer Ah

0 Visits: 461 | Sunday September 03, 2017 - 11:50:25
Wax ka yar todobaad, ka dib markii ay tijaabisay gantaalkeeda riddada dheer kuuriyada waqooyi waxay sheegtay inay hormarinayso hubkeeda Niyukleerka casriga ah.

Read More »

Madaxweynaha Mexico Oo Ka Hadlay Muranka Dhanka Xadka Ee U Dhexeeya Mareykanka.

0 Visits: 517 | Sunday September 03, 2017 - 11:48:37
Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa sheegay inuu doonayo sii wadidda wada hadallada Mareykanka uu dalkiisa la galayo si xal looga gaaro muranka xadka ee u dhaxeeya.

Read More »

Somaliland Haku Xisaabtanto Xigmada David Maraga, Xarbiga Raila Odinga & Xaaladda Uhuru Kenyatta

0 Visits: 1027 | Sunday September 03, 2017 - 11:47:09
Dalka Kenya ayaa soo jiitay indhaha beesha caalamka oo dhan Jimcihii (1.9.2017) oo maxkmadooda sare soo saartay qaraar ay ku tirtirtay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee waddankaas ka qabsoontay 8-dii Ogost oo ay bayaamisay in doorashadaasi aan loo qaban hannaan waafaqsan sharciga doorashooyinka…

Read More »

Daawo: Dadkii Abaaraha Ku Caydhoobay Oo Baafinaaya Guddidii Ka Soo Kabashada La Magacbaxday.

0 Visits: 562 | Sunday September 03, 2017 - 11:45:26
Dadkii ku caydhoobay abarihii darnaa ee Somaliland soo maray ayaa baafinaaya guddidi la magacbaxday ka soo kabashada.

Read More »

Ugu Yaraan 8 Gabdhood Oo Ku Geeriyoodey Dab Ka Kacay Dugsi Ku Yaalla Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

0 Visits: 590 | Sunday September 03, 2017 - 11:41:42
Ugu yaraan sideed gabdhood oo yaryar ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qaybta hurdada ee Iskool caalami ah oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ugu yaraan toban gabdhood oo kale ayaa ku dhaawacmey.

Read More »

Deg Deg Laba Qarax Oo Ka Dhacay Degmada Af Urur Ee Gobalka Sanaag.

0 Visits: 641 | Saturday September 02, 2017 - 17:16:08
Deg Deg Laba Qarax Oo Ka Dhacay Degmada Af Urur Ee Gobalka Sanaag.

Read More »

Daawo; Waraysi Xiiso Badan Lala lala Sheegay Xidigii Hore Ee Gobolka Sanaag Siicid West

0 Visits: 493 | Saturday September 02, 2017 - 17:00:47
Daawo; Waraysi Xiiso Badan Lala lala Sheegay Xidigii Hore Ee Gobolka Sanaag Siicid West

Read More »

Deg Deg Bada Berbera Oo Liqday Dalxiisayaal Udabaal Tegay +Tirada Dadku Ku Dhintay Iyo Go'aamadii Maamulka Gobalka Saaxil Ka Soo Saaray Dalxiisayaasha Bada Yimaada Oo Noqday Halbacaad Lagu Lisay.

0 Visits: 436 | Saturday September 02, 2017 - 16:54:34
Deg Deg Bada Berbera Oo Liqday Dalxiisayaal Udabaal Tegay +Tirada Dadku Ku Dhintay Iyo Go'aamadii Maamulka Gobalka Saaxil Ka Soo Saaray Dalxiisayaasha Bada Yimaada Oo Noqday Halbacaad Lagu Lisay.

Read More »