Ciyaaraha

Qiimaha Tikidhada Finalka Copa America Oo Cirka Isku Shareeray, 25 Kun Doolar Ayaa La Iibinayaa Suuqa Madow.

0 Visits: 857 | Saturday July 04, 2015 - 11:49:24
Santiago.(AFKA)Waxaa baadigood loogu jiraa tikidhka dahabiga ee lagu daawan lahaa kulanka caawa ee finalka Copa America ee ka dhici doona Estadio Nacional ee caasimada dalka Chile ee Santiago.

Read More »

Daawo:Koob Kubada Cagta Oo Lagu Maamuusayay Bisha Ramadaan Oo Magaalada Caynabo Ka Furmay

0 Thursday July 02, 2015 - 22:26:05
wareega koobka ramadaanka Ayaa maanta si rasmiya uga Furmay Magaalaad Caynaba waxaana furitaanka koobkani fooda

Read More »

Mareykanka Oo Si Rasmi Ah U Dalbaday In Loo Soo Gudbiyo Todobadii Nin Ee FIFA Ka Tirsanaa Ee Lagu Xidhay Switzerland.

0 Thursday July 02, 2015 - 14:46:36
Dowlada Mareykanka ayaa weydiisatay maamulka Switzerland inay u soo gudbiyeen todobadii nin ee ka tirsanaa madaxda FIFA ee lagu xiray magaalada Zurich bishii May, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay xafiiska cadaalada Switzerland.

Read More »

Daawo Sawiro:Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Sida Xorta Ah Kaga Yimid Bolton Adam Bogdan

0 Visits: 1224 | Wednesday July 01, 2015 - 12:27:47
Adam Bogdan ayaa soo gaaray gobolka Merseyside wuxuuna noqday xidig ka tirsan Liverpool kadib markii uu si xor ah kaga yimid kooxda Bolton. Maanta ayey ku ekeed waqtiga uu dhamaanayo heshiiska uu kula jiray kooxdiisa, wuxuuna xirtay maaliyada Reds markii ugu horeysay iyadoo lagu sawiray wuxuuna haatan…

Read More »

Barcelona Oo Maanta U Duuleysa Italy Si Ay U Soo Dhameystirto Saxiixa Paul Pogba, Immisa Ayay Ku Qarashgareynayaan?

0 Visits: 847 | Wednesday July 01, 2015 - 12:16:37
Alberto Soler oo ah agaasimaha dhanka xiriirada kooxda Barcelona ayaa maanta u safraya Italy si uu u soo xaqiijiso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba.

Read More »

War Deg Deg Ah: Neymar Oo Seegi Doona Dhamaan Kulamada Ka Hadhsan Copa America Kadib Ganaaxay lagu Riday Maaxase Sababay?

0 Visits: 968 | Saturday June 20, 2015 - 16:59:23
Hargeysa(AFKA)Neymar JR ayaan gabi ahaan ciyaari doonin Copa America xitaa hadii Brazil ay gaaDdho kama dambeysta tartankaan madama afar kulan oo ganaax ah gadha loo galiyay.

Read More »

Wararkii Ay Qoreen Wargeysyada Maanta.Liverpool Oo Heshiis La Gaartay Mateo Kovacic & United Oo 30 Milyan Ku Dalbaneysa Felipe Anderson

0 Visits: 925 | Monday June 15, 2015 - 11:08:42
Maalin wanaagsan dhamaatiin kuna soo dhawaada barnaamijka maalinlaha ah ee wargeyyada iyo waxyaabihi ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda,

Read More »

Sepp Blatter Oo Laga Filaayo Inuu Ka Noqdo Go'aankiisa Iscasilaada Oo Uu Isku Soo Sharaxo Doorashada Cusub. Maxaa Sababay?

0 Visits: 999 | Monday June 15, 2015 - 10:24:19
Sepp Blatter ayaa u furnaan kara suurtogalnimada inuu dib isagu soo sharaxo jagada madaxtinimada FIFA ee uu dhawaan iska casilay sida ay ogaatay BBC.

Read More »

Kabtanka Mexico Rafael Marquez Oo Dhaawac Ku Seegi Doona Wareega Groupyada Copa America

0 Visits: 835 | Monday June 15, 2015 - 08:49:03
Xulka Mexico ayaa weynaya kabtankoodaRafael Marquez labada kulan ee ka haray wareega groupyada kadib markii halyeeygaan uu dhaawac soo gaary.

Read More »

"Iska Iibiya Sterling Waad Heleysaan Badalkiisa"Michael Owen

0 Thursday June 11, 2015 - 11:06:15
Halyeeygii hore Liverpool Michael Owen ayaa kooxdisii hore kula taliyay iney iska iibiyaan Raheem Sterling una sheegay in badalkiisa la heli karo.

