Wararka

Daawo: Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadalay Mudada Doorashada Iyo Inta Dib Loo DHigay Doorashada.

0 Visits: 608 | Wednesday January 25, 2017 - 16:06:53
Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadalay Mudada Doorashada Iyo Inta Dib Loo DHigay Doorashada.

Read More »

Daawo:Gudoomiyihi Komishanka Dorashoyinka Oo Kahadlay Mudada Cusub Ee Dib Loo Dhigay Dorashad Iyo Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Loo Qandeeyay.

0 Visits: 598 | Wednesday January 25, 2017 - 16:02:07
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyihi Komishanka Dorashoyinka Oo Kahadlay Mudada Cusub Ee Dib Loo Dhigay Dorashad Iyo Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Loo Qandeeyay.

Read More »

War Deg Deg Ah:Doorashadii Madaxtooyda Oo Dib Loo Dhigay Iyo Mudada Oo Hada Lagu Dhawaaqay

0 Visits: 547 | Wednesday January 25, 2017 - 15:56:21
Waxaa maanta kulan adag foodka isku darey Madaxweyne Siilanyo,Saddexda xisbi qaran iyo kominshanka Doorashooyinka .

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Khasaare ka Dhashay oo Ka Dhacay Laas-caanood

0 Visits: 576 | Wednesday January 25, 2017 - 15:24:57
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Laas-caanood Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhasheen

Read More »

Daawo:Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horeysay Booqasho Ku Yimid Deeganada Somalida Ee Dalkasi

0 Visits: 511 | Wednesday January 25, 2017 - 12:36:57
Raysal-wasaaraha Federaalka Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa Salaasadii Shalay Ahayd socdaal shaqo oo uu ku darsayo xaaladda is-beddelka Cimilada ee sababta u ah Roobyaraanta iyo korodhka Abaaraha ku maray gobollo iyo magaalooyin ka tirsan Dhulka Dawlad-deegaanka Soomaalida…

Read More »

Daawo:Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Amaro Culus Dul Dhigay Shirkadaha Dahabshiil , Telesom Iyo Oomar Ruqsadiina Kala Noqdey

0 Visits: 731 | Wednesday January 25, 2017 - 12:31:06
Hargeysa(AFKA)Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa uu amaro culus dul dhigay shirkada Dahabshiil iyo Telesom isla markaana waxaa lagu amarey in muddo 24 sacadood ah gudahood ay ku dhaqan galiyeen go,aamadii shalay ka soo baxay shirkii golaha wasiirada .

Read More »

Daawo:"Shirkada Telesom Waxay Cadeysay In Aaney U Naxeen Shacbiga Reer Somaliland Ee Sicir Bararku Aafeeyey Isla Markaana Dhiig Miirad Yahiin ".. Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada

0 Visits: 929 | Wednesday January 25, 2017 - 12:23:53
Xukuumada Somaliland oo si cadho Leh uga jawaabtey hadalo ka soo yeedhay shirkada isgaadhsiinta ee Telesom waxaana ay shirkadaasi ku sifeeyeen mid aan u naxeen shacbiga reer Somaliland ee sicir bararku afaayey , isla markaana ay tahay shirkad dhiig miirad ah .

Read More »

Daawo:Shirkadda Telesom oo Ku Gacan-saydhay Go'aankii Xukuumaddu Ku Joojisay Isticmaalka Zaadka, Kanna Hadlay Sixir-bararka Iyo Adeeggooda

0 Visits: 834 | Wednesday January 25, 2017 - 11:12:41
Shirkadda Telesom oo Ku Gacan-saydhay Go'aankii Xukuumaddu Ku Joojisay Isticmaalka Zaadka, Kanna Hadlay Sixir-bararka Iyo Adeeggooda

Read More »

Daawo: Suldaan Booyado Biyo ah u Qaybiyey Degaano Badan oo ay abaartu saamaysay

0 Visits: 534 | Wednesday January 25, 2017 - 10:49:35
Suldaan Maxamed Nuur Cali oo kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa si shakhsiya Kaalmo Biyo ah oo ka kooban 16 Booyadood ugu kala Diray Degaano Tiro badan

Read More »

War Deg Deg ah:Muqdisho Oo Saaka Ku Waabariisatay Qarax Iyo Sanqadha Rasaasta

0 Visits: 627 | Wednesday January 25, 2017 - 10:34:24
Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay qarax iyo rasaas is xigay.

