Wararka

Daawo;;Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Iftiimiyay Hogaamiyayaasha uu kaga dayan doono Horumarinta Dalka.

0 Visits: 691 | Thursday March 09, 2017 - 14:51:47
Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Iftiimiyay Hogaamiyayaasha uu kaga dayan doono Horumarinta Dalka.

Read More »

Jaamacada Golis Faraceeda Burco Oo Furneysa Dhismo Cusub Oo Casri AH+ Gudoomiyaha Jaamacada Oo Ka Warbixiyey Talaabooyin Horumarineed Ku Talaabsatay Jaamacadu Iyo Dareenka Ardayda +Sawiro

0 Visits: 1582 | Thursday March 09, 2017 - 14:20:03
Burco(AFKA)Jaamacada Golis Faraceeada Magaalada Burco Ayaa Ku Talaabsatay Horumar Balaadhan oo Mudadii Ay Ka Jirtay Gudaha Magaalada Burco Taasi Oo Sanadba Sanadka Ka Dambeeya Jaamacadu Ku Talaabsatay ,

Read More »

Puntland Oo Midowga Yurub Ka Dalbatay Wax Ka Qabashada Kalluumeysiga Sharcidaradda.

0 Visits: 556 | Thursday March 09, 2017 - 13:47:03
EU waxaan ka codsaneynaaa iney wax nagala qabtaan sidii wax looga qaban lahaa kalluumeysiga sharci darada ah, burcad badeedda

Read More »

Daawo: Wikileaks Oo Soo Bandhigtay Faylashii Walaa;ada Sirdoonka Maraykanka Ee CIA-du Basaastay Iyo Aaladaha Ay Daba Galka Dunida U Adeegsato.

0 Visits: 727 | Thursday March 09, 2017 - 13:36:31
habakada Wikileaks ayaa baahisay kumanaan fay loo sirta wakaalada Sirdoonka Maraykanka ee CIA-du, xaday ama dabo galka ku samaysay iyo aaladaha ay wax ku basaasto noocyada ay kala yihiin.

Read More »

TACSI:-Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum Cali Saalax Jaamac

0 Visits: 436 | Thursday March 09, 2017 - 13:21:42
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada fulinta ,garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha xisbigaasi…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Iyo Wafdi Uu Hogaamiynayo Oo Saaka Ukalahy Magalada Boorama.

0 Visits: 638 | Thursday March 09, 2017 - 13:09:55
waxaana uu aad uga la soo hadli doonaa hawlaha Xisbiga WADDANI ee gobalkaasi isaga oo sida oo kale na gaadhsiin doona fariinta

Read More »

Dadka sharcidarrada ku gala Maraykanka oo hoos u dhacay.

0 Visits: 609 | Thursday March 09, 2017 - 13:07:48
Dadka isku dayaya in ay sharcidarro ku galaan gudaha dalka Maraykanka ayaa u muuqda in ay hoos u dhaceen todobaadyadii u horeeyay ee madaxtinimada Donald Trump.

Read More »

Shirkadda Nike oo soo bandhigtay xijaab ay gabdhaha Muslimiinta ah ku ciyaari karaan

0 Visits: 642 | Thursday March 09, 2017 - 13:05:57
Xijaabkan cusub ee ay naqshadaysay shirkadda Nike ayay si sahlan u adeegsan doonaan gabdhaha ciyaara ee Muslimiinta ah, waxaana iibin tooda la billaabi doonaa 2018ka.

Read More »

FAALLO: Barcelona Waa Farmaajeysay!! Arbaco & Bil Sideed Ah Waa Nasiibka Sanadkaan (Lama Filaan – Lama Filaan Ah)

0 Visits: 737 | Thursday March 09, 2017 - 13:03:14
Markaad dib u gocato Maqaalkii aan qoray Maalin Lix (6) ah bisha Sadexaad, Ammintuna tahay 16:05 Xilliga Geeska Afrika, wuxuu ahaa mid abuuray kala duwanaasho fikradeed oo aad u baahsan, waase wax aan filayay in hal maqaal aan la deeqsiin karin bulsho dhan oo kala maskax, caqli iyo dareen duwan.

Read More »

"Lagama Hadlaan" – Jariirada Faransiiska L'Equipe Oo Qiimeyntii Ugu Hooseysay Siiyay Xiddigaha PSG Xilli Guuldaradooda Ay La Meel Dhigeen Tii France Ee 1993.

0 Visits: 627 | Thursday March 09, 2017 - 13:01:51
Jariirada maalinlaha ah ee ka soo baxda dalka Faransiiska ee L'Equipe ayaa qiimeyntii ugu hooseysay siisay ciyaartoyda kooxda PSG ee kulankii xalayto ay guuldarro 6-1 ka soo gaartay Barcelona islamarkaana ka haray Champions League inkastoo ay lugtii hore 4-0 ku soo badiyeen.

