Maqaallo

Baro Sida Looga Faaidaysto Waqtiga Aad Firaaqo Leedahay!

0 Visits: 1319 | Monday January 12, 2015 - 11:02:27
Dhibaatooyinka ugu badan ee ay ka cawdaan dhalinyarada xilligan nool ayaa waxa kamid ah firaaqada ama waqtiga banaan kasoo hadha waqtigooda, waana dhib haysta in badan oo kamid ah cirroole iyo caruurba, waayo waqtigan banaani waxa uu dadka qaar u noqdaa nimco oo waxay yaqaanaan sida looga faaidaysto,…

Read More »

Dhalinyaradddu Way Hurudaaye Waa inay Toostaa,Tooshna Tiigsataa,Taladana TaabataaTacabna Tiirisaaa WQ: Mukhtar Nadaara

0 Visits: 1185 | Sunday January 11, 2015 - 17:13:39
Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,

Read More »

Dhaqaalaha Jaadka sanadkii Somaliland kaga baxa.WQ:Abdisamed Bashe

0 Visits: 1154 | Saturday January 10, 2015 - 08:49:40
Budgetkii maalintii dhawayd wasiirka maaliyada Somaliland uu soo bandhigay ayaa ahaa 250,000,000 laba boqol iyo konton milyan

Read More »

Waa Adoo Kalee U Diir-nax!!! W/Q:Khadar Gureyte.

0 Visits: 1162 | Saturday January 10, 2015 - 08:20:54
Waa xili jiilaal ah oo ay dhaxan aad u darani dhacayso, badiba dadku waxay haystaan hu' iyo hoy ay ka dugsadaan qaboobaha,

Read More »

Maxaan Ka Bartay Pro- Ahmed Ismail Samatar ,Khudbadii U Ka Jeediyey Jamacada Burco 7/1/2015,WQ: Maxamed Salaad

0 Visits: 1298 | Saturday January 10, 2015 - 08:00:26
Pro. Ahmed Ismail Samatar Ilahay Ha Ka Abaal Mariyee Waxa Uu Si Cad O Hufan Oo Cilmiyaysan U Kala Saaray Muwaadino(Citizenship ) Iyo Qabyaalada ( Tribalism) ,

Read More »

Dhaxanta Daranee Dhacaysa (Tix raaca Maqaalkii Ladna Rashiid WQ: Hussein Laki

0 Visits: 1250 | Thursday January 08, 2015 - 08:54:17
Waxaa aad ii soo jiitay Maqaal ay ku qortay Shabakadaha war lalis ee dalka, Gabadha la yidhaahdo Ladna Rashiid, taariikhdu markay ahayd 5/01/2015, oo ay ugu magic dartay DHAXANTA DARAN EE DHACAYSA,

Read More »

SAMIRSIIS: Maanso Uu Abwaan. Jiheeye Ugu Baroor-diiqey Marxuum Maxamed-rashiid

0 Visits: 1654 | Thursday January 08, 2015 - 08:28:37
Gabeygan la magac baxay samirsiis waxaa tiriyey Abwaan: ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waxaanu ugu baroordiiqay Suxufigii Caanka ahaa ee Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Caalim,

Read More »

TOLOW YAA KUU AH HIIL? Curintii; Hoodo Ayaan Suldaan Aadan Farax"

0 Visits: 1589 | Wednesday January 07, 2015 - 17:37:09
Hoh iyo caku iyo wayeey Anigu huqbaan qabaa Waxaan la hiqlaynayaa Hagardamaan arkaa

Read More »

Cajaladdii Fiidyawga. Q:2aad iyo 3aad WQ: Nada Yusuf Cumar

0 Visits: 1566 | Wednesday January 07, 2015 - 08:24:15
Wali ma eegayso waxa ka daba sanqadhaaya, wayse maqlaysaa oo dhagahay kala socotaa.

Read More »

Fool Xumo Ma Faanbaa???WQ:Guuleed axmed xaashi(shaacir)

0 Visits: 1487 | Wednesday January 07, 2015 - 08:19:04
Waa dhar laga soo dheegtay oo lagaga day day reer galbeed iyo dad aynaan isku diin ahayn,bal caawa soo mar wadada wayn ee magaalada....

