Ciyaaraha

War Deg Dega ah:Somaliland Oo Ka Qayb Geli Doonta Ciyaaraha Afrikan Cup-ka Sannadkan.

0 Saturday April 11, 2015 - 21:35:46
maanta liiska ku soo baxay Somaliland oo ka qayb geli doonta African Cup-ka sannadkan,iyada oo ay ku jirto Groupka labaad.

Read More »

Ibrahimovic Oo Ganaax Afar Kulan Ah Gadhka Loo Galiyay Kadib Markii Lagu Helay Inuu Aflagadeeyay Garsoore

0 Saturday April 11, 2015 - 08:59:49
Weeraryahanka kooxda Paris Saint Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa garka loo galiyay ganaax afar kulan ah kadib markii lagu helay cadeymo muujinaya inuu aflgadeeyay garsoroe.

Read More »

Gareth Bale Oo Seegi Doona Kulanka Eibar Ee Maanta Miyuuse Ciyaari Doonaa Kulanka Atletico Madrid?

0 Saturday April 11, 2015 - 08:55:15
Sida uu xaqiijiyay tababare Carlo Ancelotti wiilka dheereya ee xulka Wales Gareth Bale ayaa seegi doona kulanka ay kooxdiisa sabtida la ciyaari doonto Eibar kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Read More »

"Bayern Waxay Haatan Ku Sugan Tahay Xaalad Aan Wax Ka Qabin Karin!"Pep Guardiola

0 Saturday April 11, 2015 - 08:51:02
Macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola ayaa haatan quus taagan kadib markii kooxdiisa ina badan xidigaha ugu muhiimsan ay dhaawac kaga maqan yihiin.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Laga Cafiyay Kaadhkii Huruuda Ahaa La Siiyay Kulankii Rayo Vallecano

0 Saturday April 11, 2015 - 08:42:47
Cristiano Ronaldo ayaa laga cafiyay Kaadhkii Huruuda ahaa ee la siiyay kulankii ay kooxdiisa badhtamaha todobaadkaan la ciyaartay Rayo Vallecano kaas oo seejin lahaa kulanka ay sabtida la ciyaari doonto Eibar.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Gaaray Goolkiisii 300aad Ee Intii Uu U Ciyaarayay Real Madrid.

0 Visits: 981 | Sunday April 05, 2015 - 17:30:44
Ka dib shantii gool ee uu ka dhaliyay Granada, Cristiano Ronaldo ayaa gaaray goolkiisii 300aad ee intii uu ahaa ciyaaryahan Real Madrid ah. Xiddiga reer Portugal ayaana goolashaas ku gaaray 278 kulan uu u saftay Los Blancos. Kaliya dhanka gooldhalinta abid ee Real Madrid waxaa ka sareeya Raul iyo Di…

Read More »

Hordhac: Hull v Chelsea – Blues Oo Dooneysa Inay Soo Ceshato Hogaankeeda Lixda Dhibcood Ee Premier League

0 Sunday March 22, 2015 - 10:40:40
Chelsea waqtiyadii ugu danbeysay waxaa ka maqneyd argagixii ay ku abuuri jireen kooxaha ka soo horjeeda, laakiin hogaan seddex dhibcood ah iyadoo labo kulan

Read More »

"Ancelotti ma aha qofka ugu fiican aduunka oo kaliya, waa tababarihii ugu fiicnaa ee aan abid la soo shaqeeyay" David Beckham

0 Sunday March 22, 2015 - 10:15:23
David Beckham Oo Amaanay Carlo Ancelotti Sheegayna Inuu Yahay Tababaraha Ugu Haboon Real Madrid...

Read More »

Jose Mourinho: "Ma Jirto Koox Kaga Dagaal Badan Garoonka Dhexiisa PSG". Laurent Blanc Oo U Jawaabay: "Ma Jirto Ciyaaryahan Ka Rabshad Jecel Diego Costa

0 Visits: 1053 | Wednesday March 11, 2015 - 12:14:48
Jose Mourinho iyo Laurent Blanc ayaa qeyb ka ahaa dagaal dhanka afka ah ka hor kulankooda caawa ee Champions League ee lagu go'aansan doono kooxdii u soo bixi laheyd wareega 8da ka dib markii lugtii hore ee Paris ay ku soo kala baxeen barbaro 1-1 ah.

Read More »

Porto Oo Gurigeeda Ku Xasuuqaday Basel Iskana Xaadirisay Wareega Sideed Dhamaadka UCL

0 Wednesday March 11, 2015 - 08:03:13
Kooxda Porto ayaa gurigeeda ku xasuuqaday kooxda Basel oo marti ugu ahayd, porto ayaa guushan ku gaadhay 4:0, waxayna iska xaadirisay wareega sideed dhamaadka Champions leaque-ga. Porto ayaa celcelis ahaan ku soo baxday 5:1.

