Wararka

Daawo:Maasullinyin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay Meherada Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Oo La Magac Baxday Hal Beeg Oo Laga Furay Magaalada Burco

0 Visits: 937 | Tuesday January 24, 2017 - 18:25:50
Burco(AFKA)Maasullinyin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay Meherada Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Oo La Magac Baxday Hal Beeg Oo Laga Furay Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Hadlay Iyo Qodob Xaasi Ah Oo Fariin Ka Diray

0 Visits: 698 | Tuesday January 24, 2017 - 17:22:17
Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Hadlay Iyo Qodob Xaasi Ah Oo Fariin Ka Diray

Read More »

Daawo:Samo Falayaasha Ururka Kaalme Kuwan Oo Guri U Dhisay Ninkii Silsiladu Lugta Goysay, Cabdle Oo Caafimaaday Iyo Arin Layaab Leh Oo Uu Dalbaday.

0 Visits: 521 | Tuesday January 24, 2017 - 17:16:20
Burco(AFKA)Samo Falayaasha Ururka Kaalme Kuwan Oo Guri U Dhisay Ninkii Silsiladu Lugta Goysay, Cabdle Oo Caafimaaday Iyo Arin Layaab Leh Oo Uu Dalbaday.

Read More »

Daawo:Dhismaha Mall Casri Ah Oo Laga Dhagax Dhigay Badhtamaha Magaalada Burco +Masuulin Ka Qayb Galay Iyo Shirkada Dhismaha Najax Oo Filineysa Dhismaha

0 Visits: 623 | Tuesday January 24, 2017 - 17:01:21
Burco(AFKA)Dhismaha Mall Casri Ah Oo Laga Dhagax Dhigay Badhtamaha Magaalada Burco +Masuulin Ka Qayb Galay Iyo Shirkada Dhismaha Najax Oo Filineysa Dhismaha

Read More »

Daawo:Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Oo Saaka Ku Waabariisatay Mudaharaadyo Iyo suuuqyada Magalada Oo Xidhan.

0 Visits: 627 | Tuesday January 24, 2017 - 17:00:46
Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Oo Saaka Ku Waabariisatay Mudaharaadyo Iyo suuuqyada Magalada Oo Xidhan.

Read More »

Daawo:Xukada Somaliland Oo Kala Wareegtay Sucuudiga oo Raashin Loogu Talo galay Dadka Abaaruhu Saameeyeen S.land

0 Visits: 467 | Tuesday January 24, 2017 - 16:54:37
Berbera(AFKA)Xukada Somaliland Oo Kala Wareegtay Sucuudiga oo Raashin Loogu Talo galay Dadka Abaaruhu Saameeyeen S.land

Read More »

"Haddii Muuse Biixi Diido Waxa Aanu Soo Jeedinay Guurtida Ayaanu Odhanaynaa Kordhiya" Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 494 | Tuesday January 24, 2017 - 16:31:43
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna murashaxa xisbigaas Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu hanjabay murashaxa xisbiga KULMIYE in

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khubadii Wasiirka Cali Mareexaan Ka Jeediyey Mall Casriga AH Oo Magaalada Burco Laga Hir Galinaayo

0 Visits: 616 | Tuesday January 24, 2017 - 15:57:39
Wasiirka (AFKA)Nuxurkii Khubadii Wasiirka Cali Mareexaan Ka Jeediyey Mall Casriga AH Oo Magaalada Burco Laga Hir Galinaayo

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Hargeysa

0 Visits: 610 | Tuesday January 24, 2017 - 15:41:28
Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Hargeysa

Read More »

Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse

0 Visits: 623 | Tuesday January 24, 2017 - 15:37:50
Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse. Wasarada warshada Somaliland ee uu gadh wadeenka hayay

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Guud Ee Shirakada Dhismaha Ee Najax Oo Hadlay Qaybaha Uu Kooban Yahay Maal Casri ah Oo Shirkadoodu Dhismaha Filineyso Magaalada Burco

0 Visits: 436 | Tuesday January 24, 2017 - 15:26:53
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Guud Ee Shirakada Dhismaha Ah Ee Najax Oo Hadlay Qaybaha Uu Kooban Yahay Maal Casri ah Oo Shirkadoodu Dhismaha Filineyso Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Adeega Zaad Iyo Edahab Qodobada Lag Soo Saaray

