Maqaallo

Saaxiibkeen Afarkaadhle W/Q: Axmed-Khaliif Maxamed Jaamac

0 Visits: 1074 | Monday December 15, 2014 - 08:20:34
Afarkaadhle waa wiil soomaaliyeed oo ku nool dalka Masar. Hal sanno markii uuMasar joogay, ee uu dalkii iyo dadkii kala bartay ayuu noqday nin halis ah.

Read More »

Heesta Macaan (Nabada) Iyo Kooxda Socayo Band BY: afkashacabka

0 Sunday December 14, 2014 - 13:46:18
Heesta Macaan (Nabada) Iyo Kooxda Socayo Band BY: afkashacabka.net

Read More »

Khiyaamo rag iyo Garaad haween. Qaliikii; Nada Yuusuf Cumar;Q2

0 Visits: 1630 | Tuesday December 09, 2014 - 09:05:21
Xaliimo iyo gabadhii u timid ee warka u siday way ballameen, waxayna ku heshiiyeen in ay barri is raacan ilaa 11 ka aroornimo. Markay sida gabadhi uga tagtay Xalimo ayuu Daa'uudna soo galay gurigii oo uu u yimi xaaskiisi Xaliimo iyo carruurtiisi.

Read More »

Hambalyo ku socota Meherkii Qarniga Maxamed Daahir Xirsi Iyo Sahra Axmed Ibraahin

0 Visits: 2008 | Monday December 08, 2014 - 20:52:10
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير Hambalyo Meherkii wacan waxaan u diraaya Maxamed Daahir Xirsi Iyo Sahra Axmed Ibraahin Oo Meherkoodu Maanta Ka dhacay Hote Deero Ee Magaalda Burco Xarunta gobolka togdheer Waxaan u Diraaya dadka kala ah

Read More »

DIIWAAN GALINTU WAA FURSAD DAHABI AH OO AAN DIB LOO HELI DOONIN EE HALAGA FAA'IIDAYSTO. QALINKII: AHMED ABDILLAHI JAMA

0 Visits: 1063 | Sunday December 07, 2014 - 08:29:24
Ummad waxay dhamaystirantaa qaranimadeedu marka la helo waxyaabo badan oo ah waxyaabaha aanay kamaarmin qaranimada iyo muwaadin nimadu taas oo ah waxyaabo ay kaga duwanaadaan dadyawga kale waxaana kamid ah arrimahaas:

Read More »

Hambalyo ku socota Meherkii Qarniga : Maxamed Salaad iyo Salma axmed

0 Visits: 1402 | Saturday December 06, 2014 - 17:45:33
Dhammaanba Masuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shebkedda Caalamiga ah ee afkashacabka.com iyo Dhammaanba Aqoonyahanka, Hal Abuurka iyo Dhalinyarada Togdheer

Read More »

Waxtarka akhriska ee qof ahaan iyo bulsho ahaanba" WQ: Cabdullqani Cabdullaahi Aadam.

0 Visits: 2402 | Saturday December 06, 2014 - 17:28:36
U fiirso, waxa Eebbe inoo sameeyay laba dhegood iyo laba indhood, Sidaa oo ay tahay ayuu Eebbe inoo yeellay af kaliya.

Read More »

Nabad Ninkiii ana Haysan Baa Garta, Caafimaadka Ninkii Aaan Qabin baa Dareesan:- Qaybti 3 –AAD By Eng- Mahbuub

0 Visits: 1035 | Saturday December 06, 2014 - 12:15:25
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinkaiftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Dadkii Raba Inuu Saaro Diyaarad Aan La,Oqoon Meel Ay Ka Degayso!!!!!!QALINKII: FUAD KAMIL CIISA

0 Visits: 1583 | Thursday December 04, 2014 - 15:13:42
MARKA HORE WAXAAN SALAAN QAALIYA IGA GUDOOMA LEEYAHAY AKHYAARTA MAREEGTA AFKASHACABKA.COM. Hadaan u soo noqdo macnaha uu xambaarsanyahay cinwaankaygu

Read More »

Khiyaamo rag iyo Garaad haween. Qaliikii; Nada Yuusuf Cumar

0 Visits: 2208 | Wednesday December 03, 2014 - 18:48:36
Haa, in badan ayuu gurigoodu dhisan yahay. waxa ay isu dhaleen carruur dhawr ah. Xaliimo iyo Daa'uud ifka ayay isugu jecel yihiin. Uu kool kooliyaa, koriyaa, kafaalo qaataa. uu u hiililyaa, u hagar baxaa, harraad iyo gaajaba tiraa.

