Ciyaaraha

Ciyaaryahan Caan Ku Ah Ciyaarta Cricketka Oo Ka Sheekaynaya Waayihiisa, Guulihi uu gaadhay Iyo Wixii Ugu Adkaa ee soo mara

0 Visits: 1126 | Monday September 08, 2014 - 09:39:49
Ciyaaryahankan oo lugu naaneyso Freddie ayaa sheegay in ay xaaskiisu caawisay ka dib markii ....

Read More »

Kulamada Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Caawa Jira Iyo Natiijada Isreebreebka Koobka Qaramada Africa

0 Visits: 1056 | Sunday September 07, 2014 - 16:39:14
Xulka Wadanka England Ayaa Caawa Marti U Noqon Doona Xulka Wadanka Switzerland Halkasoo Labada Wadan Ku Kulmi Doonaan Ciyaar Ka Tirsan Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Ka Dhici Doona France.

Read More »

JOSE MOURINHO OO MARKALE SHAKI KA MUUJIYAY DA,DA LAACIB U CIYAARA CHELSEA

0 Visits: 2698 | Sunday September 07, 2014 - 16:25:29
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho oo intabadan ku kacsan laacibiinta afrikaan ka ah ee da,dooda ka been sheega ayaa markale ka shakiyay laacib u ciyaara kooxdiisa.

Read More »

Alberto Moreno Oo Sadaliyay Inuu Liverpool Kula Guulaysto Champions Leaquega

0 Visits: 1183 | Friday September 05, 2014 - 13:14:28
Difaaca kooxda Liverpool ee dhawaanta ku soo biiray Alberto Moreno ayaa ku riyoonaya inuu kooxdiisa cusub ee Liverpool kula guulaysto koobka kooxaha qaarada yurub ee Champions Leaquega.

Read More »

SPORTS: Kulamadii Shalay Iyo Xalay Ee Horyaalada Qaarada Yurub iyo Manchester United Oo Markale Barbaro Gool La'aan ah Lagashay Burnley

0 Visits: 1288 | Sunday August 31, 2014 - 11:57:35
Waxaa wali sii socota dhibaatada haysata kooxda Manchester united kadib markii ay barbaro gool la'aan ah la gashay kooxda Burnley oo xili ciyaareedkan ku soo biirtay horyaalka ingiriiska;

Read More »

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo Ku Guuleestay Xiddigga Ugu Fiican Qaaradda Yurub

0 Visits: 1219 | Friday August 29, 2014 - 16:25:02
Laacibka Kooxda Real Madrid Iyo Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo Ayaa Ku Guulaystay Abaal Marinta Xiddiga Yurub Ee 2014.

Read More »

Bolotelli Oo Sharaxay Sababta Uu Mar Kasta U Doorto Lanbarka 45

0 Visits: 1127 | Tuesday August 26, 2014 - 15:17:33
Mario Balotelli oo shalay dhamaystiray saxiixa uu ugu biirayt Liverpool ayaa markale doortay funaanadii No.45. Balotelli ayaa sheegay in No.45 iyo booska uu ka ciyaaraa ay is waafaqsan yihiin. Mario ayaa ku kaftamay in marka laysku geeyo labada tiro ee uu namberkiisu ka kooban yahay noqonaayo No.9 taas…

Read More »

Saaka Oo Jimce Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga.

0 Visits: 1229 | Friday August 22, 2014 - 13:03:55
Suuqa kala iibsiga xagaaga waxaa ka hartay kaliya 10 maalmood, iyadoo kooxaha ay isku dayayaan inay dedejiyaan dhaqdhaqaaqooda suuqa kala iibsiga.

Read More »

MONACO OO SHEEGTAY IN LIVERPOOL AY SAN WALI DALAB KA SOO GUDBIN RADAMEL FALCAO

0 Visits: 1157 | Thursday August 21, 2014 - 11:07:17
Kooxda AS Monaco ee dalka France ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool aysan wali dalab ka soo gudbin Radamel Falcao.

Read More »

Arsenal Oo Ku Dhaw Inay Soo Gabagabayso Saxiixa Kostas Manolas.

0 Visits: 1055 | Sunday August 17, 2014 - 14:03:05
Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw inay soo gabagabayso saxiixa 23 jirka daafaca uga ciyaara kooxda Olympiakos ee Kostas Manolas.