0 Visits: 748 | Tuesday January 24, 2017 - 15:19:26
Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Adeega Zaad Iyo Edahab Qodobada Lag Soo Saaray

Read More »

Daawo:Nuxurkii Maayirka Degmada Burco Ka Jeediyey Mall Casri ah Oo Lag Hir Galinaayo Magaalada Burco

0 Visits: 361 | Tuesday January 24, 2017 - 15:16:26
Daawo:Nuxurkii Maayirka Degmada Burco Ka Jeediyey Mall Casri ah Oo Lag Hir Galinaayo Magaalada Burco

Read More »

Xulka Qaranka Algeria Oo Macasalaameeyay Koobka Qaramada Afrika Iyo Senegal Oo Algeria Ka Cidhibtirtay AFCON 2017.

0 Visits: 837 | Tuesday January 24, 2017 - 12:54:29
Xulka qaranka Algeria ayaa si rasmi ah u macasalaameeyay tartanka qaramada Afrika ee ka socda dalka Gabon

Read More »

War Bixin Culus:Cheslea Oo Goosatay, Man United Oo Quus Taagan, Niyadjabkii Liverpool Ee Kooxaha Yar Yar Oo Sii Socda, Arsenal Oo Aan Saadaal Lahayn

0 Visits: 1381 | Tuesday January 24, 2017 - 12:50:58
Waxaa la soo ciyaaray kulamadii 22 aad ee horyaalka Premier Leaque-ga, iyada oo marka uu horyaalka Inigiriiska ee Premier Leaque-gu heerkan soo gaadho uu kulan kastaaba noqdo sidii kulan filan ah. Todobaad kasta oo la ciyaaro waxaa lagu sii dhawaanayaa dhamaadka xili ciyaareedka 2016/17,

Read More »

Mudaharaad Xoogan Oo Lagaga Cabanaayo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Oo Hargaysa Ka Dhacay.+Sawiro

0 Visits: 482 | Tuesday January 24, 2017 - 12:47:56
Mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo Sicir Bararka xadhkaha goostay ee ka jira Somaliland.Boqolaal dadweynaha magaalada

Read More »

Xulalka Ilaa Iyo Haatan U Gudbay Wareega Quarter Finalka AFCON 2017 Iyo Sida Ay Isugu Aadeen

0 Visits: 906 | Tuesday January 24, 2017 - 12:43:41
Tartanka African Cup of Nation ee ka soconaya dalka Gabon ayaa maraya heerkiisii ugu fiicnaa iyadoo afar wadan ay si rasi ah u carbuunteen booskooda Quarter Finalka tartanka halka laba wadan caawa

Read More »

War Culus:Markab U Rarnaa Ganacsade ka Soo Jeeda degaanada Puntland Oo Shixnado Hub Ah laga Helay

0 Visits: 591 | Tuesday January 24, 2017 - 12:41:54
Ciidamada dowlad goboleedka Soomaaliyed ee Juballand ayaa qabtay hub laga helay markab ganacsi oo ku xiran dekeda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose.

Read More »

Antoine Griezmann Oo Si Dadban Uga Jawaabay Wararka Xanta Ah Ee La Xiriirinaya Manchester United

0 Visits: 693 | Tuesday January 24, 2017 - 12:39:39
Iyadoo ay jiraan warar xan ah ooAntoine Griezmann la xiriirinaya Manchester United ayuu xiddiga reer France ee kooxda Atletico Madrid

Read More »

War Deg Deg Ah:Haweenka isqarxiya ee ka tirsan kooxda Boko Haram ee dalka Nigeria oo la soo baxay xeelad cusub

0 Visits: 593 | Tuesday January 24, 2017 - 12:36:52
Haweenka ka tirsan kooxda Boko haram ee qaraxyada ka gaysta dalka Nigeria ayaa bilaabay xeelad cusub oo ay kaga badbaadaan ciidamada Nigeria ee ku sugan baraha control ee ay ka gudbayaan si aan looga shakinin inta ay ka gaarayaan bartilmaameedka ay doonayaan iney isku qarxiyaan.

Read More »