Maqaallo

Nacaybaa Jacayl Laga Dhaxlaa Qaybtii 6aad W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi(Maxamed Andar)

0 Visits: 636 | Thursday October 27, 2016 - 17:44:47
Qaali markii ay utimi ayaa ay damacday inay ku tuurtuurto hadalo kaftan ah waxayna ku tiri , muumin ayaamahan danbe qurux law ayaad noqotay inantii ku aragtaabba waa ay ku caashaqaysaa, muumin ma aanu jeclaysan kaftankka iyo xataa lahadalka qaali wax jawaab ahna ma uu siinin, qaali waxa ay wajiga muumin…

Read More »

10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud

0 Visits: 341 | Wednesday October 26, 2016 - 10:37:47
10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud

Read More »

Asma Dhimataye adaa nool (WQ: Cumar Seerbiya)

0 Visits: 368 | Tuesday October 25, 2016 - 15:28:44
Asma Cabdi laga yaabo inaad garanayso balse isku Asma uma jeedno sababta oo ah Asma-dan magaceeda aniga ka hor looguma yeedhin oo hadda ayuu baan jeclaystay

Read More »

Saxaafadu Waa Indhaha Bulshada Marna Waa Mindi Kutaal Qarankeena W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi(Maxamed Andar)

0 Visits: 260 | Monday October 24, 2016 - 18:20:22
Iyada oo aynu ka wada war qabno in marba marka kasii danbaysa ay wadankeena kusoo badanayaan warbaahinaha kala duwan iyo suxufiyiinta ka hawl galaya, kuwaas oo oo aanay cidina kaan taroolayn isla markaana mihnadii warbaahinta ay u adeegsanaya kolba wixii ay doonaan taas oo ay ka faa idaysanayaan cid…

Read More »

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Xarunnta A Technology Oo Adeeg Cusub Oo Soo Kordhisay Maxayse Yihiin?

0 Visits: 211 | Monday October 24, 2016 - 16:28:35
Dhaaman waxaa la ogaysiin dadka ku dhaqan Magaalada Hargeisa yo Nawaaxigeed In Xarunta Adeegyada

Read More »

MA CADAALADDA MISE CODADKA?. W/Q: Dr-maxamed Biixi

0 Visits: 225 | Monday October 24, 2016 - 14:20:47
Hanaanka xisbiyada badan(multiparty system) ayaa ah hanaan siyaasadeed qiimihiisa leh oo soo taxnaa tan iyo 2001 , kaasi o uu markii ugu horaysay uu fikradeeda iyo

Read More »

Nacaybaa Jacayl Laga Dhaxlaa (Qaybtii 5aad) W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi (Maxamed Andar)

0 Visits: 433 | Sunday October 23, 2016 - 14:38:32
Qaaali oo qadadii sida ayaa usoo gashay muumin oo markaa hurdo udiyaar garoobayay, waxayna usheegtay in ay qadadii usoo qaaday, muumin inta uu qoslay ayaa uu kuyiri waad mahadsantahay walashay nuur ayaa ii keenay oo waakaa weelkii qadada aan ka cunay halkaa yaala.

Read More »

Daawo: Barnaamij ka hadlaya Muxuu Wax Akhrisku Muhiim u yahay

0 Visits: 279 | Thursday October 20, 2016 - 01:02:35
Muxu Wax akhrisku Muhiim u yahay Maxaase Laga Faaidaa Wax akhriska Daawasho Wacan

Read More »

Hogaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan Seddex Ayuu Diiday Seddexna Wuu Doortay.W/Q: Kamaal Sh Ismail Aden.

0 Visits: 304 | Thursday October 20, 2016 - 00:49:42
Marka laga hadlayo kalmada hogaamiye waxay leedahay macne aad u balaadhan oo aan la soo koobi karayn bal in yar aan iftiimiyo oo aan dul xaadiyo macnaheeda.

Read More »

Nacaybaa Jacayl Laga Dhaxlaa (Qaybtii 4aad) W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi (Maxamed Andar)

0 Visits: 352 | Wednesday October 19, 2016 - 17:50:34
Qaali runtii aad ayay uga yaabtay jawaabtaas,waxayna markale waydiisay maxaa idinka dhexeeya siraad ma jacayl ayaa idinka dhexeeya, muumin ayaa ugu jawaabay sidaan anigu jacayl usamayn karaa maya ee waxaanu nahay labo qof oo walaala ah run ahaantiina siraad waa qof xagayga qaali ka ah,

Read More »

Heerka Uu Gaadho Musuq Maasuqa Waqtiyada lagu jiro olalaha doorashada & mas'uuliyinta ku dhiiran W/Q Maxamed Cismaan

