Gabiley(AFKA)-Ciidamada Booliska Gabiley ayaa horjoogsadey dood cilmiyeed ururka Waadiga Fikirku Magaalada Gabiley ugu qabanayeen dhalinyarada sadexda Xisbi qaran Kulmiye Ucid iyo Wadani waxaana, lagu amrey guud ahaanba dhalinyaradii isugu yimid hoolka loogu talagaley in doodaasi lagu qabto in ay si…
Read More »