Wararka

Daawo Fadeexad Cusub: Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay oo Dhacdo ugub ku ah somaliland Horseed ugu Noqday Bulshada Gabileyna Ka Dhigay Xaafad ay Degaan

0 Visits: 1092 | Wednesday January 18, 2017 - 15:30:31
Xildhibaankan oo loo malaynayo inu sakhraansanaa aya si badheedh goob uu joogay ugu yimi hogamiyah xisbiga WADANI xirsi oo dhowaan ku dhawaqay in Xarunta kaambaynka xisbigu noqon doonto halkaas, xildhibankan aya ugu hanjabay hogamiyaha hadi uu mar danbe la so socodsiin wayo socdaalkiisa gabilay inu…

Read More »

Daawo" Doorashada Ilahay Baa Dib U Dhigay , Waana La Kordhinayaa , Ninka Maanta Dooraho Rabanaa Waa Nin ...." Xaaji Cabdi Waraabe

0 Visits: 502 | Wednesday January 18, 2017 - 14:38:29
Hargeysa (AFKA):- Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe oo ka mid ah mudanayaasha

Read More »

War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

0 Visits: 573 | Wednesday January 18, 2017 - 14:12:51
Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd magacaabay badhasaabka gobolka Maroodijeex.

Read More »

War Deg Deg:-Mudaharaad Hada Ka Socda Dawlada Hoose Ee Hargeysa , Xildhibanadii Oo Gacmaha Iskula Tagey Iyo Koox Saxafiyiin Ah Oo Xabsiga La Dhigay .

0 Visits: 495 | Wednesday January 18, 2017 - 13:06:50
Hargeysa (AFKA):- Waxaa hada ka socda afaafka hore ee dawlada hoose ee Magaalada Hargeysa mudaharaad ay dhigayaan qaar ka mid ah shacbiga

Read More »

"Ninka Maanta Ku Taliya Doorasho Ha La Qabto Waa Nin Aan Habeen Jirin .." Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Axmed Yuusuf Yasiin

0 Visits: 540 | Wednesday January 18, 2017 - 12:33:04
Hargeysa (AFKA):- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin

Read More »

War Deg Deg Ah:Xisbiga Waddani Oo Faahfaahiyey Nuxurka Dacwado Is Barkan Oo Ay U Gudbin Doonan Madaxweyne Siilanyo +Muuqal

0 Visits: 482 | Wednesday January 18, 2017 - 12:26:45
Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay sheegeen in xisbigigoodu uu dacwado isbaran u gudbin doono dhawaan madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo .

Read More »

Daawo Sawirada: Milatariga Nageria oo si qalad ah u laayay dad ku noolaa Xero Qaxooti

0 Visits: 544 | Wednesday January 18, 2017 - 12:23:00
Ciidamada Milatariga dalka Nageria ayaa duqeyn dhinaca cirka ah ay geesteen waxa ay la beegsadeen xero ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah, waxaana duqeyntaasi ku dhintay dad badan oo xeradaasi kunoolaa.

Read More »

Daawo:Xisbiga Wadanni Oo Ka Hadley Warar Been Abuur Ah Oo Wargeyska Star Ee Kenya Raali Galin Ka Bixiyey

0 Visits: 405 | Wednesday January 18, 2017 - 12:16:49
Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley warar been abuur ahaa oo uu dhawaan raali galin ka bixiyey wargeyskii daabacey Xisbiga Waddani waxaa uu sheegay in warkaas uu baahiyey Wargeyskaasi uu ahaa mid laf jab ku ahaa qaranka Somaliland isla mar ahaantaana ay aad uga xun…

Read More »

Daawo:Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon OO Warayi La Yeeshay Gabadh 6 Nin Kuftaseen

0 Visits: 937 | Wednesday January 18, 2017 - 07:56:21
Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon OO Warayi La Yeeshay Gabadh 6 Nin Kuftaseen

Read More »

Daawo:Macalimad Mareykan ah oo Uur u qaaday Wiil 13-jir ah ka dibna 10-Sano oo Xadhig ah lagu xukumay

0 Visits: 851 | Wednesday January 18, 2017 - 07:49:38
Maxkamad ku taala gudaha dalka Mareeykanka gaar ahaan magaalada Houston ee gobolka Texas ayaa 10 sano oo xarig ah ku riday Haweeneey Uur u qaaday Wiil 13 sano jir ah oo ka mid ahaa ardaydeeda .

