Wararka

Daawo: Haayada EWADA oo Deeq Raashin ah Iyo Biyo Ah uu Qaybisay Dadka Abaaraha Soo Barakiciyeen Degmada Wadaamo GO

0 Thursday March 30, 2017 - 19:21:08
Haayada EWADA oo Deeq Raashin ah Iyo Biyo Ah uu Qaybisay Dadka Abaaraha Soo Barakiciyeen Degmada Wadaamo GO

Read More »

Daawo:Caaqilku ,Caaqil Maaha Haduu Nabad Gelyo Daro Ka Shaqeeyo,Xukuumada Somaliland Oo Fariin Adag U Dirtay Cuqaasha Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah

0 Thursday March 30, 2017 - 19:17:15
Caaqilku ,Caaqil Maaha Haduu Nabad Gelyo Daro Ka Shaqeeyo,Xukuumada Somaliland Oo Fariin Adag U Dirtay Cuqaasha Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah

Read More »

Daawo:Gudoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Banaynaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Wakhtiga Uu Cayimaayo

0 Thursday March 30, 2017 - 19:06:28
Gudoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Banaynaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Wakhtiga Uu Cayimaayo

Read More »

Daawo:Pro Cali Khaliif Gallaydh Oo Ka Waramay Sheeko Kaftana Oo Dhexmartay Isaga Iyo Nin Wadaada Oo Jooga Widh Widh

0 Thursday March 30, 2017 - 19:00:00
Pro Cali Khaliif Gallaydh Oo Ka Waramay Sheeko Kaftana Oo Dhexmartay Isaga Iyo Nin Wadaada Oo Jooga Widh Widh

Read More »

Daawo;Abaaraha Magaalada Caynaba ee Gobolka Saraar oo Meel Khatar ah Maraya Iyado Kumanaan Dadweyne Iskugu Soo Qaxeen Gudaha Magaalada Caynaba

0 Thursday March 30, 2017 - 18:53:31
Caynaba(AFKA);Abaaraha Magaalada Caynaba ee Gobolka Saraar oo Meel Khatar ah Maraya Iyado Kumanaan Dadweyne Iskugu Soo Qaxeen Gudaha Magaalada Caynaba

Read More »

Daawo:Dadweynaha Ka Ganacasada Saylada Xoolaha Magalada Burao Oo Cabasho Ka Muujiyay Xoolo Dhalay Oo La Qalayo Iyo Mooganaanta Dawlada Hoose.

0 Visits: 611 | Thursday March 30, 2017 - 18:35:52
Dadweynaha Ka Ganacasada Saylada Xoolaha Magalada Burao Oo Cabasho Ka Muujiyay Xoolo Dhalay Oo La Qalayo Iyo Mooganaanta Dawlada Hoose.

Read More »

Xoghayaha Arimaha Dibada Dalka Maraykanka Oo Booqashadiisii Ugu Horaysay Ku Tagay Turkiga.

0 Visits: 584 | Thursday March 30, 2017 - 18:14:56
Waa kulankii ugu heerka sarreeyey ee dhex mara saraakiil Turki iyo Maraykan ah tan iyo intii uu xukunka la wareegay Madaxweyne Trump.

Read More »

Goob Jogayaashi Calimaga Aha Ee ka Qayb Galay Diiwan galinti Codbixiyaasha Oo Ka War Bixiyay Qaabki Ay udhacday Diiwan galinta Somaliland.

0 Visits: 594 | Thursday March 30, 2017 - 18:06:28
Hargeysa(AFKA);Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee la socday habsami u socodkii Diiwaangalinti Cod-bixiyayaasha ee ka qabsoontay Somaliland 2016-kii, imikana Komishanka Doorashooyinku Natiijadeeda shaaciyeen ayaa Komishanka Doorashooyinka ku Hambalyeeyey qaabkii ay u agaasimeen.

Read More »

Xildhibaano diiday in ay ka qeyb-galaan kullan casha sharaf ah oo uu sameeyay Ra'iisal wasaaraha.

