Sirta Nolosha

SAMAYNTA QADKA IYO SUGARKA. W/Q SAMSAM ISMACIL CABDI

0 Visits: 684 | Tuesday October 13, 2015 - 17:09:52
marka hore waan idin salamayaa akhriista yaasha .halkan waxaan ku soo gudbinayaa a xooga xoga oo ku saabsan sigaarka iyo qadka sameeynta uu ku leyey cafimaadka bulshada.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga TVga Qaranka iyo Hal Abuur Qoraa Abdinaasir Afrika

0 Visits: 1384 | Sunday October 11, 2015 - 09:11:59
Barnaamijka oo uu Soo Saaray Weriye Mustafe Teacher Waxa lagu martiqaadaa Qoraayada iyo Hal Abuurada Dhalinyarada ah ee Somaliland, Hal abuur Abdinasir ali Afrika oo ka mida Qorayaasha iyo Hal abuurrada Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalada Berbera, Waana G/kuxigenka Naadiga Akhriska Berbera

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Jamaal Bullaale oo ku marti ah Toddobaadkan

0 Visits: 1380 | Wednesday October 07, 2015 - 07:59:02
Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka ku Hawlan Qoraalka.

Read More »

Sigaarka iyo cudurada ay ku Kenan Sambabada

0 Visits: 639 | Monday September 28, 2015 - 16:57:12
Sirta ka dambeysa sababta uu sambabahoodu u fayow yahay, iyago weligood sigaar cabayay, ayey seynisyahada UK sharaxeen.

Read More »

Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose

0 Saturday June 20, 2015 - 15:14:58
Xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose oo Muqdisho u jirta 30-km, iyadoo ay u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.

Read More »

Hooyadu Waxay Leedahay Fur ama La Guurso iyaduna Waxay Tidhi Guurso Markaan Geeriyoodo

0 Wednesday April 01, 2015 - 08:15:44
Waa Qisso Murugo iyo Xanuun Badan Akhris oo ka Bogo

Read More »

Wax ka Baro Faaidooyinka Timirta iyo Waxyaabaha ay Daawada u tahay

0 Thursday March 12, 2015 - 08:21:23
Geedka barakaysan ee timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku bixin badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa kale oo la yidhaa lama dagaan, waana dhul saxare ah oo cimilo ahaana aad u kulul.

Read More »

Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

0 Monday March 02, 2015 - 09:19:05
Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

Read More »

Daawo:Barnaamij Lagu Dhiiri Galinaayo Dumarka Islaamka Oo Loogu Magac Daray Muslim Women Empowerment Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Visits: 669 | Saturday February 28, 2015 - 17:24:48
Burco(AfkaShacabka.com)Barnaamijkani Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Hibaaq Maxamed Ayax Iyo Ifraax Axmed Xasan OO Ay Ugu Tala Galeen Sidi Haweenku U Ogaan Lahaayeen Awoodooda Ay Ku Leeyihiin Islaamka Ayaa Waxa Ay Ku Qabteen Hoolka Jaamacada Addis Ee Burco

Read More »

Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta.

0 Sunday February 22, 2015 - 22:56:29
Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta

Read More »

Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadkeena Qaba Xanuunka Dhimirku Waa Mid u Baahan Wax ka Qabasho Deg-deg ah!WQ: Amb.kaysar

0 Visits: 599 | Saturday February 14, 2015 - 10:05:39
Inbaa Dooxyada dhex jiifta, Inbaa Derbiyada ku laaban, Inbaa Daranyeysan Gaajo,

Read More »

Daawo: HIMAC Media Prouction and ICT Solution oo kuu Keentay Ageegyo Casri ah

0 Visits: 656 | Wednesday February 04, 2015 - 16:28:07
Documentryo qaabaysan oo casriya oo lagugu turjumayo luuqadda aad jeceshay, xayaysiiyo lagugu saamaynayo qaabab casri ah iyo adeegyo kale oo dheeraada Daawo

Read More »

Suurad qur'aanka ku jirta oo daawo u ah ilawshiyaha (hilmaamka) cajiib

0 Visits: 1453 | Wednesday January 21, 2015 - 10:20:56
Holland (Afkashacabka) Hilmaamka iyo fahmo xumidu waa xanuun beryahan danbe aad looga cabanayo taas oo aad arkayso qof dhalin yaro ah oo hadana markad wax weydiisokugu odhanaya wan hilmaamsanahay ama si fiican uma xasuusto, markaan sidaa leeyahay uma jeedo yaan waxba la ilaawin ama la hilmaamin waayo…

Read More »

Hurdo yaraantu Waxay Sababta Cudurada ....