Read More »

War Deg Deg:Al-Shabaab oo khaarijisay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM (Daawo Sawirro)

0 Visits: 663 | Wednesday January 18, 2017 - 07:45:56
Xarakada Al-Shabaab ayaa khaarijisay askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka kaasoo muddo sanad ah maxbuus ahaa.

Read More »

Daawo Sawirro: Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Oo Dhiga Dayaxa Oo Geeriyooday Isagoo 82 jir ah

0 Visits: 748 | Wednesday January 18, 2017 - 07:42:44
Gene Cernan oo ah cir-bixiyeen u dhashay Maraykanka, ahna qofkii ugu dambeeyay ee cagta soo dhiga dayaxa, ayaa geeriyooday isagoo 82 jir ah. Kabta

Read More »

Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag.

0 Visits: 858 | Tuesday January 17, 2017 - 18:44:37
Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Deg Deg:Abaaraha Ka Taagan Gobolka Hawd Oo Sababtay In Afar Qofi U Geeriyoodeen

0 Visits: 505 | Tuesday January 17, 2017 - 18:37:03
Baligubadle(AFKA);Abaaraha Ka Taagan Gobolka Hawd Oo Afar Qofi U Geeriyoodeen

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Weriye Xasan Maxamed Yuusuf Oo Cusbataalka Magaalada Hargeisa U Yaala Xaalad Caafimaad.

0 Visits: 503 | Tuesday January 17, 2017 - 18:27:30
Hageysa(AFKA):Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Weriye Xasan Maxamed Yuusuf Oo Cusbataalka Magaalada Hargeisa U Yaala Xaalad Caafimaad

Read More »

Daawo: Xaalada Reer Miyiga ee Gobolka Togdheer oo Ka Sii Dartay Iyado Dadki Soo Wada Galeen Magaalada BURCO Iyado La Dhistay Xerooyin Cusub Loogu Magac Daray Abaari Keentay

0 Visits: 530 | Tuesday January 17, 2017 - 18:11:03
Burco(AFKA);Xaalada Reer Miyiga ee Gobolka Togdheer oo Ka Sii Dartay Iyado Dadki Soo Wada Galeen Magaalada BURCO Iyado La Dhistay Xerooyin Cusub Loogu Magac Daray Abaari Keentay

Read More »

Daawo;Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hargaysa Oo Soo Bandhigay Kiisas Layaableh Oo Sanadkii 2016ka Ka Dhacay Hargaysa.

0 Visits: 569 | Tuesday January 17, 2017 - 18:02:55
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hargaysa Oo Soo Bandhigay Kiisas Layaableh Oo Sanadkii 2016ka Ka Dhacay Hargaysa.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Sixir Bararka, Talooyina U Diray Shacabka.

0 Visits: 497 | Tuesday January 17, 2017 - 16:22:20
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay sicir bararka dalka ka jira iyo qiimaha sarifka Lacagta Doolarka ee sare u kacday, waxaanu sheegay inay ku hawlan yihiin sidii ay u xakamayn lahaayeen sicir bararka jira, waxaanu Bulshada ugu baaqay inay muhiimada kowaad…

Read More »

Daawo;Ururka Saxafiyiinta Somaaliland Ee Solja Iyo SDf Oo Tababar U Soo Xidhay 90 Suxufi Magalada Hargeysa

0 Visits: 405 | Tuesday January 17, 2017 - 16:16:23
Hargeysa(AFKA);Ururka Saxafiyiinta Somaaliland Ee Solja Iyo SDf Oo Tababar U Soo Xidhay 90 Suxufi Magalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Kulan Xaasasiya Oo Dhexmaray Abwaanada Somaliland Iyo Xildhibanada Goolaha Guurtida Somaliland

0 Visits: 449 | Tuesday January 17, 2017 - 16:09:13
Hargeysa(AFKA):Kulan Xaasasiya Oo Dhexmaray Abwaanada Somaliland Iyo Xildhibanada Goolaha Guurtida Somaliland

Read More »