Ciyaaraha

Sterling Oo Shaaca Ka Qaaday In Liverpool Sii Joogi Doono Hadii Tababare Klopp Hogaanka Reds Loo Dhiibo

0 Visits: 870 | Monday June 01, 2015 - 10:53:53
Liverpool(AFKA)Inkastoo Raheem Sterling uu labo todobaad ka hor ka dhawaajiyay inuu garoonka Anfield xagaagan isaga tagi doono hadana xidigan dhalinta yar ayaa diyaar u ah inuu go'aankiisa badalo.

Read More »

Live:Daawo Qaabka Ay U Socoto Codeynta Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Fifa

0 Visits: 1100 | Friday May 29, 2015 - 20:01:18
Toos U Daawo Halkan

Read More »

Taageereyaasha Kooxda Borussia Dortmund Oo Sii Sagootiyay Tababarahoodii + Sawiro

0 Friday May 29, 2015 - 19:25:50
Taageereyaasha Kooxda Kubada cagta ee Borussia Dortmund ayaa sii sagootiyay macalin Jurgen Klopp oo kooxdaasi galabta ka dhaqaajiyay.

Read More »

Aaron Ramsey Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya In Barcelona Ay Ku Dooneyso Aduun Dhan 50 Malyan Oo Pound

0 Friday May 29, 2015 - 17:45:37
Aaron Ramsey ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay wararka xanta ah ee sheegaya in 50 Malyan Oo Pound ay ku dooneyso kooxda Barcelona. 24-jirkaan reer Wales ee dhexda kaga ciyaara Arsenal ayaa lagu waramay iney si ba'an u dooneyso Barca isla markaana ay soo kormeertay in ka badan 10-jeer xili ciyaareedkaan…

Read More »

Daawo:Kulankii Xalay Iyo Xiisaha Badnaa Ee Real Madrid Iyo Juventus +Sawiro

0 Thursday May 14, 2015 - 10:40:21
Madrid(AFKA)Juventus ayaa u soo baxday finalka Champions Leaque-ga xili ciyaareekan 2014/15, waxayna kooxda ree Talyaani finalka Champions Leaque la ciyaari doonta kooxda Barcelona oo xalay u sii baxday

Read More »

Kooxo u kala Ciyaara Laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo Cayaar xiiso badani ku dhex martay Garoon casri ah oo laga Furay Burco

0 Visits: 957 | Wednesday May 13, 2015 - 07:59:05
Burco (Afka)Ciyaar Xiiso Badnayd Oo Ahayd Furitanka Garoon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi)

Read More »

Daaawo:Kooxda Chelsea Oo Ku Guuleysatay Horyaalka England Iyo Damaashaadkii Mulkiilaha Kooxda+sAWIRO

0 Monday May 04, 2015 - 17:07:23
Kooxda Chelsea ayaa Ku Guuleysatay Horyaalka England Iyadoo ay Ka Hadhsan Tahay Saex Ciyaarood Gabada horyaalka

Read More »

Bayern Munich Oo Heshiis 10 Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 645 Milyan La Gashay Adidas, Laakiin Waa In 100 Milyan Ka Yar Inta Ay Man United Ka Qaadaneyso Adidas.

0 Wednesday April 29, 2015 - 10:33:46
Bayern Munich ayaa sii kordhisay qandaraaska xayaysiinta ee ay kula jirto shirkada Adidas ee maaliyada u sameysa iyagoo ka dhigay ilaa iyo 2030ka, waxaana la rumeysan yahay in qandaraaska cusub uu ku kacayo 645 milyan ginni.

Read More »

Daawo:Xulka Somaliland Ee Ka Qayb Geli Doona Koobna African Nations Oo La Diyaariyey Lana FIlaayo Inuu Sabtida Bilaabmo.

0 Monday April 27, 2015 - 21:47:04
Waxa la filayaa inuu maalinta Sabtida ah furmo koobka lagu magcaabo African Nations Cup of UK oo ay Somaliland markii ugu horeysay taariikhda ka qayb geli doonto,taas oo diyaar garow balaadhan loogu jiro.

Read More »

Hordhac: Arsenal v Chelsea – Shan Sanno Ka Dib Gunners Gurigeeda Ma Kaga Badin Doontaa Blues. Wenger-se Guushiisii Ugu Horeysay Maka Gaari Doonaa Mourinho?

