Wararka

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe oo hambalyo u direy madaxweynaha markale loo doortay Puntland iyo iscasiladi wasiirka gaashandhiga

0 Visits: 170 | Monday January 08, 2024 - 16:10:54
Faysal oo ka hadley iscasiladii xalay ee Wasiirka Gaashandhiga Somaliland iyo doorashada puntland

Read More »

Daawo Mustafe Magaalo oo kamida aqoonyahanka iyo siyaasinta Somaliland oo ka hadlay ictiraaf raadinta shardiga looga dhigay heshiiska itoobiya ee badda

0 Visits: 181 | Monday January 08, 2024 - 16:07:03
"Madaxdu inay heshiis kasta oo ay gelayso sal uga dhigto ictiraaf raadin oo waxa kale oo dhan iska illowdo ayaa qaran ahaan ina wada deeqaya, heshiiskaasnaa ..." Mustafe Magaalo

Read More »

Daawo: Wasiir Buuni oo shir jaraaid ugu jawaabay Guddomiyaha xisbiga waddani

0 Visits: 126 | Monday January 08, 2024 - 16:05:29
"Xirsi waxa uu yidhi Madaxweynaha JSL waxay ahayd in uu Xasan sheekh heshiiska kala.." Wasiir Buuni

Read More »

Daawo: Xisbiga WADDANI oo sheegay inaan heshiiska lagu qancin, si daahfuurana bulshada loogu caddayn

0 Visits: 113 | Monday January 08, 2024 - 16:03:29
" Heshiiska laguma qancin, ummadana ......" Gudd-Xirsi.

Read More »

Daawo: Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey

0 Visits: 145 | Monday January 08, 2024 - 15:59:43
Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey iyo guddomiyaha maxkamadda sare oo la dardaarmay

Read More »

Daawo: Fadhigii Maanta Ee Golaha Guurtida Jsl Ayaa Lagu Ansixiyey Labada Xeer Oo Golaha horgeeyay

0 Visits: 146 | Monday January 08, 2024 - 15:55:08
Xeerkii dorashoyinka ayaa ka mid ahaa xeerarka ay guurtidu ansixisay maanta

Read More »

Daawo: Golaha Wakiilada JSL ayaa qaraar ka soo saaray faragelinta Somaliya.

0 Visits: 142 | Monday January 08, 2024 - 15:50:44
Golaha Wakiilada JSL ayaa qaraar ka soo saaray faragelinta Somaliya.

Read More »

DAAWO: Masuulka 2aad ee iska casili doona xukumadda muuse oo ka hadlay aragtidiisa dekedda uu madaxweynuu siinayo itobiya

0 Visits: 157 | Monday January 08, 2024 - 15:44:20
"Dekad cusub oo ganacsi oo Itoobiya la siinayaa ma jirto., meherad na mehered kale lagama ag furo" Mareeyaha Hay'adda Dekkadaha Somaliland

Read More »

Degdeg: Xildhibaano ka badan 50 mudane oo golaha wakilada ka tirsan oo shir uga socdo Hargeysa hadda

0 Visits: 154 | Saturday January 06, 2024 - 14:38:16
Xildhibaano ka badan 50 mudane oo golaha wakilada ka tirsan oo shir uga socdo Hargeysa hadda

Read More »

Daawo: Wasaaradda arimaha dibada JSL ayaa soo bandhigaysay qorshe hawleedka sannadka 2024

0 Visits: 154 | Saturday January 06, 2024 - 14:35:04
Wasaaradda arimaha dibada JSL ayaa soo bandhigaysay qorshe hawleedka sannadka 2024

Read More »

Daawo: ''waxba kamaanu badalin isasaarkii doorashooyinka''Golaha Guurtida Somaliland

0 Visits: 171 | Saturday January 06, 2024 - 14:28:10
''waxba kamaanu badalin isasaarkii doorashooyinka''Golaha Guurtida Somaliland

Read More »

DAAWO: Mustafe Magaalo oo ka hadlay arrinta badda ee somaliland iyo itoobiya, bulshadana waaniyey

0 Visits: 537 | Thursday January 04, 2024 - 18:27:12
"Ma aaminsani in qof somaliland ah uu ka lexejeclo badanyahay dadka aynu dooranay ee madaxweyne illaa golayaal leh" Mustafe Magaalo

Read More »

Daawo: Bananbaxayo lagu tageerayo qadiyada jsl iyo heshiska dalka itoobiya aya ka dhacay magalada Berbera

0 Visits: 162 | Thursday January 04, 2024 - 15:25:28
Bananbaxayo lagu tageerayo qadiyada jsl iyo heshiska dalka itoobiya aya ka dhacay magalada Berbera

Read More »

Daawo: Madaxweyne Biixi oo Dalka lagu so dhoweyey fagaarena kala hadlay shacabka caasimada hargysa

0 Visits: 159 | Thursday January 04, 2024 - 15:22:18
"Annigu Dalka ma iibin karo, ka iga dambeeyaana ma iibin karo" Madaxweyne Muuse Biixi.

Read More »

Daawo: Sh Dirir oo dhirigeliyey Beeralay quraan ku baranaysa tuulo u dhow gabiley, kana hadlay dagaalada socda

0 Visits: 163 | Thursday January 04, 2024 - 15:12:06
"Adduunka dagaallaa ka socda iyo baddii oo la isku fadhiistay" Sheekh Dirir

Read More »

Daawo: Go'aan Adag Oo ka Soo Baxay Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland

0 Visits: 139 | Wednesday January 03, 2024 - 15:22:59
Go'aan Adag Oo ka Soo Baxay Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland

Read More »

Daawo: Madaxwaynaha JSL ayaa si Diiran loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deeganka Somalida.

0 Visits: 177 | Wednesday January 03, 2024 - 15:20:03
Madaxwaynaha JSL ayaa si Diiran loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deeganka Somalida.

Read More »

Daawo: Cali warancade oo si adag uga hadlay arrinta heshiiska badda ee itobiya

0 Visits: 137 | Wednesday January 03, 2024 - 15:00:34
"Soomaaliya dabin ayay rabtaa in ay inoo dhigto ee ilmada yaxaaska ha ku Dagmina"Cali Waran-cade

Read More »

Daawo "Wixii Awoowyaasheen ka Dagaalameen ayaa Sellad lagu Qaaday oo Itoobiya laga Iibiyay" Muj Axmed Mire

0 Visits: 172 | Tuesday January 02, 2024 - 20:22:19
"Wixii Awoowyaasheen ka Dagaalameen ayaa Sellad lagu Qaaday oo Itoobiya laga Iibiyay" Muj Axmed Mire

Read More »

Daawo: Sidee shacabka Burco u arkaan heshiiska Badda Somaliland ee Itoobiya

0 Visits: 147 | Tuesday January 02, 2024 - 20:17:59
Sidee shacabka Burco u arkaan heshiiska Badda Somaliland ee Itoobiya?

Read More »