Wararka

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Baahsan Ee Dalka Ka jira Kana Soo Horjeestay Mudo Kordhin Xukumada Loo Sameeyo.

0 Visits: 446 | Monday January 23, 2017 - 16:08:10
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Baahsan Ee Dalka Ka jira Kana Soo Horjeestay Mudo Kordhin Xukumada Loo Sameeyo.

Read More »

Daawo:Madaxwaynihii Hore Ee Puntland Oo Markale Ku Celiyay In Ay Somaliland Ka Mid Tahay Somaliya.

0 Visits: 468 | Monday January 23, 2017 - 16:03:17
Muqdisho(AFKA)Madaxwaynihii Hore Ee Puntland Oo Markale Ku Celiyay In Ay Somaliland Ka Mid Tahay Somaliya.

Read More »

Daawo:Golaha Guurtidda Somaliland Oo Deg Deg Ugu Yeedhay Gudoomiyaha Banka Somaliland

0 Visits: 487 | Monday January 23, 2017 - 15:58:03
Daawo:Golaha Guurtidda Somaliland Oo Deg Deg Ugu Yeedhay Gudoomiyaha Banka Somaliland

Read More »

Daawo:Gudida Fulinta Ceerigaabo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Mahadnaq Ka Bixiyay Magacaabistooda

0 Visits: 356 | Monday January 23, 2017 - 15:55:18
Gudida Fulinta Ceerigaabo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Mahadnaq Ka Bixiyay Magacaabistooda

Read More »

Daawo:Gudida Taakulayta Abaaraha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Lascanood

0 Visits: 434 | Monday January 23, 2017 - 15:07:27
Gudida Taakulayta Abaaraha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Lascanood

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Qaylo-dhaanta Xukuumadda Ee Abaaruhu AanayGaadhin Beesha Caalamka ,Kana Hadlay Saamaynta Sicir-bararka Iyo Kor U Kaca Sarrifka.

0 Visits: 461 | Monday January 23, 2017 - 12:54:50
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE

Read More »

Goolasha Sergio Ramos Ayaa Ka Saameyn Badan Kuwa Karim Benzema Iyo Alvaro Morata, Sabab?

0 Visits: 831 | Monday January 23, 2017 - 12:47:14
Hogaamiyaha Real Madrid Sergio Ramos ayaa kooxdiisa 8-dhibcood oo aysan cidi la wadaagi karin farta ka saaray Real Madrid kulamada horyaalka La Liga, waana xiddiga ugu saameynta

Read More »

"Faysal Cali Waraabe Waa Qof Nool Oo Dhintay Oo Mayd Soconaya Ah , Lamana Tartami Karo Muuse Iyo Ciro ".. Muj Cali Guray

0 Visits: 442 | Monday January 23, 2017 - 12:12:34
Muj . Cali Guray ayaa waxaa uu si cadho leh uga jawaabey

Read More »

Top News:Badashaabka Togdheer oo Xisbiga WADDANI ka Hor istaagay in ay Hoteelada Burco Ku Qabsadaan Xaflad ay u Sameynaayeen Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Togdheer +Ciidamo Xoogan oo La Dhoobay Wadooyinka

0 Visits: 613 | Monday January 23, 2017 - 11:44:30
-Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si cad isu hor-istaagay xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga WADDANI uu saaka hotel Kaafi ee magaalada Burco ugu sameynaayey garabkii aqlabiyadda Xisbiga UCID ee gobalka Togdheer

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Shaacisey Tirada Dadwaynaha Isu Diwaangaliyey Doorashada Somaliland+Tirada Dadka Isdiwaangaliyey Iyo Halka Warbixinta Laga Jeediyey.

0 Visits: 417 | Monday January 23, 2017 - 11:39:48
Qaramada Midoobey ayaa shaaciysay tiradda dadwaynaha isu diiwaangaliyey codbixinta doorashooyinka Somaliland ee soo socda,iyada oo sidaasna lagu sheegay warbixin loo gudbiyey golaha amaanka qaramada Midoobey.

