Suugaan

Daawo AfkashacabkaTV- Wuxuu Daydayaa Xaqiiqda Xogtii Adi Kaa Qarsoon Inaad Hesho Waa Xilkiisa Xabsi Kaama Mudnoo Xaqbay Kugu Leedahoo xorweeye saxaafaduye ha xasuuqin wariyaha

0 Saturday December 20, 2014 - 15:55:51
DAAWO AFKASHACABKA TV- Wuxuu Daydayaa Xaqiiqda Xogtii Adi Kaa Qarsoon Inaad Hesho Waa Xilkiisa Xabsi Kaama Mudnoo Xaqbay Kugu Leedahoo xorweeye saxaafaduye ha xasuuqin wariyaha

Read More »

DAAWO AFKASHACABKA TV hees cusub yuusuf xaybara warda eraydii abwaan dhaqansame by socayo band

0 Saturday December 20, 2014 - 14:13:17
DAAWO AFKASHACABKA TV- hees cusub yuusuf xaybara warda eraydii abwaan dhaqansame by socayo band

Read More »

Daawo: Fanaanad Sahra Halgan oo madaxweyne Siilaanyo Fariin Codsi Ah u Direysaa

0 Visits: 408 | Tuesday December 16, 2014 - 23:09:17
Fanaanada Caanka ah ee Sahra halgan oo fariin codsi ah uu dirtay Madaxweyne siilaanyo ..

Read More »

Heesta Macaan (Nabada) Iyo Kooxda Socayo Band BY: afkashacabka

0 Sunday December 14, 2014 - 13:46:18
Heesta Macaan (Nabada) Iyo Kooxda Socayo Band BY: afkashacabka.net

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Heesta cusub Ee Lubi, Erayadii Abwaan Cali Cumar Ciise, Laxankii Indho, Musikadii Furinle iyo codadkii Yurub Geenyo iyo Mukhtaar Cismaan

0 Visits: 603 | Tuesday November 25, 2014 - 12:36:14
Daawo Muuqaal: Heesta Lubi, Erayadii Abwaan Cali Cumar Ciise, Laxankii Indho, Musikadii Furinle iyo codadkii Yurub Geenyo iyo Mukhtaar Cismaan

Read More »

CAYNTE: MAANSO AY CURISAY ABWAN LAYLA MAXMED SICID

0 Visits: 1047 | Saturday November 22, 2014 - 08:53:58
Maansadan Hoos ku qoran waxa curisay Abwaan Layla Maxmed Siciid oo ah Hal abuurad Da'yar oo Reer Burco ah balse hadda ku sugan Waddanka Sucuudiga

Read More »

Daawo Waraysigii Ugu qosolka Badnaa oo uu jilaaga caanka ah ee Sooraan la yeeshay Nin Jacayl ku dhacay iyo Qaabka uu waraysiga uu qaaday Sooran

0 Visits: 1573 | Thursday November 06, 2014 - 08:16:37
Jilaaga caan baxay ee Sooraan ayaa isagoo Iska Dhigaya Suxufi wuxu Waraysi Qosol Badan ka qaaday Nin sheegay inu Jacayl Cidla ka helay DAAWO

Read More »

Daawo Muqaal:Abwaan Cabdi Good Oo Kabaha la Dulmaray Hees Uu Ku Luqeeyo Fananka Dalmar

0 Visits: 670 | Sunday October 26, 2014 - 16:28:12
Halkan Ka Daawo heesuu qaado dalma yare oo cabdi good shaqbaadhka mariyey

Read More »

Daawo: Abwaan Hadraawi oo ka sheekeyey Sheeko Jacayl oo Naftiisa Raad ku Reebtay

0 Visits: 2559 | Saturday October 25, 2014 - 11:39:38
Warqad Jacayl ku qoranyahay oo uu u akhriyey Fanaanadii Alle ha unaxariiste Magool ayu si qoto Dheer uga shekeyey, Waana Arin Jacayl ah Oo Sheeko Kugu Ahayd Lakiin Qiso La Yaab Leh XambaarsanDaawo