Read More »

Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Xalayto Arsenal Ka Badisay Manchester United Ee FA Cup.

0 Visits: 1147 | Tuesday March 10, 2015 - 10:14:48
Arsenal ayaa xalayto xaqiijisatay booskeeda semi-finalka FA Cup ka dib markii ay 2-1 ku qaarjiyeen kooxda Man United oo marti loogu ahaa Old Trafford, iyadoo Danny Welbeck uu goolka guusha ka dhaliyay kooxdiisa hore. Waxaana eegi doonaa shan waxyaabood oo laga bartay kulankii xalayto

Read More »

Kooxda Reer Portugal Oo Ugu Cadcad Inay U Soo Gudubto Wareega 8da Champions League. iyo FC Porto v FC Basel

0 Tuesday March 10, 2015 - 09:10:06
Macalinkooda Paulo Sousa ayaa FC Basel u kaxeynaya wadankiisa, iyadoo ....

Read More »

Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka FA Cupka Oo La Soo Saaray, Arsenal Iyo Liverpool Kooxehee Ayay Ku Dhaceen?

0 Tuesday March 10, 2015 - 09:03:49
Inkasta oo ay wali kulamo ku celis ahi jiraan oo ka tirsan wareega sideed dhaamaadka FA Cupka ayaa hadda la soo saaray isku aadka wareega afar dhamaadka FA Cupka.

Read More »

Liverpool Oo Barbaro Gool La'aan Ah Anfield Kula Gashay Kooxda Blackburn

0 Monday March 09, 2015 - 09:06:19
Iyo Reds Oo Lagu Qasbay Inay Kulan Ku Celis Ah Blackburn Gurigeeda Kula Soo Ciyaaraan

Read More »

Kulamada Maanta Laga Cayaari Doono Qaaradda Yurub, Saacada Geeska Afrika & Meelaha Aad Ka Daawan Karto

0 Saturday February 28, 2015 - 14:54:14
waxaa maanta qaaradad Yurub Laga Cayaari Doonaa Kulamo badan oo xiiso leh, waxaana ugu waaweyn kulanka Old Trafford ka dhici doona ee United iyo Sunderland iyo sidoo kale kulanka ay Barcelona martida u noqon doonto kooxda Granada.

Read More »

War Deg Deg Ah Xiriirka Kubadda Cagta Afrika oo ganaax dul-dhigay sadex dal oo Afrikaan ah

0 Visits: 1040 | Saturday February 07, 2015 - 16:26:50
Xiririka kubadda cagta Qaaradda Afrika ee CAF ayaa ganaaxyo dul-dhigay dalalka Equatorial Guinea, Morocco iyo Tunisia oo dhamaantood uu xiriirku ku eedeeyay inay ku kaceen falal ka baxasan shuruucda kubadda cagta Afrika. Equatorial Guinea ayaa la dul-dhigay lacag ganaax ah oo gaaraysa 100,000 oo doollarka…

Read More »

Warbixin: Chelsea Oo Bartilmaameed Ka Dhiganeysa Geesiga Real Madrid Sergio Ramos

0 Visits: 848 | Wednesday January 28, 2015 - 11:29:02
Chelsea ayaa ku warantay iney la xiriirtay wakiilka daafaca Real Madrid Sergio Ramos si ay xidigaan heerka caalami ula saxiixato marka uu dhamaado xagaagan.

Read More »

Hordhac: Atletico Madrid vs Barcelona

0 Visits: 1676 | Wednesday January 28, 2015 - 11:19:18
Atletico Madrid ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta Barcelona, iyadoo ka warqabta in kualnkii hore lagu soo garaacay Camp Nou, ciyaar kusoo dhamaatay 1-0. Leonel Messi ayaa dhaliyay goolka qura ee ay Barcelona kaga adkaatay Atletico Madrid.

Read More »

Daniel Sturridge Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Liverpool Ka Hor Kulanka Chelse Daawo Sawiro

0 Visits: 1098 | Monday January 26, 2015 - 13:05:50
Daniel Sturridge ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda Liverpool ka dib markii uu si buuxda uga soo kabsaday dhaawacii uu la maqnaa.

Read More »

Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Serie A-da Talyaaniga

0 Visits: 941 | Tuesday January 20, 2015 - 10:02:00
Waxaa todobaadkan lasoo afjaray wareega hore ee horyaalka Talyaaniga waxaana wareegan lasoo xiray ayadoo kooxda Juve haatan ku horkaceyso 5-dhibcood oo nadiif ah.

Read More »