Wararka

Qarax Ay Ku Nafwayeen 10 Qof Oo Ka Dhacay Magalada Baqdaad Ee Waddanka Ciraaq.

0 Visits: 555 | Tuesday May 30, 2017 - 10:06:18
Qarax bam ayaa ka dhacay goob jalaatada lagu iibiyo oo ku taala badhtamaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof .

Read More »

Faransiiska Oo Ruushka Ushegay Inay Aqbali Karin In Hub Kiimika Ah Lagu Waddanka Suuriya.

0 Visits: 584 | Tuesday May 30, 2017 - 09:56:34
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, in hubka kiimikada ah oo lagu dhex adeegsado Suuriya tahay arrin khad cas ah oo aan la qaadan karin, Faransiiskuna jawaab degdeg ah ka bixin doono hadiiba ay dhacdo.

Read More »

Daawo: Dowlada Dalka China oo Hub iyo Qalab Kale Ku Wareejisay Ciidamada Dalka Somalia.

0 Visits: 595 | Monday May 29, 2017 - 19:05:16
Hargeysa(AFKA);Dowlada Dalka China oo Hub iyo Qalab Kale Ku Wareejisay Ciidamada Dalka Somalia

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Nabadaynta Beelaha Wada Dega Koonfurta Gobolka Sool.

0 Visits: 424 | Monday May 29, 2017 - 17:54:59
Laascanood(AFKA):Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Nabadaynta Beelaha Wada Dega Koonfurta Gobolka Sool

Read More »

Daawo:-Sheekh Carab Oo Inoo Soo Jeedinaya Cashar Ku Saabsan Axkaamta Soonka....Casharkii 3aad

0 Visits: 524 | Monday May 29, 2017 - 17:00:05
Hargeysa(AFKA):-Sheekh Carab Oo Inoo Soo Jeedinaya Cashar Ku Saabsan Axkaamta Soonka....Casharkii 3aad

Read More »

Daawo: Somali Ka Furtay Hotel Weyn oo Caalamiya Magaalada Kampaala ee Dalka Uganda

0 Visits: 483 | Monday May 29, 2017 - 16:53:37
Hargeysa(AFKA);Somali Ka Furtay Hotel Weyn oo Caalamiya Magaalada Kampaala ee Dalka Uganda

Read More »

Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Sababaha Keenay In Diyaarada Turkish Airlines Mudo Sadex Cisho Ah Ka Degin Garoonka Muqdisho

0 Visits: 602 | Monday May 29, 2017 - 16:48:05
Muqdisho(AFKA):Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay sababaha keenay in diyaarada Turkish Airline ay sadexdii maalmood ee ugu dambeeyey ka baaqatay duulimaadyadii ay ku iman jirtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo;Naadiga Halkaraan Oo Manta Magalada Burco Ka Daahfurtay Tartan Aqooned Loogu Maagacdaray Maxamuud Axmed Cali Oo Ay Uqabanayan Ardayda Dugsiyada Dhexe

0 Visits: 735 | Monday May 29, 2017 - 16:04:01
Burco(AFKA);Naadiga Halkaraan Oo Manta Magalada Burco Ka Daahfurtay Tartan Aqooned Loogu Maagacdaray Maxamuud Axmed Cali Oo Ay Uqabanayan Ardayda Dugsiyada Dhexe

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID Oo Wasaarada Caafimaadka Ku Dhaliilay Qorshe,Laanta Dadka Shubanku Soo Ritay Baaqna U Diray Madaxweynaha Somaliland

0 Visits: 523 | Monday May 29, 2017 - 15:26:26
HARGAYSA(AFKA):Xisbiga UCID Oo Wasaarada Caafimaadka Ku Dhaliilay Qorshe,Laanta Dadka Shubanku Soo Ritay Baaqna U Diray Madaxweynaha Somaliland

Read More »

