Maqaallo

Cawaaqib Xumada Uu Saldhiga Milateri-ga Imaraatku Ku Yeelan Doono Aminga Somaliland Hadii Uu Hirgalo Heshiiskaasi W/Q: C/risaq Yusuf Dahir

0 Visits: 181 | Monday February 13, 2017 - 08:50:17
Salidhiga milateri ee imaraatka ka furanaayo berbera hadii uu hirgalo waxay caydaynaysaa in xukuumada madaxweyne axmed maxamed siilaanyo

Read More »

MAANSADA DOON-DOON W/C: MARYMA XURMO

0 Visits: 151 | Monday February 13, 2017 - 08:43:32
MAANSADA DOON-DOON Taarikhda La Curiyey 12-2-2017 Save Berbera

Read More »

GACAN YARAHA (UAE) MORGAN W/Q Cabdiqani Jaamac

0 Visits: 402 | Sunday February 12, 2017 - 11:50:38
Bismilaah ugu horeyn alle ha inaga kor qaado abaaraha baahsan iyo naf iyo maal ba lagu wayay allena raxmaadkiisa ha inoo shubo.

Read More »

Kalsooni Darada Maxaa Keena? W/Q, Abdirahmaan H. Osman ( GEELE) – Sidoo kale inaad akhrido dadkii guulaystay

0 Visits: 124 | Sunday February 12, 2017 - 09:28:42
Inta badan qofka markuu kalsooni daro ku dhacdo macnaheedu waa baqashaa ku jirta waxaa uu isleeyhay

Read More »

Sunsun!!: Sheeko XiisoLeh WQ: Muna Axmed Cumar

0 Visits: 141 | Sunday February 12, 2017 - 09:23:06
Dhulkan aannu marayno kulaylkiisa, carradiisa bilaa dhirta ah iyo dhagxaanta oogada dhulka teedsan ee milicdu karisayba waxa aad mooddaa

Read More »

Maanso: Dillaal! W/C: Yaasmin Maxamed Kaahin

0 Visits: 150 | Sunday February 12, 2017 - 08:56:53
Maansadan waxa la yidhaahdaa 'Dillaal', waxay soo baxday maanta oo bishu tahay 11 February 2017.

Read More »

Qur'aanku waxa uu ku soo dagay mid ka mida malaaiigta ( JIBRIIL ) markaasuu noqday kii malaaigta ugu khayrka badnaa./Qoraa Ibarahim Xamari

0 Visits: 184 | Friday February 10, 2017 - 15:35:42
1-- Qur'aanku waxa uu ku soo dagay mid ka mida malaaiigta ( JIBRIIL ) markaasuu noqday kii malaaigta ugu khayrka badnaa.

Read More »

Horseedkii Nabadaynta – W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar

0 Visits: 251 | Tuesday February 07, 2017 - 08:54:43
Taariikhdu wa inoo misbaax, maanka caawima e, Adoo male gudaayaad yiqiin, marar ku gaadhaa!" –Xaaji Aadan Axmed "Af-qallooc".

Read More »

Ammaan & Mahad dhammaanteed ilaahaybaa leh Telesom-na way mudantahay” W/Q: Maxamed Cabdillaahi Bashir (Maxamed-Xilkas)

0 Visits: 124 | Sunday February 05, 2017 - 09:16:21
Anigoo ah qoraha magaciisu sare ku xusanyahay waxaan bulshada dhammaanteed usoo gudbinayaa xog-tilmaameedkan hoos ku qoran:

Read More »

SIDA AAD KALSOONI UGU ABUURI KARTO NAFTAADA …Q1aad W/Q, Abdirahmaan H. Osman ( GEELE)

0 Visits: 155 | Sunday February 05, 2017 - 09:08:45
Kalsoonida waa shay aad u qiima badan waa waxyaalahaa ugu muhiimsan ee keensada qofka inuu hore u socdo oo uu guul gaadho waxna qabsado

Read More »

Doorka Dhalinyarada Iyo Hogaaminta Dalka/Q:Mukhtar Cabdi Cilmi

0 Visits: 184 | Sunday February 05, 2017 - 08:59:53
Tan iyo markii somaliland ku dhawaqday la soo noqoshadedii qaranimada somaliland 18kii bishii may 1991, somaliland waxay ku talaabsasaty horumar aad u baladhan oo dhinacayda hananka

Read More »

