Maqaallo

Lix Qoddob Oo Ku Soo Baddanaya Saaxadda Soomaliland ,iyo Dhaawac Wayn Oo Ay Soo Gaadhsiinkarto Himiladda Hiigsiga iyo Horumarka Soomaliland ,iyo Ogaan Laanta SHacabka by Mukhtaar Nadaara

0 Visits: 989 | Monday February 02, 2015 - 19:08:19
Yaabaye,Ma Yaabteen? Yaabteen Ma Yaabay?Yaabnaye Mawadda Yaabteen?Eegaye Ma Eegteen?Eegteene Ma Eegay?Eegnaye Mawadda Eegteen?Maqlaye Ma Maqasheen?Maqasheene Ma Maqlay?Maqalnaye Mawadda Maqasheen?Yaa U hadhin Yaa ka hadhin?Yaase u yeedhay? Yaase ka Yeedhay? Bal adba Jawab?

Read More »

Sxb Kay Ayaa Xabaasha Email Iiga Soo Diira! WQ) Axmed-Shaakir Cawil : Qiso Murugo Badan

0 Visits: 1443 | Monday February 02, 2015 - 11:06:00
Qisadani waxay ku dhacday Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dal kamid ah dalalka Khaliijka, wuxuu ahaa nin aad u xiiseeya una jecel filimaanta Anshaxa xun ee gogol-dhaafka dhiirri-galinaya,

Read More »

Beersoosha Baabuurta Lagu Xidhayo Baraarug La Aanta Dadwaynaha Danaha Lagu Fuliyo Oo Farabadan WQ: cabdiraxmaan maxamed ismacil

0 Visits: 838 | Monday February 02, 2015 - 09:52:39
Waxa baryahan , aad usoo badanaya , beersoosha , baabuurta . lagu xidho. oo noocyo badan. oo kala duwan.

Read More »

Naadiga Halkaraan oo Bahda Qalinleyda iyo Dadka Soomaliyeed oo Dhan ka Tacsiyadaynaya Geerida Marxuum Abwaan Xuseen Kadare

0 Visits: 989 | Monday February 02, 2015 - 09:42:18
Dhamaan xubnaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Halkaraan Readrs Club ee Gobolka Tog-dheer ee magaalada Burco waxay Tacsi Riiraanyo leh u dirayaan Umadda Somaliyeed meel kastoo ay Joogto ,Qalinlayda Somaliyeed iyo

Read More »

10Qodob Oo ay Ka Xishoonjireen Hablihii Hore ,Oo ay Manta Hablahanjooga Faan ,iyo Fariidnimo Uhaystaan By Mukhtaar Nadaara

0 Visits: 965 | Monday February 02, 2015 - 08:37:15
Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan, oo hadaan alle saamixin,

Read More »

Hanbalyo Arooska Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwadiisa Ayaan Cumar Aw Muuse

0 Visits: 1245 | Monday February 02, 2015 - 08:01:46
Dhammaan Dadka hoos ku qoran oo kala Jooga Addunka Daafihiisa Waxay Lammaanahaasi ugu Ducaynayaan (بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

Read More »

Waari mayside War ha kaa Hadho WQ: Mohamoud M.Jama Dhego

0 Visits: 938 | Wednesday January 28, 2015 - 19:02:46
25-kii may 2014-kii ayey ahayd markii wasaarada ganacsiga JSL ay maamulka haamaha keydka shiidaalka ee Berbera ay u soo magacabeen Sh. Saleebaan Siciid Cali inuu ka noqdo mareeye, iyadda oo hadda laga joogo muddo ku siman 7-da bilood ah,

Read More »

Qoysoow maxaad tahay? Qoysoow maxaad tahay?WQ: Nada Yusuf Cumar

0 Visits: 1050 | Sunday January 25, 2015 - 09:38:42
Wax kasta oo uu Alle abuuray waxa uu ka kooban yahay isu tagga Lab iyo dhaddig.

Read More »

Jamaal Ali Huseen Waa Muwaadin U Qalma Inuu Hogaamiye Ka Noqdo Somaliland Waayo Waxa Uu Leeyahay Aqoon Dhan Walba

0 Visits: 1003 | Friday January 23, 2015 - 13:50:12
Waa Qalinkii mustafe xidig south africa

Read More »

Dulmiga iska ilaali

0 Visits: 1625 | Friday January 23, 2015 - 13:48:57
Qallinkii: Cabdicasshakuur Axmed Muuse

Read More »

socdaalka madaxwaynuhu waxu astaan u yahay horumarka qarankeenu gaadhay

0 Visits: 941 | Friday January 23, 2015 - 13:47:55
socdaalka madaxwaynuhu waxu astaan u yahay horumarka qarankeenu gaadhay, mashaaciidka dhamatay ee xadhiga Madaxwaynuku ka jaray aya ka badan inta uu dhagax dhigay.