0 Visits: 129 | Tuesday October 18, 2016 - 11:29:41
Sida inta badan bulshada jamhuuriyada somaliland u dhagtagayaan waxaa inagu soo food leh waqtigii loo qorsheeyay inay dhacdo doorashada madaxtooyada jamhuuriyada somaliland, Hadaba waxaa jira sedex xisbi qaran oo laba kamid ahi aan awoodooda la dhayalsan karayn kuwaasoo kala ah

Read More »

Maxaad igu dooraneysaa? W/Q Mohamed Ali Bile

0 Visits: 234 | Tuesday October 18, 2016 - 11:19:11
Marka muwaadinku doorto xisbi amma hoggaamiye, waxa uu muwaadinkaasi ku wareejiyey xisbigaasi

Read More »

Ha Doorin Jinsiyadda!! W/Q:- Kamal Sh Ismail Aden

0 Visits: 174 | Tuesday October 18, 2016 - 11:11:18
Hadaba hadday awoow-yadeen ama aabayaasheen sida ahaayeen oo ay ku dhaganaayeen jinsiigooda waxaan

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Oo ku Socota Meherki Qarniga Eng;Mahamoud Mohamed Awaleh Iyo Boqarada Juweriya Mohamed Mahamoud Oo Manta Ka Dhacay Magalaad Gabilay

0 Visits: 661 | Thursday October 13, 2016 - 21:30:12
Hambalyo Meher Wacan Oo ku Socota Meherki Qarniga Eng;Mahamoud Mohamed Awaleh Iyo Boqarada Juweriya Mohamed Mahamoud Oo Manta Ka Dhacay Magalaad Gabilay

Read More »

Nacaybaa Jacayl Laga dhaxlaa Qaybtii3aad W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi(Maxamed Andar)

0 Visits: 425 | Thursday October 13, 2016 - 17:03:35
Muumin ma uu sii raacraacin hadalkii qaali ay kutiri ee markii uu musqusha kasoo baxay waxa uu si toosa u abaaray qolkiisii oo sidaynu hore usoo sheegnay ka go,naa qolalka kale ee guriga.

Read More »

Qaladaadkii Hadaladii Cirro.....W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

0 Visits: 176 | Monday October 10, 2016 - 10:20:01
Qaladaadkii Hadaladii Cirro Sidii Caadada Ahayd Waxaa Gudoomiye Cirro Lagu Soo Dhaweeyay Madasha Miiga Cod Baahiya Iyada Oo U Jeedku Ahaa Inuu Ku Soo Dhaweeyo Xisbiga Mudanayaashii Kusoo Biirayay Ee Isugu Jiray Niman Xamar Kasoo Diga Rogtay , Kuwo Asxaabta Kale Iyo Qaar Dalkaba Iska Joogay.

Read More »

ku biirista isbahaysiga ee xisbiga wadani maalma kadib waxay sabab u noqdeen in bahdii garsoorka ay qaar badani is casilaan W/Q Maxamed Cismaan

0 Visits: 247 | Sunday October 09, 2016 - 18:59:10
Waxaa laga jogaa waqtigi yar, jahwareerkii ku yimid xukuumada markii ay ka huleeleen xubno ka mid wasiiradii xilalka ka hayay iyagoo ay ku sababeeyeen is casiladoodii in xukuumadii ay ka tirsanayeen ay isla afgaran wayeen masiirka mustaqbalka dalkan ee ku aadan xisbiga. Hadaba waxaanu shaashadaha ka…

Read More »

Cashuurta – W/Q: Axmed Cali Diiriye

0 Visits: 208 | Saturday October 08, 2016 - 15:41:46
Cashuurtu waa lacag qasab ah oo ay dawladi ka qaadayso muwaadinkeeda ama cidda kale ee

Read More »

Haween Hoggaan Qabtay ma Hoog baa?! W/Q: Cabdicasiis Guudcadde

0 Visits: 197 | Saturday October 08, 2016 - 15:40:28
Gabadhu ma yeelan kartaa kaalin bulsheed iyo mid siyaasadeedba? Ma soohdin baa jirta ay tahay in aanay soo dhaafin; waa se tee?

Read More »

Nacaybaa Jacayl Laga Dhaxlaa (Qaybtii 2aad) W/Q Maxamed Cabdi Cabdilaahi (Maxamed Andar)

0 Visits: 619 | Friday October 07, 2016 - 19:59:55
Markii uu waagii soo iftiimay ee ay saacadu ku beegnayd abaaaro 6:10 daqiiqo ayaa waxaa albaabkii furay cismaan oo ahaa odaygii guriga lahaa oo markaa gaadhi guriga yaalay ka soo saarayay.

Read More »