Daawo: Turkish Airways oo Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiisay Dad Gaadhaya 1200 Qoys oo Abaarti Soo Barakicisay

0 Visits: 514 | Monday May 29, 2017 - 15:22:32
CAYNABO(AFKA): Turkish Airways oo Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiisay Dad Gaadhaya 1200 Qoys oo Abaarti Soo Barakicisay

Read More »

Daawo;Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Bulshda Uga Digay Halista Cudurka Shuban Biyoodka

0 Visits: 520 | Monday May 29, 2017 - 15:16:45
BURCO(AFKA)Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Bulshda Uga Digay Halista Cudurka Shuban Biyoodka

Read More »

Daawo: Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Xaqiijisay Inay Jiraan Shuban Biyood Ka Dhex Dilaacay Xabsiga Weyn ee Magaalada BURCO Iyado Maxaabiis ugu Geeriyooden.

0 Visits: 443 | Monday May 29, 2017 - 12:55:50
Hargeysa(AFKA);Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Xaqiijisay Inay Jiraan Shuban Biyood Ka Dhex Dilaacay Xabsiga Weyn ee Magaalada BURCO Iyado Maxaabiis ugu Geeriyooden

Read More »

Murashax Cirro Oo Walaac Ka Muujiyey Doorasho Xor Ah Oo Qabsoonta Inta Xukuumadu Xadhig Iyo Cago Juglayn Ku Hayso Siyaasiyiinta Mucaaridka Ah

0 Visits: 933 | Monday May 29, 2017 - 11:40:20
Hargeysa(AFKA):-Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ah oo qaarkoodna la xidho, qaarna la weeraro.

Read More »

Wasiirka cadaallada Brazil oo la bedelay

0 Visits: 544 | Monday May 29, 2017 - 10:40:38
Wasiirka cadaallada Brazil oo la bedelay

Read More »

Ciyaaryahanka ugu qaalisan adduunka oo cumro u tagay Maka

0 Visits: 657 | Monday May 29, 2017 - 10:38:57
Ciyaaryahanka ugu qaalisan adduunka oo cumro u tagay Maka

Read More »

Siddeed ruux oo ku dhimatay toogasho ka dhacday Maraykanka

0 Visits: 608 | Monday May 29, 2017 - 10:32:39
Siddeed ruux oo ku dhimatay toogasho ka dhacday Maraykanka

Read More »

Madaxweyne Putin oo booqanaya Paris

0 Visits: 750 | Monday May 29, 2017 - 10:28:17
Madaxweyne Putin oo booqanaya Paris

Read More »

Merkel: Yurub iskuma halayn karto US iyo UK

0 Visits: 473 | Monday May 29, 2017 - 10:24:43
Merkel: Yurub iskuma halayn karto US iyo UK

Read More »

Home Wararka Waqooyiga Kuuriya oo gantaal hor leh tijaabisay iyo xukuumadda Japan oo ku hanjabtay fal-celin WAQOOYIGA KUURIYA OO GANTAAL HOR LEH TIJAABISAY IYO XUKUUMADDA JAPAN OO KU HANJABTAY FAL-CELIN

0 Visits: 731 | Monday May 29, 2017 - 10:02:43
Waqooyiga Kuuriya oo gantaal hor leh tijaabisay iyo xukuumadda Japan oo ku hanjabtay fal-celin WAQOOYIGA KUURIYA OO GANTAAL HOR LEH TIJAABISAY IYO XUKUUMADDA JAPAN OO KU HANJABTAY FAL-CELIN

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Halis Soo Wajahda Shacabka Magaalada Mosul

0 Visits: 610 | Sunday May 28, 2017 - 20:08:08
Qaramada Midoobey ayaa ka sheegtay in khasaaraha ugu weyn uu ku dhacayo dadka rayidka ah iyada oo duulaanka lagu qaadey kooxda la baxdey Dowlada Islaamka ee magaalada Mosul uu marayo wajigii ugu danbeeyey.

Read More »