Read More »

Hambalyo Hambalyo; Gudoomiyaha Iyo G/Xigeenka Ardayda Ururka Ardayda Jaamacada Burco

0 Visits: 1441 | Friday January 23, 2015 - 13:46:07
Anigoo ka mida ardayda jaamacada burco ee gobolka togdheer waxaan halkan hambalyo uga darayaaa ururka ardayda jaamacada burco oo habeenkii xalay ahaa oo taariikhdu ku beegnayd 19/1/2015 doortay gudoomiye iyo kuxigeen cusub oo loodoortay labada arday ee kala ah GUDOOMIYE;

Read More »

Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasigii Sannadkii Tagay Ugu Wanaagsana Siyaasiyiinta Somaliland.

0 Visits: 979 | Friday January 23, 2015 - 13:36:33
Cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir waa wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland, halkaaso uu hadda muddo sannad iyo badh ku dhow uu hayey xilka wasiirku xigeenimo ee wasaaradda warfaafinta Somaliland.

Read More »

Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Wariye Cali Daahir Maxmed Boos

0 Visits: 852 | Thursday January 22, 2015 - 19:31:01
Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Calidaahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir oo Ku geeryootay Cisbitaalka guud EE Magaalada Burco EE Xaruntas Gobalka Togdheer .

Read More »

habaarkay dal,dalayaan ilaah kaaga hiili oo hareertaada garab mari

0 Visits: 1077 | Monday January 19, 2015 - 21:20:10
ASC waxan aad iyo aad uslaamyaa bulshada somaliland gudo iyo debed waxan kaloo salaamayaa xukuumada talada haysa iyo madaxweynaha qaranka waa mucjiso,waa geesinimo,waa karti ,

Read More »

Daawo QAYLO-DHAAN CULUS: Yaa Hor Ilaahay Ugu Gurmanaaya Caruur Yar yar Oo Walaalo Ah Oo Uu Ku Habsaday Cudur Aan La Garanayn Oo Curyaamiyey Jajabiyey-na Adhaxda & Xubnaha Jidhka Oo Idil

0 Visits: 868 | Monday January 19, 2015 - 11:12:00
Ubaxii ay labadan waalid ku indha-doogsanayeen Ilaahay sidaasi ayuu u gartay. Waxna umuu waayine waa imtixaan ku socda cidda Ilaahay sarreeyee, uu garansiiyo, kuwii garaadkoodu gar-waaqsado ee ku guulaysta Ilaahay ha innaga yeelee. Waana tii ahayd xikmaddii Abwaan Xasan-Ganey: Ma ogtahay curyaankaba…

Read More »

ISBADALKA SIYASADEED EE BUUHOODLE WQ: Ducaysane Xiis Cabdi

0 Visits: 1176 | Saturday January 17, 2015 - 08:42:43
Horta marka koobad waa Iga hanbalyo iyo duco oo an hawada umarinaayo Garaad C/risaaq garaad Soofe oo lagu caleemo saarayo Dagmada Buuhoodle. Ilahay Xilkaa loo igmadey ha u fududeeyo ayaan leyey.

Read More »

Hambalyo Meherkii Qarniga Mudane maxamed isaaq jaamac (M. SALMAN) Iyo Marwo Hinda ciise C/laah (Hinda Haboon)

0 Visits: 2125 | Friday January 16, 2015 - 21:42:08
Cashaqa ku doogsada muxibada kuu diirsada darmo qudha ku wada lada isna daadaheeyo noqda ul iyo diirkeed noqda Halkan waxa aan Hambalyo Meher u diraynaa Meher Wacan Mudane maxamed isaaq jaamac (SALMAN) iyo Marwadiisa Hinda ciise C/laahi Oo Mehrkoodu ka dhacay magaalda Magaalda Hargeisa caasimada somaliland…

Read More »

Magaalo Ka Tirsan Dalka Itoobiya Oo Laga Laga Mamnuucay Cabida Sigaarka

0 Visits: 1610 | Thursday January 15, 2015 - 22:37:13
Magaalo Ku Taal Waqooyiga Dalka Itoobiya Ayaa Laga Mamnuucay In Sigaarka Lagu Cabo Goobaha Dadweynuhu Isugu Yimaado.Xarunta Dowlad Deegaanka Tigraay Ee Makele Ayaa Laga Soo Saaray Sharci

Read More »

Bulshooyinka Baylahsan (Q1aad) - WQ:Khadar muxumed muuse (koodh)

0 Visits: 1363 | Wednesday January 14, 2015 - 09:27:02
Maanta waxaan qalinka u qaatay arrin masgax-deyda raadweyn kuyeelaatay maal-mahan dambe oo aan ka gam'i waayay

Read More »