Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Maraykanka Oo Qareen Uqortay Baaritaanka Ruushka

0 Friday June 16, 2017 - 10:52:29
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa shaqaalaysiistay qareen u gaar ah oo gacan ka siin doona jawaabaha uu ka bixin doono baaritaannada ku aadan macquulnimada in uu xiriir dhexmaray ol'olihii madaxweyne Trump iyo Ruushka.

Read More »

Raysal Wasaaraha UK Oo Amar Ka Soo Saartay Dabkii Ka Kacay Dhisme Ku Yaala Galbeedka London

0 Visits: 684 | Friday June 16, 2017 - 10:41:37
Raysal wasaare Theresa May ayaa amar ku bixisay in baadhitaan buuxa lagu sameeyo dabkii ka kacay dhisme ku yaalla galbeedka London, kaas oo dilay ugu yaraan 17 qof.

Read More »

Daawo;Odayaasha, Waxgaradka Iyo Masuuliyinta Gobolka Togdheer Oo Soo Afjaray Shaqaaqo Ka Dhacday Degaanka Gumbur Libaax.

0
Odayaasha, Waxgaradka Iyo Masuuliyinta Gobolka Togdheer Oo Soo Afjaray Shaqaaqo Ka Dhacday Degaanka Gumbur Libaax.

Read More »

Daawo;Cod Sir Ah-Kulan Madaxtooyada Ku Dhexmaray Masuulinti Beesha Dhulbahante,DoodihiiI Lays Waydarasaday Iyo Weedhihii Cali Kkaliif+Difaacii Qadyada Somaliland Ee WASIIR FARATOON.

0 Visits: 698 | Thursday June 15, 2017 - 20:35:35
Cod Sir Ah-Kulan Madaxtooyada Ku Dhexmaray Masuulinti Beesha Dhulbahante,DoodihiiI Lays Waydarasaday Iyo Weedhihii Cali Kkaliif+Difaacii Qadyada Somaliland Ee WASIIR FARATOON.

Read More »

Daawo; Wiil Qaba Xanuunka Dhimirka Oo KU nool Degaanka Habareshay Ayaa Umada Islaamka Ka Codsaday In Ay Soo Caawiyaa

0 Visits: 543 | Thursday June 15, 2017 - 20:24:49
; Wiil Qaba Xanuunka Dhimirka Oo KU nool Degaanka Habareshay Ayaa Umada Islaamka Ka Codsaday In Ay Soo Caawiyaa

Read More »

Daawo:Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Is Bar Bardhig Ku Sameeyey Madaxwaynaha Maratkanka Iyo Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 494 | Thursday June 15, 2017 - 17:00:46
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Is Bar Bardhig Ku Sameeyey Madaxwaynaha Maratkanka Iyo Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Daawo;Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Hada Ku Dhawaaqey Mawqifkooda Khilaafka Khaliijul Carab Iyo Cida Ay Taageer San Yihin.

0 Visits: 619 | Thursday June 15, 2017 - 16:37:37
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Hada Ku Dhawaaqey Mawqifkooda Khilaafka Khaliijul Carab Iyo Cida Ay Taageer San Yihin.

Read More »

Daawo:Culumida Ahlu Sunna Wal Jamaaca Oo Si Weyn Uga Soo Hor Jeesatay Guddi Uu Madaxweyne Silaanyo Magacaabay.

0 Visits: 417 | Thursday June 15, 2017 - 16:27:22
:Culumida Ahlu Sunna Wal Jamaaca Oo Si Weyn Uga Soo Hor Jeesatay Guddi Uu Madaxweyne Silaanyo Magacaabay.

Read More »

Daawo:Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday 7 Ruux Oo Xaaran Cunay Bisha Ramadaan.

0 Visits: 549 | Thursday June 15, 2017 - 15:52:18
:Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday 7 Ruux Oo Xaaran Cunay Bisha Ramadaan.