Read More »

Daawo: Riwaayad Qosol Badan oo Majaajilaystayaasha Qarnigan ee Gurey iyo Garaad ay Soo Bandhigeen

0 Visits: 1784 | Monday October 20, 2014 - 11:11:22
Majaajilaystayaasha Reer Burco ee Dhalinyarada ah ee Gurey iyo Garaad ayaa Riwayaddii Qosolka Badnayd ku so Bandhigay Hargeysa Daawo Adaa Qosliye

Read More »

Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

0 Visits: 538 | Saturday October 04, 2014 - 10:01:45
Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

Read More »

Daawo:Filmkii ugu Danbeeyey uguna Qosolka Badnaa ee Ay soo saareen Jilayaasha Jawaan iyo Sooraan iyo Kooxdoodu

0 Visits: 2108 | Monday September 08, 2014 - 18:48:30
Filmkan oo ka hadlaya Hawlaha ay Hay'aduhu Dalka ka qabtaan, Sida Siminaarada iyo waxyaabo la mid ah iyo Mashaariicda Dhinaca Waddooyinka ee xukuumaddu waddo DAAWO

Read More »

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan iyo Bandhigii Fanaaniinta Jigjiga ee uu Hormuudka u aha Ahmed Budul

0 Visits: 1529 | Sunday August 17, 2014 - 01:08:37
Barnaamijkan oo ay Daadihinayso Suxufiyada Saynab Maxamed Cabdi ayay fanaaniintu ku soo Bandhigeen Dhaantooyin iyo cayaaro aad u qurxoon Daawasho Wacan

Read More »

R-Afkashacabka: Dhegayso Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo Suugaan, sheekooyin iyo kaftan aad u badan ka soo jeediyey Bandhiga Buugaagta Hargeysa

0 Visits: 763 | Tuesday August 12, 2014 - 23:58:26
Abwaan Weedhsame oo kamid ah Hal Abuuradii suugaanta badan ka jeediyey Hargeysa International Book Fair ayaa si weyn uga qosliyey martidii nooc walba lahayd ee soo camirta hoolka shaqaalaha ee magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Al Fanaan Maxmed BK oo Hees Cusub u qaaday Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera

0 Visits: 987 | Sunday August 03, 2014 - 09:32:17
Ereyadii Hoodo Maxmed Cawaale, Codkii iyo Laxankii Maxmed BK iyo Musicgii Axmed weli ibrahin furinle Daawasho Wacan

Read More »

DAAWO: SHOWGII 26KII JUNE AY BURCO KA DHIGEEN FANAANIINTA UK IYO BURCO OO WELI KA XIISO GOYN LA'

0 Visits: 2775 | Tuesday July 29, 2014 - 16:20:12
CABDI QABOOJIYE, NIMCO YAASIN CARALE, CABDI HOLLAND, MAXAMUD XUSEN HALWAD, SAHRA MOOGE IYO NASIR CUNJUF DAAWASHO WACAN

Read More »

Daawo: Jilayaasha Qarnigan ee Gurey iyo Garaad oo ku dhowaad kun qof ka qoslinaya

0 Visits: 1922 | Tuesday June 24, 2014 - 20:11:19
iyo riwaayad cajaaib ah oo qosol badan oo ay sameeyeen

Read More »

Difaaca Xuduudaha Somaliland Maanso Cusub by: Abwan moahmed kaise hassan

0 Visits: 553 | Tuesday June 17, 2014 - 16:17:32
dhabar lacuno baan leenahoo .laakiin dhaban lacuno malihine .ninkii taariikhda soo dheehan

Read More »

ADUUNKA TARTIIB U SOCO ......................Maanso Cusub

0 Visits: 694 | Saturday June 14, 2014 - 17:10:47
¤Adoo tahli kara ha diidin ¤Adoo talin kara Ha eexan ¤Adoo Tari kara ha gaabsan

Read More »

DAAWO: RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD

0 Visits: 856 | Thursday June 05, 2014 - 19:23:05
RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD DAAWO FILMKA CUSUB

Read More »