Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajibtahay in ay fuliyaan haddii ay rabto in laga qaado xayiraadda ay saareen, sida ay wakaaladuhu ku warramayaan.
Burco(AFKA);Mudaharaad lagaga soo horjeedo xil ka qaadis uu sameeyey badhasaabka gobolka Togdheer ayaa maanta ka dhacay deegaanka Aadan Saleebaan ee gobolka Togdheer.
Muqdisho(AFKA);Qarax xooggan oo ahaa gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow lagu weeraray Saldhiga Booliska degmada Waabari oo ku yaalla Wadada Maka Al Mukarama.