0 Visits: 540 | Thursday March 30, 2017 - 18:03:43
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqayansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda.

Read More »

Muxuu Xisbiga Ucid Ka Yidhi Guddi Nusdanbeed U Noqonaysa Komishanka Qaranka Somaliland

0 Visits: 640 | Thursday March 30, 2017 - 17:38:25
Muxuu Xisbiga Ucid Ka Yidhi Guddi Nusdanbeed U Noqonaysa Komishanka Qaranka Somaliland

Read More »

Daawo:Duqii Magaalada Beledweyne Oo Xilkii Laga Qaaday

0 Visits: 523 | Thursday March 30, 2017 - 17:21:29
Duqii Magaalada Beledweyne Oo Xilkii Laga Qaaday

Read More »

Wadahadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Lagu Soo Gabo-gabeeyay Dalka Jabuuti Iyo Qodobada Ka Soo Baxay.

0 Visits: 644 | Thursday March 30, 2017 - 15:40:23
Wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Khaatumo ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, Waxaa laysla qaatay in....

Read More »

Dawlada Itoobiya Oo Kordhisay Mudada Wadanku Ku Jirayo Xaalada Deg Dega Ah.

0 Visits: 644 | Thursday March 30, 2017 - 15:13:39
Itoobiya ayaa afar bilood oo kale ku kordhisay xaaladda degdegta ah ee dalku ku jiro. Go'aanka waxaa si aqlabiyad leh u ansixiyey baarlamaanka, kaasoo 100% uu gacanta ku hayo xisbul xaakimka EPRDF.

Read More »

Daawo:Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Oo Ayaa Tababar U Furtay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolada Somaliland

0 Visits: 493 | Thursday March 30, 2017 - 14:25:32
BerBera(AFKA):Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Oo Ayaa Tababar U Furtay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolada Somaliland

Read More »

Daawo;Shekh Maxamed Cumar Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Nimankii Dharka Xayaysiinayey Ee Kuso Badhigay Casimada Hargeysa Isago Iftiimiyay Xeerka Ay Sharacadu Ka Qabto.

0 Visits: 787 | Thursday March 30, 2017 - 12:45:55
Hargeysa(AFKA);Shekh Maxamed Cumar Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Nimankii Dharka Xayaysiinayey Ee Kuso Badhigay Casimada Hargeysa Isago Iftiimiyay Xeerka Ay Sharacadu Ka Qabto.

Read More »

Shan iyo toban qof oo ku dhintay qarax Baqdaad ka dhacay.

0 Visits: 606 | Thursday March 30, 2017 - 12:31:20
Saraakiil ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen baabuur walxaha qarxa lagu soo rakibay oo lagu qarxiyey bar koontarool oo ay leeyihiin booliiska Ciraaq oo ku taal magaalada Baqdaad.

Read More »

Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo Eedo U Jeedisay Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

0 Visits: 741 | Thursday March 30, 2017 - 12:08:26
Haddii sharci yimaaddo qofka koowaad ee uu qabanayaa waa Faysal Cali-waraabe, sabab uu murrashax ku noqdaana ma jirto

Read More »

"Israa'iil Xidhiidh Waanu La Yeelan Karnaa Haddii Ay Ka Baxdo Dhulkii Ay Qabsatay 1967" Hoggaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta

0 Visits: 530 | Thursday March 30, 2017 - 11:25:56
Hogaamiyeyaasha Carabeed ayaa bayaankoodii ay ka soo saareen shirkii madaxda Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay dalka Urdun

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Oo Casho Sharaf Mahadcelin Ah U Sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka

0 Visits: 537 | Thursday March 30, 2017 - 11:01:59
Muqdisho, (Afka) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,

Read More »

"Waxaan ugu baaqayaa walaalaha ku dagaallamaya Ciraaq, Suuriya, Liibiya iyo Yemen in ay colaadda joojiyaan."Farmaajo

0 Visits: 555 | Thursday March 30, 2017 - 10:52:37
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa

Read More »