Wararka

Daawo: Madaxweyne Trump Iyo Xaaskiisa Oo Albaabka Diyaarada Ku Sii Sagootiyay Obama Iyo Michelle

0 Visits: 26 | Saturday January 21, 2017 - 00:55:52
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Hussein Obama iyo Madaxweynaha cusub Donald Trump, oo ay weheliyaan labadooda xaas ayaa si rasmi ah isu sii nabad galyeeyay

Read More »

Sh Maxamed Adan oo Suxufiyinta iyo Bulshada kaleba u sheegay Khatarta Wararka aan la hubin ee la faafiyo

0 Visits: 25 | Saturday January 21, 2017 - 00:28:56
Sh Maxmed Adan oo ah Khadiibka masjidka cali mataan ee magaalada Hargeysa aya bulshda iyo saxafada ka waaniyey faafinta wararka an la hubin iyo borobagaandhada qof iska yidhaahdo,

Read More »

Daawo:"Saldhiga Berbera Waa Dagaal ..." Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadiisii Maanta Ee Saalada Jimce Si Adag Uga Hadley Saldhiga Imaaradka Ee Berbera

0 Visits: 19 | Friday January 20, 2017 - 20:50:56
Hargeysa (AFKA):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland

Read More »

Daawo;Abaarta Xukuumada Ayaa Dhaqaleheeda Haysa Oo Wada Waxa Xisbi Qaylinaya Nin wax Ku Darsaday Ma Jiro"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gafadhi

0 Visits: 23 | Friday January 20, 2017 - 18:25:50
Caynaba(AFKA);Abaarta Xukuumada Ayaa Dhaqaleheeda Haysa Oo Wada Waxa Xisbi Qaylinaya Nin wax Ku Darsaday Ma Jiro"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gafadhi

Read More »

Daawo;Jaamacada Bader Oo Kulan Bandhig Ah u Qabatay Ardayda Wax Ka Dhigata Jamacadasi.

0 Visits: 17 | Friday January 20, 2017 - 17:36:02
Hargeysa(AFKA);Jaamacada Bader Oo Kulan Bandhig Ah u Qabatay Ardayda Wax Ka Dhigata Jamacadasi

Read More »

Daawo: Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Isago Kormeer Uu Tegay Xaalada Abaarta

0 Visits: 30 | Friday January 20, 2017 - 17:19:46
Ceerigabo(AFKA);Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Isago Kormeer Uu Tegay Xaalada Abaarta

Read More »

Daawo:Musharax Farmaajo Oo Muqdisho Ka Bilaabay Tallaabo Aysan Hore U Qaadin Musharixiinta kale Maxay Tahay

0 Visits: 31 | Friday January 20, 2017 - 17:04:07
Muqdisho(AFKA)Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka sameeyay Talaabo aysan horey u qaadin Musharixiinta kale ee u taagan Xilka Madaxwaynaha Farmaajo, oo ka jawaabaya codsi kaga yimid dhalinyarada is xilqaatay ee UBAXA CAASIMADA, ayaa wuxuu…

Read More »

Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Saldhiga Military Ee Imaaradku Ka Sameysanaayo Magaalada Berbera

0 Visits: 26 | Friday January 20, 2017 - 16:51:10
Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo xalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbiga Waddani magaalada Berbera

Read More »

Daawo:Xildhibaan Kamida Golaha Deeganka Degmada Gabiley Oo Xaal Ka Siiyey Bulshada Somaliland Gaar Ahaan Reer Burco Hadal Xanafta Leh oo kasoo Yeedhay Xildhibaan Ka Tirsan Golahaasi Sheegay in Aan Gabiley Shakhsi Sheegan Karin.

0 Visits: 23 | Friday January 20, 2017 - 16:41:49
Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Xaal Ka Siiyey Bulshada Somaliland Gaar Ahaan Reer Burco Hadal Xanafta Leh oo kasoo Yeedhay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Sheegay in Aan Gabiley Shakhsi Sheegan Karin.