Read More »

"Waa Kii Ugu Fiicnaa Garoonka" – "Waa Xidiga Dhaxli Doona CR7 & Messi" Ferdinand & Gerrard Oo Amaan Ugu Qubeeyay Neymar.

0 Visits: 716 | Thursday March 09, 2017 - 12:55:30
Hadal heynta kubadda cagta ee maanta waa Barcelona, Camp Nou iyo kulankii soo laabashada ahaa ee xalay u gudbiyay Balaugrana wareega sideeda koobka horyaalada yurub.

Read More »

Garsoorahii Hore Spain Andujar Oliver Muxuu Ku Tilmaamay Rigooradii Labaad Ee Loo Dhigay Barcelona?

0 Visits: 557 | Thursday March 09, 2017 - 12:49:01
Garsoore hore Andujar Oliver sidoo kalana haatan ah falanqeeye jariiradda MARCA ah ayaa tilmaamay in Barcelona ay nasiib ku laheyd in loo dhigo rigoore taasoo ka caawisay iney soo laabasho aan caadi aheyn sameeyaay habeenkii xalay ahaa

Read More »

Xildhibaan Siciid Mire Jamac Waa xildhibanada Ugu Fir-Fircoon Golaha Deeganka Ceerigaaabo Waxa uu Kahadlay Xalada Abaraha Gobolka Sanaag

0 Visits: 1016 | Thursday March 09, 2017 - 01:01:14
waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolka sanaag

Read More »

Daawo:Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Dalka Hadheeyay Iyo Waxyaabaha Lagu Joojin Karo Sixir Bararka.

0 Visits: 583 | Wednesday March 08, 2017 - 16:43:53
Hargeysa(AFKA):Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Dalka Hadheeyay Iyo Waxyaabaha Lagu Joojin Karo Sixir Bararka

Read More »

Daawo;Wasiir Ku Xigeenka Gashaan-Dhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Doorka Ay Wasaaradiisu Ku Leedahay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

0 Visits: 669 | Wednesday March 08, 2017 - 16:36:05
Hargeysa(AFKA);Wasiir Ku Xigeenka Gashaan-Dhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Doorka Ay Wasaaradiisu Ku Leedahay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

Read More »

Daawo:Weriye Raage Oomaar Oo Warbixin Ka Turjumaysa Xalada Abaarta Sii Xumanaysa Ee Ka Jirtay Deganada Somalilannd.

0 Visits: 763 | Wednesday March 08, 2017 - 16:25:30
Hargeysa(AFKA);Weriye Raage Oomaar oo ka tirsan Telefishanka Caalamiga ah ee ITV ayaa waxa uu warbixin qiiro badan ka diyaariyay abarta baa nee ku habsatay dalka Somaliland. Halkan hoose ka daawo warbixinta.

Read More »

Daawo: Dabaal Degii Iyo Xuskii Loo Sameyn Jiray 8march Maalinta Haweenka Oo Saaka Somaliland Lagu Qaabiley Taakuleynta Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen.

0 Visits: 583 | Wednesday March 08, 2017 - 16:20:51
Hargeysa(AFKA);Dabaal Degii Iyo Xuskii Loo Sameyn Jiray 8march Maalinta Haweenka Oo Saaka Somaliland Lagu Qaabiley Taakuleynta Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Read More »

Wasiir Sacad Oo Mudo Kordhinta Guurtida Ka Dib La Waydiiyey Saamaynta Ay Mudada Cusubi Ku Yeelan Karto Xidhiidhka Somaliland Iyo Beesha Caalamka.

0 Visits: 643 | Wednesday March 08, 2017 - 16:16:55
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, ayaa ku dooday inaanay muddo kordhintan cusubi dhibaato iyo dhaawac u gaysanayn xidhiidhka Somaliland iyo beesha caalamka oo aad uga soo horjeestay muddo kordhin mar labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Daawo:Buur Ku Taala Gobolka SAAXIL Oo Laga Helay Aasar Qadiimiya Oo Ilaa 1000 Sano Ku Duuganayd Iyo Wefti Ka Socota Dalka Isbayn Oo Booqday.

0 Visits: 613 | Wednesday March 08, 2017 - 15:42:11
BerBera(AFKA);Buur Ku Taala Gobolka SAAXIL Oo Laga Helay Aasar Qadiimiya Oo Ilaa 1000 Sano Ku Duuganayd Iyo Wefti Ka Socota Dalka Isbayn Oo Booqday

Read More »

Maareeye Ku-xigeenka Madbacadda Qaranka Oo Ingiriiska Kaga Qaybgalay Bandhig ku Wajahnaa Tayaynta Daabacaadda Casriga ah.

0 Visits: 904 | Wednesday March 08, 2017 - 15:09:09
Maareeye ku-xigeenka Madbacada qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan, ayaa magaalada Birmingham ee carriga Ingriiska kaga qayb galay bandhig sannadeed ku saabsan kor u qaadista tayada daabacaadda, bandhigan oo ay iska kaashadeen midawga Yurub iyo dawladda Ingiirska ayaa…

Read More »