0 Sunday April 26, 2015 - 12:08:02
Kulanka: Arsenal v Chelsea Garoonka: Emirates Stadium Xilli ciyaareedkii hore: Arsenal 0-0 Chelsea Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Mike Oliver

Read More »

Isku aadka Sema Finalka Champions League: Barcelona vs Bayern Munich Iyo Real Madrid vs Juventus

0 Friday April 24, 2015 - 22:09:32
Isku aadka wareega Sema Finalka ama afar dhamaadka ee Koobka Horyaalada Yurub Champions League ayaa maanta la sameeyay, iyadoo kooxo la filayay inay isku aadayaan ay isku beegmeen.

Read More »

Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulamadii Ay Real Madrid Iyo Juventus Xalayto Ugu Soo Baxeen Semi-finalka Champions League.

0 Thursday April 23, 2015 - 11:23:52
Real Madrid iyo Juventus ayaa buukintay booskooda wareega afar dhamaadka Champions League. Gool uu dhaliyay dhamaadkii ciyaarta

Read More »

Hordhac Champions League: Real v Atletico – Kooxaha Madrid Oo Kulankoodii 8aad Ee Xilli Ciyaareedka U Tartamaya Booska Semi-finalka UCL.

0 Wednesday April 22, 2015 - 12:49:33
Real Madrid CF iyo Club Atlético de Madrid wax badan ayay is arkeen xilli ciyaareedkan; kulanka caawa waa kulankoodii 8aad ee xilli ciyaareedka , waxaana barbarihii goolal la'aanta ee lugta hore ay la micno tahay in tartanka lagu gaarayo wareega afar dhamaadka inuu yahay mid furan caawa marka ay…

Read More »

Kooxda Chelsea Oo Guul Ka Gaadhay Dhigeeda Man.united Iyo Qodobo Kale + SAWIRO

0 Sunday April 19, 2015 - 12:20:58
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge guul muhiim ah kaga gaadhay kooxda Manchester United oo marti u ahayd, Blues ayaa guushan ku gaadhay 1:0, waxaana gooka kaliya ee kulankan lagu kala baxay Chelsea udhaliyay Eden Hazard. Guushan ayaa Chelsea ka caawinaysa inay ku sii dhawaato hanashda horyaalka…

Read More »

Kulamada Europa League Ee Cawa Dhici Doona & Saacadaha Ay Soo Gali Doonaan

0 Visits: 969 | Thursday April 16, 2015 - 09:13:29
waxaa caawa la cayaari doonaa Kulamada UEFA Europa Leage Wareegiisa 8-aad Lugta 1-aad Ee Caawo La Cayaari Doono:

Read More »

Hordhac: Juventus vs As Monaco: Allegri OO Doonaya Inuu 12-sano Kadib Juve Semi Final Geeyo

0 Tuesday April 14, 2015 - 11:23:41
Juventus ayaa garoonkeeda kusoo dhaweyn doonta maanta kooxda As Monaco kulan ka tirsan Quater Finalka koobka Champions League lugta hore xili kooxda Turin ka dhisan aysan heerkaan dhaafin tan iyo sanadii 2003.

Read More »

UEFA Oo Shaacisay Garsooraha Dhex Dhexaadin Doona Kulanka Adag Ee PSG VS Barcelona

0 Tuesday April 14, 2015 - 11:16:32
xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka xiisaha badan ee dhex mari doona kooxaha PSG Iyo Barcelona. Kulankan ayaa ka tirsan wareega sideed dhamaadka Champions Leaque-ga kaas oo ay lugtiisa hore ka dhici doonto garoonka PSG

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Atletico Madrid v Real Madrid.

0 Tuesday April 14, 2015 - 10:52:21
Kulanka: Atletico Madrid v Real Madrid Garoonka: Vicente Calderon Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Man.city Oo Galinkii Hore La Caraabtay Guuldaro Wayn Ciyaarti Caawa

0 Visits: 1018 | Sunday April 12, 2015 - 22:50:44
Kooxda Man.united Oo Guuldarro Xanuun Badan Dhabarka U Saartay Dariskeeda Man.city

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Manchester Derby Ee Man United v Man City.

0 Sunday April 12, 2015 - 11:34:43
Kulanka: Manchester United v Manchester City Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Mark Clattenburg

Read More »