0 Visits: 1238 | Sunday January 18, 2015 - 03:24:41
Holland (Afkashacabka.com)- Cilmi caafimaadka ee casriga ah ayaa lagu ogaaday in hurdo yaraantu ay qofka ku keento dhibaatooyin caafimaad oo ay ka mid tahay in ragga uu ku yaraado hormoonka Testosterone iyo in uu cimrigiisu ka soo gaabto inta laga filayey.

Read More »

Gabadh ka sheekaysay Qiso Murugo Badan oo ku saabsan Nin wada jeclaaday iyada iyo Hooyadeed

0 Visits: 1743 | Friday November 28, 2014 - 14:39:01
Gabadh u dhalatay dalka Kenya ayaa ka sheekeysay waayeheeda nololeed iyo jacayl guuldareystay oo ay la yeelatay nin ay si weyn isu jeclaayeen oo aaney magiciisa sheegin.

Read More »

Warbixin: 9-Halyeey Oo Wiilashooda Mustaqbalka Dhow Garoomada Kasoo Muuqan Doonaan

0 Visits: 1275 | Thursday November 20, 2014 - 15:29:01
Waxaan idiin heynaa xog xiiso badan oo ku saabsan 9-halyee oo kubada cagta heer sare ka gaareen haatana caruurtada ay mari rabaan wadadii ay mareen. Sidaa darteed rug cadaayaashaan wiilashooda ayaa mustaqbalka dhow saaxada kubada cagta kasoo muuqaan doonaan waxayna diyaar u yihiin caruurtaan inay hore…

Read More »

Gabadh Dishey Ninkeedii iyo Sxbkeed oo ka sheekaysay Dilka Labadaasi Nin oo Qarsoodi ahaa

0 Visits: 608 | Sunday November 16, 2014 - 18:29:50
Estibaliz Carranza oo da'deedu tahay 36 jir una Dhalatay Waddanka Mexico ayaa lagu xukumay xabsi daa'in iyada oo la geeyey meel dadka maskaxda ka xanuusanaya lagu hayo

Read More »

DHibka kala haysta lamanaha is qaba iyo mobilada ama sms

0 Visits: 723 | Wednesday November 05, 2014 - 17:24:42
Isku soo Duuboo Dhibaatooyinka ka dhex dhaca Lamaanayaasha is doortey ee uu sababo Mobil-ka ayaa abuura Muran iyo kala Shaki sababi kara Aakhirkii kala tag ,

Read More »

Maxaad ka Taqaanaa Waxyaabaha Sigaarka laga Soo Sameeyo iyo Aqoonyahan Daraasad ku so Bandhigay

0 Visits: 640 | Tuesday October 21, 2014 - 12:09:44
Proffessor Simon chapman oo u dhashay dalka Australia isla markaana bare ka ah jaamacada Sydney oo la hadlayay Sydney daily Telegraph ayaa waxa uu sheegay

Read More »

Sababaha Keena Daalka Faraha Badan Iyo Sida Loo Daweeyo!

0 Visits: 987 | Monday October 20, 2014 - 18:50:06
Sababaha Keena Daalka Faraha Badan Iyo Sida Loo Daweeyo! Hurda yarida ayaa aan kaliya ahayn waxyaaba uu qofku u dareemo daal iyo tabcaan fara badan, balse waxaa jira waxyaabo kale oo uu qofku sameeyo dabadeed yaraysa awoodaada jidh ahaaneed iyo ta caqli ahaaneed ba, waxhaabahan ayaa ah waxyaabaha aad…

Read More »