Read More »

Hordhac: Chile vs Ecuador: Tartanka Copa America Oo Caawa Saqda Dhexe Ka Furmi Doona Dalka Chile

0 Thursday June 11, 2015 - 10:06:13
Caawa saqda dhexe xiliga Geeska Afrika waxaa magaalada Santiago ee caasimada u ah dalka Chile si rasmi ah uga furmi doona Koobka Copa America kaas oo ay u tahay markiisii 44-aad oo la qabto taariikhda waxaana nasiib u yeeshay iney kulanka furitaaka iska hor yimaadaan caawa xulalka Chile iyo Ecuador.

Read More »

Daawo:Sawiradii Ugu Layaabka Badnaa Kulankuu Xiisaha ,Xamaasada Badnaa Ee Xalay Iyo Dareenada Ku Xeeran

0 Sunday June 07, 2015 - 13:18:03
Barcelona ayaa xaqiijisatay seddexdeeda koob ee taariikhiga ah xalayto ka dib markii ay finalka Champions League ka badiyeen Juventus kulankii Berlin.

Read More »

Yaa Ka Soo Ifbaxay Kooxahii Xili Ciyaareed Taranka Championka Leageu Warbixin

0 Sunday June 07, 2015 - 12:43:36
Waxaa xalay soo dhmaaday tartanka champions league ee xili ciyaareedkaan 2014-2015 oo ay ku guuleysatay kooxda Barcelona kadib marki ciyar dhamaadkii xalay ay 3-1 kaga adkaadeen kooxda reer talyaani ee Juventus, hadaba waxay shabakada ciyaaraha ee Goal ay soo saartay shaxdi ugu fiicneyd ee tartankaan,…

Read More »

Hordhac: Juventus v Barcelona – Yaa Koobka Champions League Caawa La Hoyan Doona Oo Tariikhda Geli Doona.

0 Visits: 1043 | Saturday June 06, 2015 - 11:33:05
Kulanka: Juventus v Barcelona Garoonka: Olympic Stadium Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Cuneyt Cakir

Read More »

Warbixin:Wax Badan Ka Ogaw Kooxaha Isagu Soo Hadhay Finalka Champions League Ee Juve & Barca.

0 Saturday June 06, 2015 - 11:28:18
Juventus iyo Barcelona ayaa caawa isku arkaya finalka Champions League, waxaana eegi doonaa xaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ka ogaato labada kooxood ee isku arkaya caawa garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin:

Read More »

Warkii Ugu Dambeeyye Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Kooxda Chelsea+Falcao Oo Imanaya Goor Dhaw

0 Saturday June 06, 2015 - 11:22:03
Starsports ayaa soo Koobay wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay warbaahinta caalamka ka qortay Chelsea.

Read More »

Tevez vs Mascherano, Messi vs Bonucci & Shan Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Barcelona & Juventus Kulanka Caawa

0 Saturday June 06, 2015 - 11:16:09
Burco(AFKA)Indhaha kubada cagta caalamka caawa waxey kusii jedaan magaalada Berlin ee dalka Jarmalka taasoo markii ugu horeysay martigalineysa koobka Champions League-ga finalkiisa. kooxaha Barcelona iyo Juventus ayaana ku kulmay markii ugu horeysay kama dambeysta tartankaan inkastoo aysan aheyn markii…

Read More »

Ka Hor Finalka Champions League-ga Ee Caawa, Waa Kuwee Kooxaha Ku Guuleystay Koobabka Sadexda Ah Xilli Ciyaareedkan?

0 Saturday June 06, 2015 - 11:09:08
Kooxaha Juventus Iyo Barcelona midkii caawo koobka horyaalada Yurub ku guuleesto wuxuu nasiib u yeelan doonaa inuu ka mid noqdo liiska kooxaha sida weyn qaarada Yurub looga qadariyo.

Read More »

Muxuu Kusoo Dhamaaday Kulankii Halyeeyada Champions League-ga Ee Xalay Ka Dhacay Magaalada Berlin+Sawiro

0 Saturday June 06, 2015 - 11:02:09
Barlin(AFKA)Inkastoo Luis Figo uusan ka qeyb galin kulankii xalay kadib codsi ka yimid Barcelona oo ay ku dalbatay in laga saaro liiska, hadana waxaa jiray halyeeyo waaweyn oo kasoo muuqday kulankii finalka ee xalay ka dhacay Berlin.)

Read More »

Kooxda Bayern Munich Oo U Dabaal Dagtay 10-sano Oo Ay Ku Cayaareyso Garoonka Allianz Arena + Macluumaadka U Gaar Ah

0 Monday June 01, 2015 - 11:04:26
Kooxda Bayern Munich waxay haatan garoonka Allianz Arena ku cayaareysaa 3,652-maalmood oo u dhiganto 10-sano oo kaamil ah.

Read More »