Ciyaaraha

Muddada Uu Chris Smalling Garoomada Ka Maqnaan Doono Oo La Shaaciyay

0 Visits: 1017 | Thursday December 11, 2014 - 01:44:55
Difaaca kooxda Manchester United ee Chris Smalling ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo laba todobaad ah kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay kulankii ay Man United guusha kaga soo gaadhay kooxda Southampton.

Read More »

Manchester City Oo Roma Gurigeeda Ku Dubatay Iskana Xaadirisay Wareega 16 Ka Ee UCL Iyo Bayern Munich Oo Guul Ka Gaadhay CSKA Moscow

0 Visits: 1871 | Thursday December 11, 2014 - 01:25:08
Waxaa caawa lagu kala baxay groupka dhimashada ee Champions Leaquega kaas oo ay ku jireen kooxaha Bayern Munich, Man City , Roma iyo CSKA Moscow. Man City ayaa si xaragoleh uga soo talaabsatay Roma oo ay ku tartamayeen kaalinta labaad, waxayna boos ka samaysatay wareega xiga ee Champions Leaqeuga. Bayern…

Read More »

Chelsea Oo Guul Raaxo Leh Stamford Bridge Kaga Gaadhay Sporting Iyadoo Heerka Group-yada Ee Champions Leaquega Guul Ku Soo Gabagabaysay

0 Visits: 1115 | Thursday December 11, 2014 - 01:20:33
Kooxda Chelsea ayaa gurigeeda guul kaga gaadhay kooxda Sporting Lisbon waxayna Chelsea guushan ku gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Fabregas, Schurrle iyo Mikel halka uu goolka calanka Sporting u dhaliyay Silva. Chelsea ayaa Stamford Bridge ku soo dhawaysay kooxda ree Portugal ee Sporting…

Read More »

Barcelona Oo Camp Nou Cashar Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigtay PSG, Xili Ay Kaalinta Koowaad Kaga Soo Baxday Group F

0 Visits: 1478 | Thursday December 11, 2014 - 01:14:16
Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah Camp Nou kaga gaadhay kooxda PSG oo marti ugu ahayd, waxayna guushan ku gaadhay 3:1, waxayna goolashana uga mahad celinaysaa saddex xagasha weerarkeeda MSN. Messi , Neymar iyo Suarez ayaa markii ugu horaysay kulan goolal ka wada dhaliyay halka uu Suarez goolkiisii…

Read More »

Hordhac Group B CHampion League : Liverpool Oo Ku Qasban Inay Badiso Si Ay Ugu Soo Baxdo Wareega 16ka Iyo Real Madrid Oo Isha Ku Heysa Rikoor Cusub.

0 Visits: 1570 | Tuesday December 09, 2014 - 08:53:58
Booskla wareega 16ka ee Champions League ayaa lagu tartami doonta marka kooxaha Group B ee Liverpool iyo Basel ay ku kulmaan Anfield caawa kulanka ugu danbeeya wareega group-yada Champios League. Iyadoo kooxda Switzerland ay labo dhibcood ka sareysay Liverpool Kooxda Basel ayaa u baahan dhibic ay ku…

Read More »

ISKU AADKA WAREEGA SADDEXAAD EE FA CUPKA OO LA SOO SAARAY, KOOXAHEE AYAYSE KU DHACEEN KOOXAHA WAA WAYNI;

0 Visits: 1109 | Tuesday December 09, 2014 - 08:31:01
Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka, waxaana hadda wareegan ku soo biiray kooxaha waa wayn;

Read More »

Hordhac: Newcastle v Chelsea – Mourinho Oo Raadinaya Guushii Ugu Horeysay Ee St James Park Ee Horyaalka.

0 Visits: 1033 | Saturday December 06, 2014 - 10:13:12
Kulanka:Newcastle v Chelsea Garoonka:St James Park Waqtiga:3:45pm Saacada Geeska Afrika Sidee ayay Newcastle ku celin karataa Chelsea? kooxda ay xafiiltamaan ee Sunderland ayaa isbuuc ka hor isku dayday inay hakiso waana ay u shaqeysay, laakiin waxaa jira wax ku jira DNA-da Newcastle oo sheegaya inaysan…

Read More »

Monaco Oo Liverpool Ku La Soo Biirtay Doonista Demba

0 Visits: 899 | Friday December 05, 2014 - 08:38:05
Kooxda AS Monaco ayaa qorshaheeda u weecisay weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Demba Ba kaas oo hada u ciyaara kooxda Besiktas ee dalka turkiga.

Read More »

Kala Sareenta Hogaanka Gooldhalinta Premier League Halkan Akhriso

0 Visits: 2748 | Thursday December 04, 2014 - 09:24:39
Hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League waxba iskama bedelin ka dib markii la ciyaaray kulamadii 14aad ee horyaalka Ingariiska. Iyado Sergio Aguero uu sii dheereystay hogaanka gooldhalinta horyaalka ka dib markii xalayto uu labo gool ka dhaliyay kulankii ay kooxdiisa 4-1 ku dardartay kooxda Sunderland,…

Read More »

Isku Aadka Tartanka Qaramada Afrika Ee 2015 Oo La Soo Saaray

0 Visits: 991 | Thursday December 04, 2014 - 08:59:09
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee sanadka soo socda 2015 ayaa caawa lagu sameeyay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea. Tartanka Koobka Qaramada Afrika ayaa bilaaban doona 17-ka bisha Janaayo ee 2015 waxaana uu dhamaan doonaa 8-da Febraayo. Group-ka ugu adag ayaa waxaa ku jira xulalka Ghana, Senegal,…

