Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta.
Read More »