Read More »

Amniga Magaalada Muqdisho Oo Siweyn loo Adkeynayo

0 Visits: 539 | Monday January 23, 2017 - 11:36:14
MUQDISHO(AFKA)Ciidamada booliiska dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay xoojiyaan amniga magaalada Muqdisho xili loo diyaargaroobayo

Read More »

Marti Galiyaasha Koobka Qaramada Afrika Ee Gabon Oo Qaab Niyadjab Ah Looga Reebay Tartanka Iyo Burkina Faso & Cameroon Oo U Soo Baxay Sideed Dhamaadka AFCON 2017.

0 Visits: 917 | Monday January 23, 2017 - 11:30:23
Xulka qaranka marti galinaya koobka qaramada Afrika ee Gabon ayaa qaab niyadjab ah kaga hadhay koobka qaramada Afrika ee 2017 kadib markii ay barbaro gool la'aan ah la galeen

Read More »

Beesha Caalamka Ku Baaqday In lagu Dhaqsado Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0 Visits: 471 | Monday January 23, 2017 - 10:47:39
Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan yahay in ay u wajahaan si deg deg ah.

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Hull City Xili Antonio Conte & Wiilashiisa Oo Ay Sideed Dhibcood Ku Qabteen Hogaanka Premier Leaque-ga.

0 Visits: 1126 | Monday January 23, 2017 - 10:39:45
Chelsea ayaan iska lumin fursadii dahabiga ahayd ee Stamford Bridge u taalay waxayna saddexda dhibcood ka qaateen Hull City si ay sideed dhibcood oo saafi ah hogaanka Premier Leaque-ga ugu qabtaan.

Read More »

Dowladda Uganda Oo ka Hadashay Askarigii Al-shabaab Ay Toogteen

0 Visits: 579 | Monday January 23, 2017 - 10:36:19
Dhawaan ayeey Al-shabaab soo bandhigeen muuqaalka asarki ka tirsanaa ciidamada Uganda oo mudo dheer u

Read More »

Ciidankii Illaalinayay Masjidka Sheekh Isaxaq Ee Berbera iyo Culimadii Timawaynta [Qaadiriyada} oo Isku Dhacay

0 Visits: 710 | Monday January 23, 2017 - 10:31:16
Mushkilada Arinkii Maszjidul Sheekh Isaxaaq Ee Magaalada Berbera oo Wali taagan Ayaa Galabta Afartii Markay Saacadu Ahayd Ciidamada Booliiska ee Masjidkaasi Illaalinayay Bishii u Danbaysay Ayaa Gacan kahadal Wuxuu Dhexmaray Culimadii

Read More »

Shirkadda Samsung Oo Baadhitaan Ku Samaysay Sababta Uu La Kululaanayay Ama La Gubanayay Taleefoonkeeda Galaxy Note 7

0 Visits: 425 | Monday January 23, 2017 - 10:28:19
Shirkadda Samsung oo baaritaan ku samaysay sababta uu la kululaanayay ama la gubanayay taleefoonkeeda Galaxy Note 7 ayaa ogaatay in mushkiladdaasi ay ka imanaysay cilad gashay baytariga.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Ku Qaabilay Haweenkii Ku Suntanaa Guushii KULMIYE Ee Doorashadii 2010-kii Oo U Soo Diga-Rogtay WADDANI.

0 Visits: 489 | Monday January 23, 2017 - 10:24:48
Xaflad aad u bilan oo Xisbiga WADDANI uu ku qaabilaayey sida oo kale na ku soo dhaweynaayey haweenkii ugu mudnaa ee guusha

Read More »

Bangi Ku Yaalla Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya Oo La Weeraray.

0 Visits: 495 | Monday January 23, 2017 - 10:22:39
Weerar lagu qaaday Bangi ku yaalla magaalada Mandheera ee gobolka wawoyi bari ee dalka Kenya ayaa lagu dilay hal ruux.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Galabta Hadley , Hanjbaad Iyo Eedeymo -na Isku Bariyey Muuse Biixi , Jamaal Cali Xussen Iyo Cali Guray

0 Visits: 592 | Sunday January 22, 2017 - 20:00:26
Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe oo galabta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Telefishanka Somali Cable waxaa uu ugu horeyn eedeymo u jeediyey siyaasiyiinta Cali Guray iyo Jamaal Cali Xussen .

Read More »