Read More »

War Deg Deg :War Saxaafadeed Hada Kasoo Baxay Qasriga MadaxTooyada Ayuu Madaxwaynuhu Ku Saxiixay Qorshe Deg Dega

0 Visits: 685 | Tuesday January 24, 2017 - 22:27:11
Taariikh: - 24/01/2017 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/WM/222-4504/012017, ka saxeexay Qorshaha Deg-dega ah ee Joojinta Sicir-bararka dalka.

Read More »

Daawo:Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May Oo Sheegay In Marayaan Xalkay Mariyaan Xildhibaan Dogox Iyo Axmed Darajo

0 Visits: 549 | Tuesday January 24, 2017 - 21:14:11
Burco(AFKA)Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May Oo Sheegay In Marayaan Xalkay Mariyaan Xildhibaan Dogox Iyo Axmed Darajo

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaran Oo Ka War Bixiyey Kulan Uu La Yeeshay Wefti Ka Socda Midawga Yurub Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

0 Visits: 466 | Tuesday January 24, 2017 - 20:57:39
Wasiirka Qorshaynta Qaran Oo Ka War Bixiyey Kulan Uu La Yeeshay Wefti Ka Socda Midawga Yurub Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

Read More »

''Suuqani Waa Suuq Ummadu Leedahay Wax Badan Soo Kordhin Doona, Waxan Rajeenye Inaan Laga Dhag Adeegin Dhinac Galbeedka Laga Sameeyo" Badhasaabka Gobolka Togdheer

0 Visits: 518 | Tuesday January 24, 2017 - 20:53:27
''Suuqani Waa Suuq Ummadu Leedahay Wax Badan Soo Kordhin Doona, Waxan Rajeenye Inaan Laga Dhag Adeegin Dhinac Galbeedka Laga Sameeyo" Badhasaabka Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Kaalmada Dadka Abaaruhu Saameeyeen la gaadhsiyey Deegano Ka Tirsan Gobolka Togdheeer

0 Visits: 594 | Tuesday January 24, 2017 - 18:33:26
Guddiga Horumrinta Xafad Aktobar ayaa kaalmo raashin iyo dhara isugu jiray u qaybiyey ku dhowaad 100 Qoys oo kusoo guuray

Read More »

Daawo:Maasullinyin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay Meherada Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Oo La Magac Baxday Hal Beeg Oo Laga Furay Magaalada Burco

0 Visits: 936 | Tuesday January 24, 2017 - 18:25:50
Burco(AFKA)Maasullinyin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay Meherada Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Oo La Magac Baxday Hal Beeg Oo Laga Furay Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Hadlay Iyo Qodob Xaasi Ah Oo Fariin Ka Diray

0 Visits: 698 | Tuesday January 24, 2017 - 17:22:17
Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Hadlay Iyo Qodob Xaasi Ah Oo Fariin Ka Diray

Read More »

Daawo:Samo Falayaasha Ururka Kaalme Kuwan Oo Guri U Dhisay Ninkii Silsiladu Lugta Goysay, Cabdle Oo Caafimaaday Iyo Arin Layaab Leh Oo Uu Dalbaday.

0 Visits: 520 | Tuesday January 24, 2017 - 17:16:20
Burco(AFKA)Samo Falayaasha Ururka Kaalme Kuwan Oo Guri U Dhisay Ninkii Silsiladu Lugta Goysay, Cabdle Oo Caafimaaday Iyo Arin Layaab Leh Oo Uu Dalbaday.

Read More »

Daawo:Dhismaha Mall Casri Ah Oo Laga Dhagax Dhigay Badhtamaha Magaalada Burco +Masuulin Ka Qayb Galay Iyo Shirkada Dhismaha Najax Oo Filineysa Dhismaha

0 Visits: 622 | Tuesday January 24, 2017 - 17:01:21
Burco(AFKA)Dhismaha Mall Casri Ah Oo Laga Dhagax Dhigay Badhtamaha Magaalada Burco +Masuulin Ka Qayb Galay Iyo Shirkada Dhismaha Najax Oo Filineysa Dhismaha

Read More »

Daawo:Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Oo Saaka Ku Waabariisatay Mudaharaadyo Iyo suuuqyada Magalada Oo Xidhan.

0 Visits: 627 | Tuesday January 24, 2017 - 17:00:46
Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Oo Saaka Ku Waabariisatay Mudaharaadyo Iyo suuuqyada Magalada Oo Xidhan.

Read More »