Read More »

Daawo; Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Degmada Burco Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay iska Bixiso Cashuraha

0 Visits: 483 | Thursday June 15, 2017 - 15:20:42
Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Degmada Burco Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay iska Bixiso Cashuraha

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Deeq Lacaga Kala Wareegay Haayadaha Islaamiga Ee Ka Hawl Gala Somaliland

0 Visits: 647 | Thursday June 15, 2017 - 14:59:25
:Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Deeq Lacaga Kala Wareegay Haayadaha Islaamiga Ee Ka Hawl Gala Somaliland

Read More »

Daawo;Muqaal Naxdin Badan Oo Ku Saabsan Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Maydka Oo Wadhan Wadooyinka,Fashilka Dawlada Farmaajo

0 Visits: 851 | Thursday June 15, 2017 - 14:48:01
;Muqaal Naxdin Badan Oo Ku Saabsan Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Maydka Oo Wadhan Wadooyinka,Fashilka Dawlada Farmaajo

Read More »

Daawo:Hablo Qurba Jooga Oo Ku Sugan Wadanka Maraykan Ayaa Deeq Raashina Gaadhsiyey Dadka Dan Yarta Ee Ku Nool Degmada Oog Ee Gobolka Saraar

0 Visits: 612 | Thursday June 15, 2017 - 10:05:50
:Hablo Qurba Jooga Oo Ku Sugan Wadanka Maraykan Ayaa Deeq Raashina Gaadhsiyey Dadka Dan Yarta Ee Ku Nool Degmada Oog Ee Gobolka Saraar

Read More »

Baarlamanka Masar oo ansixiyey in jasiirado Badda Cas ku yaal lagu wareejinaysa Sucuudiga

0 Visits: 604 | Thursday June 15, 2017 - 09:41:14
Baarlamanka Masar oo ansixiyey in jasiirado Badda Cas ku yaal lagu wareejinaysa Sucuudiga

Read More »

DEG DEG :Sucuudiga oO Soomaaliya Iyo 6 dal oo kale ka Mamnuucay xajka sanadkani,

0 Visits: 838 | Thursday June 15, 2017 - 09:31:30
DEG DEG :Sucuudiga oO Soomaaliya Iyo 6 dal oo kale ka Mamnuucay xajka sanadkani,

Read More »

Qarax ka dhacay Muqdisho oo 18 qof ku dhinteen

0 Visits: 679 | Thursday June 15, 2017 - 09:22:51
Qarax ka dhacay Muqdisho oo 18 qof ku dhinteen

Read More »

Daawo; Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Bariis Caag Ka Sameysan Isla Maraana Digniin U Dirtey Ganacsatada Raashinka Keena.

0 Visits: 460 | Wednesday June 14, 2017 - 17:09:01
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Bariis Caag Ka Sameysan Isla Maraana Digniin U Dirtey Ganacsatada Raashinka Keena.

Read More »

Daawo;Afhayeenka Khaatumo Ee Imaaradka Oo Taageeray wada hadallada somaliland iyo khaatumo

0 Visits: 502 | Wednesday June 14, 2017 - 17:02:40
Daawo;Afhayeenka Khaatumo Ee Imaaradka Oo Taageeray wada hadallada somaliland iyo khaatumo

Read More »

Daawo; Khilaafkii Xadhka Goostay Oo Ka Dhex Qarxay Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Golaha Deeganka Hargeysa + Dacwadooda Oo Gaadhey C.I.D iyo Maxkamada Sare.

0 Visits: 495 | Wednesday June 14, 2017 - 16:58:49
Khilaafkii Xadhka Goostay Oo Ka Dhex Qarxay Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Golaha Deeganka Hargeysa + Dacwadooda Oo Gaadhey C.I.D iyo Maxkamada Sare.

Read More »

" Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa.

0 Visits: 783 | Wednesday June 14, 2017 - 12:55:11
" Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa.

Read More »