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Jiid-Jiiday Tottenham Oo marti Ugu Ahayd, Iyadoo Wali Sii xejisanaysa Hogaanka Horyaalka Iyo In Aan Hal Kulan Laga Badinin

0 Visits: 940 | Thursday December 04, 2014 - 08:45:19
Chelsea ayaa gurigeeda guul muhiim ah kaga gaadhay kooxda Tottenham oo marti ugu ahayd Stamford Bridge, Chelsea ayaa guushan ku gaadhay 3:0, waxayna goolsha ay guushan ku gaadhay uga mahad celinaysaa Hazard, Drogba iyo Remy. Kooxda Chelsea yaa gurigeeda Stamford Bridge ku soo dhawaysay kooxda ay isku…

Read More »

MAXAA ISKA BEDELAY KALA SAREYNTA GOOLDHALINTA HORYAALKA PREMIER LEAGUE?

0 Visits: 929 | Monday December 01, 2014 - 12:15:57
Hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League waxba iskama bedelin ka dib markii la ciyaaray kulamadii 13aad ee horyaalka Ingariiska.

Read More »

Carlo Ancelotti Iyo Real Madrid Oo Hiigsanaya Inay Jabiyaan Rekoodh Ay Barcelona Dhigtay 2006 Kii, Muxuuse Yahay Recordkaasi?

0 Visits: 910 | Sunday November 30, 2014 - 17:19:24
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa kulankii xalay ee ay kooxdiisu guusha ka soo gaadhay kooxda Malaga ku dhigay rekoodh cusub kaas oo ah inay kooxdiisu guulaysatay 16 kulan oo xidhiidh ah, wuxuuna recordkaas kala wareegay tababarayaashii hore ee Real Madrid Muñoz iyo Mourinho oo…

Read More »

Jose Mourinho "Ballon d'Or Uma Wanaagsan Kubada Cagta Hormarkeeda!"

0 Visits: 973 | Saturday November 29, 2014 - 09:18:43
Macalin Jose Mourinho ayaa noqday shaqsigii ugu dambeeyay ee abaal marinta Ballon d'Or wax kama jiraan kasoo qaado. Wuxuu Jose ku tilmaamay abaal marintan inay bur bur ku tahay hormarka kubada cagta madaama uusan macalinka reer Portugal muhiim u arkin in hal shaqsi la buun buuniyo.

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 13-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

0 Visits: 892 | Saturday November 29, 2014 - 08:42:39
Kulamada 13-aad ee horyaalka England todobaadkan la ciyaari doono ayaa ah kuwo xiiso badan madaama bisha November isbuucan lasoo afjari doono looga gudbi doono bisha ugu mashquulka badan December.

Read More »

FIFA Oo Soo Bandhigtay 15-ka Xidig Ee Khadka Dhexe Kuwaas Oo U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro World XI

0 Visits: 1053 | Saturday November 29, 2014 - 08:36:32
Fifa ayaa ku dhawaaqday 15-ka xidig ee Khadka dhexe kuwaas oo u sharaxan abaalmarintaFIFPro World XI 2014 kuwaas oo qeyb ka ah 55-ciyaariyahan oo guud ahaan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da December

Read More »

TABABARIHII HORE EE CHELSEA AVRAM GRANT OO LOO MAGACAABAY TABABARAHA XULKA QARANKA GHANA

0 Visits: 830 | Friday November 28, 2014 - 14:56:23
tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Avram Grant ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Ghana. Xiddigaha Madaw ayaa tababare raadinayay taniyo markii uu bishii September xilkaa iska casilay tababarihii hore ee Kwesi Appiah

Read More »

Brandao Oo Lagu Xukumay Hal Bil Oo Xabsi Ah Ka Dib Markii Uu Herdiyay Thiago Motta.

0 Visits: 851 | Friday November 28, 2014 - 10:48:33
Weeraryahanka Bastia Brandao ayaa lagu xukumay hal bil oo xabsi ah ka dib markii uu herdiyay xiddiga khadka dhexe ee PSG Thiago Motta, laakiin xiddiga reer Brazil ayaa laga yaabaa inuusan wax waqti ah ku qaadanin xabsi dhexdiisa. 34 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa khamiistii lagu helay danbi ah inuu…

Read More »

Chelsea Oo Ku Dhawaaneysa Inay Xagaaga La Soo Wareegto Leo Messi.

0 Visits: 929 | Friday November 28, 2014 - 10:42:29
Wargeyska Daily Express ayaa sheegaya in Lionel Messi uu ka fiirsanayo inuu u dhaqaaqo Chelsea marka la gaaro xagaaga, iyadoo xiddiga reer Argentina uu muran dhanka lacagta ah kula jiro kooxda Barcelona.

Read More »

UEFA oo soo saartay liiska ciyaartooyda u sharaxan kooxda sanadka 2014

0 Visits: 974 | Thursday November 27, 2014 - 11:06:33
Xiriirka Kubad cagta qaarada Yurub ee Uefa ayaa waxa ay soo saareen liiska ciyaartooyda u sharaxan abaal marinta kooxda ugu wanaagsan qaarada Yurub iyada oo laga soo kala xulaayo dhammaan kooxaha ka dibna hal koox laga dhigaayo. Kooxda Manchester City ayaa sedex ciyaaryahan ku leh liiskaan halka kooxda…

Read More »