Read More »

Akhriskii Habboonaa W/Q. Bashiir Idiris Aw-Ali

0 Visits: 1094 | Wednesday January 07, 2015 - 08:07:41
Habeenadu kala mudan, mucjisiyo masalana badan . Sidaas oo kale maalmahuna kala mudan maamuus iyo muunaba badan .

Read More »

Dhaxanta Daranee Dhacaysa!!! WQ: Ladna Rashi Cabdilahi

0 Visits: 1721 | Wednesday January 07, 2015 - 07:47:32
Arrin ayaan u holaday inaan tibaaxo ama tilmaamo. waxa igu kalifay inaan qalinka qaato arrin ka gami waayey, arrin taabanaysa islaamnimada, bina'aadantimada, Somaalinimada iyo damiirka qofka kastaa oo in uun naxariisi qalbigiisa ku dambaysay.

Read More »

Hambalyo Meherka Macalin Axmed Cabdiraxmaan Iyo Nimco Maxamed Ibrahim

0 Visits: 1598 | Wednesday January 07, 2015 - 07:42:23
Hambalyo Hambalyo Kun Jeer Hambalyo Waxan Halkan Hambalyo Qaali ah Oo Aan La Soo Koobikarin Ka Diraaya,

Read More »

Cidda aannu nahay! WQ:Muna Axmed Cumar

0 Visits: 962 | Tuesday January 06, 2015 - 09:02:39
Waxa aan ku barbaaray nolol aan fiicnayn. Laba wiil ayaa iga waynaa gabadhina way iga yarayd dhexda ayaan ku jiray.

Read More »

Waa qaybtii labaad ee maansadii Dhibkaa dhoofka (WQ) Sucaad Sh Ahmed

0 Visits: 1569 | Tuesday January 06, 2015 - 08:14:10
Dhaqamadaa shisheeeye suulaye in lay soo dhoob dhoobay Dhabbaladkiyo dhulkagiyoo dhaqan aan sal guurinbaa jiree

Read More »

Hadda Magaalo Ayaynu Joognaa!! Qalinkii Amiin Cabdilaahi

0 Visits: 1174 | Monday January 05, 2015 - 17:41:38
Guud ahaanba baryahan danbe, waxaa ku sii badanaya Somaliland shirarka beelaha iyo magacaabista sulaadiin, cuqaasha, garaadyadaba hadaba waxaa dhab ah in qaabka dawladnimo aaney meelna kaga jirin,

Read More »

"Ma Galbaday Rashiid" Maanso Baroor-Diiq Ah Oo Uu Curiyey Saxafiga A.A.Asporo

0 Visits: 1284 | Sunday January 04, 2015 - 18:34:10
Wallow, aanan Abwaan ahayn, haddana, Geerida Allah ha u naxariistee, Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, waxa ay igu noqotay mid igu riday Anfariir iyo Naxdin,

Read More »

Maareynta waqtiga. W/Q. Eng.Suleiman Maxmuud Jaamac.

0 Visits: 2342 | Sunday January 04, 2015 - 08:34:27
Mid ka mid ah hibooyinka eebe inagu mannaystay ee tiro beeley, waa waqtiga . mid ka mid ah nimcooyinka ay bulshadeenu dayacday waa waqtiga. Mid ka mid ah arrimaha lays waydiindoono maalinta qiyaame waa waqtiga..

Read More »

Midgaan WQ: Xamse Cumar kujoog

0 Visits: 1314 | Sunday January 04, 2015 - 08:15:40
Sureer waxay ku dhalatay magaalada hargaysa, waxay ku kortay magaalada hargaysa, nolosheeda oo dhanna waxay ku qaadatay isla magaaladaa ay ku dhalatay ee ay ku kortay.

Read More »

Meel bannaanbaan taaganahay!!! WQ: Nada Yusuf Cumar

0 Visits: 1130 | Thursday January 01, 2015 - 16:40:52
Waxa aan ahaa gabadh han wayn, waxa aan jecelaa guusha, adduunkan iftinka badan ayaan doonayaa in aan wax ku soo kordhiyo.

Read More »