Read More »

Manchester United Oo Jamaahiirteeda Ka Madnuucday Inay Old Trafford Usoo Qaataan IPadka iyo Tabletka

0 Visits: 1120 | Tuesday August 12, 2014 - 08:19:51
Kooxda Man united ayaa jamaahiirteeda ka madnuucday inay xili ciyaareedka cusub garoonka u soo qaataan aaladaha ay ka midka yihiin Ipadka iyo Tabletku.Waxaa soo kordhaysay in taageerayaashu Ipadka iyo Tabletka ku duubtaan waxyabaha garoonka ka socda. Jamaahiirta ayaa u adeegsan karta inay ciyaarta oo…

Read More »

Kooxda Liverpool Oo 4:0 Ku Caraabisay Kooxda Dortmund

0 Visits: 1233 | Monday August 11, 2014 - 08:41:57
Iyadoo dhawaan la filaayo inay bilaamaan horyaalada yurub ayay kooxuhu ciyaarahaan kulamada saxiibtinimo ee ay ugu diyaar garoobayaan horyaaladooda. Kulan xiiso

Read More »

Louis van Gaal OO 7 Ciyaartoy Shir Laqaatay Muxuuse Kala Hadlay?

0 Visits: 1088 | Monday August 11, 2014 - 08:37:49
Tababaraha kooxda Man United Louis van Gaal ayaa todoba ciyaartoy oo Manchester united ka mid ah ayaa shir la qaatay. Van Gaal ayaa lixda ciyaartoy ee kala ah Rafael

Read More »

Maxaa Kala Haysta Samir Nasri Iyo Jamaahiirta Arsenal

0 Visits: 1350 | Sunday August 10, 2014 - 11:24:45
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Man city Samir Nasri ayaa sheegay in cayda uu kala kulmo jamaamiirta Arsenal ay tahay nacasnimo.Nasri ayaa isku diyaarinayaa kulanka dhex maridoona Arsenal iyo Man city ee Community Shield ka.

Read More »

Didier Drogba oo ka fariistay ciyaaraha heerka caalami+xasuustisii qaranka

0 Visits: 1099 | Saturday August 09, 2014 - 18:35:28
Weeraryahanka Chelsea Drogba ayaa dhaliyay 65 gool 104 kulan uu u saftay Ivory Coast mudo 12-sano ah oo uu ka tirsanaa. Isaga oo ciyaaray saddex koob adduun.

Read More »

Morgan Schneiderlin 'wan ka fariisanayaa ciyaaraha haddii Southampton ay i iibin weyso

0 Visits: 1052 | Saturday August 09, 2014 - 18:28:50
24-sano jirkaan Morgan Schneiderlin ayaa lala xiriirinayay inuuTottenham ku biirayo laakiin Saints Gudoomiyaheeda Ralph Krueger ayaa waxa uu sheegay in uusan iib ahayn ciyaaryahankiisa.

Read More »

Tobankii Saxeex Ee Ugu Qaalisanaa Xagaagan Iyo Luis Suarez oo aykooxda Barcelona iibsatay oo ilahada hogaaminaya iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Badan

0 Visits: 1391 | Wednesday August 06, 2014 - 09:40:55
Iyadoo wali ay in bil kudhawi ka hadhsan tahay waqtigii uu xidhmi lahaa suuqa kala iibsiga ciyaartoydu ayaa ilaa hadda waxay kooxuhu la wareegeen saxiixyo taariikhda galidoona;

Read More »

Wakiilka Juan Quintero Oo Beeniyay Wararka Laxiriirinaya Kooxda Arsenal.

0 Visits: 1872 | Friday August 01, 2014 - 11:10:03
Wakiilka laacibka kooxda FC Porto iyo qaranka Colombia Juan Quintero ayaa been abuur ku tilmaamay wararka la xiriirinaya 21 jir kaan kooxda ka dhisan waqooyiga London ee Arsenal. Waxaa soo baxayay warar sheegaya in Juan Quintero uu si rasmi ah ugu biiri doono kooxda Arsenal maalinta isniinta lakiin…

Read More »

Natiijada Kulamadii Xalay iyo Real Madrid Oo €60 million Ee Ay Iibka Di Maria Ka Hesho Ku Soo Iibanaysa Falcao

0 Visits: 1756 | Sunday July 27, 2014 - 14:17:12
Hadii aan ku bilawno natiijada kulamadii xalay dhacay kooxda Arsenal ayay guul daro 1:0 ahi ka soo gaadhay kooxda New York Red Bulls.

Read More »

Arturo Vidal Oo Diiday Inuu u Tago Kooxda Manchester United oo rabtay inay iibsato.

0 Visits: 997 | Friday July 25, 2014 - 15:02:23
Laacibka Baryahaba Manchester United Rabtay Inay Iibsato Ee Arturo Vidal Oo Diiday Inuu Tago Kooxda Manchester United

Read More »