Read More »

Door intee leeg ayuu ka ciyaaray Dahabshiil horumarka dalka? WQ: Yousuf Ahmed Dahir

0 Visits: 1204 | Tuesday December 02, 2014 - 13:36:34
Waxaan jeclahay in aan ku baraarujiyo dadka qoraalkan akhrin doona, siiba qalinleeyda iyo dadka akhriska ka ag dhaw ,

Read More »

DHIB BADANAA JAADKU ,LANA DAYN WAA!!!!!!! WQ:AHMED RASHEED

0 Visits: 1375 | Monday December 01, 2014 - 08:36:46
WAANIGII MURAN LI,I MIRQAAMAAYEE MASHRUUCAN IGU FURMAY MUG-WEYNAA.

Read More »

Abaal daranidaa miyaanan hooyadaa ahayn ?? WQ: Eng Shaakir Maxamed

0 Visits: 1517 | Monday December 01, 2014 - 08:20:02
Waxa ay ahayd waqti aan dareemay xanuun aad u badan oo astaamahiisu igu cusub yaheen waxa aan ka go,ahay hurdo, jiif iyo joogba waan diiday waxa aan ka tegay oo ka go,ay cuntadii iyo cabitaankiiba,

Read More »

Jidkii Hooyashada! Amal Maxamed Maxamuud MM. Kastan Groningen Netherland,

0 Visits: 1860 | Friday November 28, 2014 - 19:34:19
Qorraxdoo godkeedii, La gelaysa fooddaa, Luguhu I gabeenoon, Socodkii gadaashoo, Gerriyaad dhexdiisaa, Gudcur igu ballaadhoo Garan waa kaskaygii, Geesaan u jeedoo,

Read More »

Dhalinyaro Wada Waji Ku Macaasha By: Khalid Hassan Nur

0 Visits: 1515 | Friday November 28, 2014 - 15:43:39
Dhalinyaro Wanaagsan La Helyaa Waa Mujtamac Wanaagsan La Hel .....

Read More »

Dhalinyaraddu Kuma Codeyso Hebel Oo Wasiir Hore Ahaa Ayaa Meel Heblaayo Ku Biiray

0 Visits: 1135 | Friday November 28, 2014 - 15:35:52
Waxaan arkaayey iyadoo xisbigga Waddani isagoo u debaal degaaya siyaasiyiin hore oo Kulmiye ahaa oo ku soo biiray xisbigga Waddani.

Read More »

Wakhtigaagu Yaanu Noqon Mid Ku Luma Cunista Qaadka Iyo Sigaarka.:-W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

0 Visits: 1687 | Friday November 28, 2014 - 15:26:35
Wakhtigu waa waa mid ka mida waxyaalaha udub dhexaadka u ah nolosha ibnu aadanka, wuxuuna ka mid yahay wakhtigu, waxyaalaha ugu qaalisan ee lagu xisaabtamo.

Read More »

Gabadha Layla Qabo Mid Aad Igaa Qurux Badan

0 Visits: 4900 | Tuesday November 25, 2014 - 15:18:27
Warfaa waa xaajigaygaa waxaan Is guursnay 1994 waxaan isu leenahay 8 caruur ah, 4 sano kadib warfa wuxuu ilaa guurday gabadh oo ilaa hada wuxuu ilaa qabaa gabdh aad igaa yar iga qurux badan iga firfircoon iganaa karti badan.

Read More »

Hammi Hoggaan waayay! – W/Q. Khadar Iimaan Cige

0 Visits: 1547 | Tuesday November 25, 2014 - 13:48:31
Surwaalka hoos u jiidan iyo shaatiga balaqsani malaha wax falsafad ah oo ay ku dhisan yihiin ma jirto haddana ma saaro oo waxaad mooddaa sarkaal sidan loo carbiyay oo aan habeenkii hoyan maalintiina hadh galin.

Read More »

Cidi iima noola! – W/Q. Cabdulqaadir Xalane

0 Visits: 1391 | Tuesday November 25, 2014 - 13:46:14
Ammintu waa saqdhexe, gudcur ba'anna uu jiro, hawada sare ee cirka daruuro mad madow baa heehaabayay wax iftiin ahna ma aysan jirin. Xiligaa maan kaceen ee xanuun daran iyo xummad baas

Read More »