Sida Wakhtigan Wararka Loo Fidiyo! Sayid Maxamed Cumar "Darwiishka"

0 Visits: 138 | Sunday February 05, 2017 - 08:56:09
Hal su'aal iyo hal jawaab oo sahlan ayaa boqol hab oo kala duwan loo fasiray loona falanqeeyay:

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo: Magacaabista Guddiyadu Ma Xal baa Mise Waa Xeelad? W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 132 | Sunday February 05, 2017 - 08:36:38
Mudadii uu Madaxweyne Siilaanyo xilka hayay, waxa uu digreeto ku magacaabay Guddiyo farsamo oo ay kow ka ahayd tii uu

Read More »

HAN iyo HIMILO Ka Qaybgaado Barnamijka Bandhiga Hibooyinka Da'yarta Burco

0 Visits: 180 | Thursday February 02, 2017 - 13:52:05
Ma Jeceshay inad so Bandhigto HIbooyinkaga gaarka ah , Ma Joogtaa Burco ama meelaha Ku dhow, Ka Qaybqaado oo ka mid Noqda Guuleystayaasha Tartanki Sannadlaha ahaa ee Han iyo Himilo oo Sannadkii 3aad uu fulinayo Naadiga Halkaraan

Read More »

Amba Maan Tahriibin W/Q: Mahad M. Qaasim

0 Visits: 168 | Monday January 30, 2017 - 15:31:29
Waa gaban noloshiisa toban jir iyo dhiidhii in ka badan ku soo qaatay miyI iyo raacidda meesinnada kala duwan ee ay la haayeen.

Read More »

Lugaha Oo La Isa Saaro Marka La Fadhiyaa Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka -

0 Visits: 203 | Sunday January 29, 2017 - 12:30:46
Dad badan oo weliba sida tirkoobyadu muujinayaan dumar u badan ayaa markaa ay fadhiistaan luga is saarta. Iyaga oo u arka in ay tahay hab quruxsan aadna u soo jiidanaysa indhaha. Qaabfadhigan quruxda laga raadiyo ayaa

Read More »

"Naxariistii Gabadha Iyo Naxdintii Shiikha" W/QIbraahim Dhuxul

0 Visits: 543 | Saturday January 28, 2017 - 14:35:55
bismilaah. Mahad dhamaanteed waxaa iska leh rabbigeen. Goobtu waa hargaysa waa subax sabti ah taariikhdu waa 28/01/2017. waxa aanka guriga ka soo baxay saacadu markay kutaagnayd 7:49am. waxaan dib uga dhacay wakhtigii aan guriga ka soo bixi jiray sida ii caadada ahaan jirtay.

Read More »

Dhallinyarada Bariga Magaalada Hargeysa Oo Sheegay In Ay Kalsoonidii Kala Noqdeen Xukuumada KULMIYE Iyo Nuxurka Qoraalkooda

0 Visits: 121 | Friday January 27, 2017 - 14:56:19
Aqoonyahan dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Hassan Yousuf mohamed ayaa sheegey in ay dhalinyarada bariga Hargeysa degta ay kala noqdeen xukuumadda uu hogaamiyo Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),kaddib markii ay ka waayeen xuquuqdii ay xaqa u lahaayeen ee ay ku lahaayeen xukuumadda Somaliland.

Read More »

Somaliland Gobol Ka Mida Maraykanka W/Q Maxamed Andar

0 Visits: 235 | Thursday January 26, 2017 - 14:51:53
waxaan sigaara halkan uga tacsiyaynayaa magacyada ,aqoonyahan, iyo siyaasi kuwaas oo aan odhankaro waxay gabeen doorkii ay ku lahaayeen ka qayb qaadashada hanaanka iyo horu socodka qarankeena amaba aan yidhaahdo waxa ay hilmaameen lexejecladii ay ka lahaayeen qaranimada Somaliland, maanta qofka ay tahay…

Read More »

Waamaxay Sababta U Gudomiyaha Gobolka Togdheer U Hor Istagay Xafladii Wadani.W/Q Cabdisamed Jaamac (Giirre)

0 Visits: 145 | Monday January 23, 2017 - 11:53:34
waa maxay sababta uu badhasaabkii gobolka togdbeer u hor istaagay xisbiga wadani munaasinada uu qabsanayay gudoomiyuhu soo dhawayntii jamaal cali xuseen markiii uu ku soo biiray

Read More »