Read More »

Toos Uga Daawo:Xaflada Dhaarinta Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donald Trump Oo Ka Socota Hada Aqalka Cad Ee Dalkaasi

0 Visits: 29 | Friday January 20, 2017 - 16:35:19
Toos Uga Daawo:Xaflada Dhaarinta Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donald Trump Oo Ka Socota Hada Aqalka Cad Ee Dalkaasi

Read More »

Daawo:Drs Adna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda caafimaadka

0 Visits: 22 | Friday January 20, 2017 - 16:21:44
Hargeysa(AFKA)Drs Adna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda caafimaadka

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Ee Somaliland Oo Xadhiga ka jaray Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Caynabo

0 Visits: 39 | Friday January 20, 2017 - 16:08:33
Caynaba(AFKA)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Ee Somaliland Oo Xadhiga ka jaray Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Caynabo

Read More »

War Deg Deg Ah:Suldaanka Guud Ee Salaadiinta S/land Oo ka Digay in mar kale Mudo Kordhin loo Sameeyo Madaxwayne Siilaanyo?

0 Visits: 20 | Friday January 20, 2017 - 14:59:24
War Deg Deg Ah:Suldaanka Guud Ee Salaadiinta S/land Oo ka Digay in mar kale Mudo Kordhin loo Sameeyo Madaxwayne Siilaanyo?

Read More »

War Deg Deg:Wasiir Dibada Looga Soo Saaray Xafiiska Madaxweyne Siilanyo , Wasiirka Uu Yahay , Wakhtiga Laga Saarey Iyo Sababta Dibada Loo Dhigay

0 Visits: 95 | Friday January 20, 2017 - 14:46:04
Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa dibada looga soo saarey hoolka shirarka ee madaxtooyada Somaliland .

Read More »

Daawo Sawirada:Dheere Oo Lga Qaaday Weftii Gudoomiye Ciro Socdaalka Ku Maraayey

0 Visits: 19 | Friday January 20, 2017 - 13:51:33
Berbera():-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maanta duhurkii ka soo jarmaaday magaalada Hargeysa isla mar ahaantaana ujeedkiisa socdaal daaran yahay soo dhaweynta taageerayaal ku soo biiraaya Xisbiga…

Read More »

Daawo:Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Warbaahinta La Hadley Kuna Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay Gudoomiha Aqalka Sare Ee Saomliya

0 Visits: 23 | Friday January 20, 2017 - 11:03:49
Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka mid mudanayaasha aqalka sare ee dalka Somaliya ayaa maanta warbaahinta kula hadley magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya . Xildhabaanku waxaa uu shaaciyey in uu u sharaxan yahay in uu noqdo gudoomiyaha aqalka sare ee dalkaasi Somaliya oo maalinta Axada ah doorashadiisu…

Read More »

Daawo:Dhacdo Cusub Xoolo Gaajo Iyo Haraad Isku Cuney

0 Visits: 25 | Friday January 20, 2017 - 10:56:27
Dhacdo Cusub Xoolo Gaajo Iyo Haraad Isku Cuney

Read More »

Daawo;"Berbera Waa Degaynkaygii Waxay U Egtahy In Shacbiga Reer Saxil Ay Katiinadi Ku XidhXidhnayd Marka Waxa Ay U Egtahy In Cawa Katiinadi Iska Jabisen "Gudomiye Cirro

0 Visits: 18 | Friday January 20, 2017 - 10:17:55
BerBera(AFKA);Berbera Waa Degaynkaygii Waxay U Egtahy In Shacbiga Reer Saxil Ay Katiinadi Ku XidhXidhnayd Marka Waxa Ay U Egtahy In Cawa Katiinadi Iska Jabisen "Gudomiye Cirro

Read More »

Daawo;Barbara Iyo Qaranku Dagaal Uma Baahna Rabshadna Uma Baahna Dhibatana Uma Baahna Horumarbay Ubahanyihiin"Hogaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan

0 Visits: 25 | Friday January 20, 2017 - 10:08:15
BerBera(AFKA);Barbara Iyo Qaranku Dagaal Uma Baahna Rabshadna Uma Baahna Dhibatana Uma Baahna Horumarbay Ubahanyihiin" Hadalkasi Waxa Jediyay Hogaaiye Xirsi Cali Xaji Xasan

Read More »

Ciidamada Burundi ee AMISOM oo laga yaabo inay helaan gunnooyinkii ka maqnaa.

0 Visits: 12 | Friday January 20, 2017 - 10:07:00
Ciidamada Burundi ee AMISOM ayaa laga yaabaa inay helaan gunnooyinkii ka maqnaa kadib markii ay ku gooddiyeen in ay ka baxayaan Soomaaliya dabadeedna wada xaajood lala galay dawlada Burundi.

Read More »