Maqaallo

Maamulka Facebook oo sheegtey in ay samaynayso adeeg cusub oo loogu talo galay dadka shaqeeya

0 Visits: 1043 | Sunday November 23, 2014 - 17:36:47
Shabakada lagu bulsheeyo ee Facebook ayaa shaacisey in ay ku mashquulsantahay samaynta adeeg cusub oo dadka shaqeeya,

Read More »

CAYNTE: MAANSO AY CURISAY ABWAN LAYLA MAXMED SICID

0 Visits: 2448 | Saturday November 22, 2014 - 08:53:58
Maansadan Hoos ku qoran waxa curisay Abwaan Layla Maxmed Siciid oo ah Hal abuurad Da'yar oo Reer Burco ah balse hadda ku sugan Waddanka Sucuudiga

Read More »

Nabad Ninkiii ana Haysan Baa Garta, Caafimaadka Ninkii Aaan Qabin baa Dareesan:- Qaybti 2 –AAD By Eng- Mahbuub

0 Visits: 954 | Wednesday November 19, 2014 - 18:29:01
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo

Read More »

Hogaamiye Kastaa Waxa uu Horumariyaa Waxa uu Aaminsanyahay WQ:Cabdilaahi Gadhle

0 Visits: 1789 | Wednesday November 19, 2014 - 15:13:15
Waxaa jira wax Alle (swt) uu ku abuuray damciga bila aadamaha kasoo subxaana watacaale Alaha wayni u qaabeeyey si kala duwan sida uu xigmadiisa inoogu tusaaleeyey wajiyada makhluuqu sida uu u kala gadisan yahay.

Read More »

Hogaamiyaha Togan iyo Hogaamiyaha Taban" WQ: Mr.Mohamed Farah Qoti

0 Visits: 1646 | Wednesday November 19, 2014 - 10:02:56
Ma' jirto, fikrad odhanaysa Hoggaamiyahaasi waa 50-50, laakiin waxa jira Hogaamiye Togan iyo mid Taban.

Read More »

Qabyaalad kama ilbaxnoo Garaadkii lixdankii baynu wali taaganahay!!!!

0 Visits: 1358 | Tuesday November 18, 2014 - 16:16:23
Ahaanshiyaha qof soomaaliyeed oo kasoo jeeda ummad dhaqan iyo qabiil leh oo qabyaalad ku dhaqanta, kuwaasi oo waliba meel wada dagtaa waa falsafad nololeed oo dhaqanka somaliyeed skusoo dhisnaa taniyo intii ummadda somaliyeed dunida guudkeeda ku unkanayd.

Read More »

ha dhammayso dugsiga "sheeko gaaban"W/Q: Ismaaciil C/qaadir Ismaaciil ​" Maslax"

0 Visits: 1242 | Tuesday November 18, 2014 - 16:11:28
Hadda ayay qoraxdu soo baxday, oo fallaadheheeda casuusta leh ee ay labada buurood dhexdooda kasoo tuurtay,

Read More »

Goormay Umadi Horumartaa:- W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

0 Visits: 1913 | Monday November 17, 2014 - 17:44:04
Horumarku sidiisaba waa is bedel Nololeed, oo la arkayo iyo korniin muuqda,

Read More »

Qaran Iyo Qabiil Wada Socda By: Ibnu Hamud

0 Visits: 1115 | Monday November 17, 2014 - 17:38:07
Waxa maalmahan danbe xoog inoogu soo badanaya qabyaalada oo aad moodo inay iminka ooga soo jabsatay taas oo noqotay hubka ugu dhegaha fudud ee dadka lagu kicin karo.

Read More »

SIYAASIYOW SHACABKA HAKU TUMAN, HANA NOQONINA ISU JAWAABE EE NOQDA ISU DULQAATA WQ: Madaxweynaha Mustaqbalka

0 Visits: 1001 | Monday November 17, 2014 - 17:34:32
Sidaynu ogsoonahay dalkan waxuu soo maray marxalado farabadan, maanta waxuu u baahanyahay halkuu higsanayo cid gaarsiisa ee uma baahna isu jawaabayaal.

Read More »

Qarannimo kuma doorsan karno Qabiil, Nabadduna Cid walba waa u dan!!

0 Visits: 1003 | Monday November 17, 2014 - 17:20:37
Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxaa saldhig u ahdareen-wadareedqoto dheer oo ku abuuran bulshada oo ay dhammaantoodba ka siman-yihiin.

Read More »

Akhriska iyo Faa'iidadiisa WQ: Ladna Rashiid

0 Visits: 1330 | Monday November 17, 2014 - 15:28:41
Waxbarashadda nooc walba ay leedahay, hadday tahay barashadda Afafka , Xisaabta iyo Sayniska waxa ay kaaga xidhan yihiin wax-akhriska. Cilmigu wuxu ku kaydsan yahay buugta sida kaliya ee aad kala soo dhex bixi karto Aqoontaa ku duugan buugaagta waa adiga oo akhris badan sameeya

Read More »

NINKII DAD LEH AYAA DAD KA NAXA.

0 Visits: 1217 | Sunday November 16, 2014 - 18:54:50
Ninkii wadanka iyo shacabka DANI Ka hayso ayaan tanaasula Ninkii wadanka iyo shacabka DANI KA HAYN ayaan tanaasulIN ninkii dad leh ayaa dad ka naxa ninkii dal leh ayaa dal ka naxa-

Read More »

Nabad Ninkiii ana Haysan Baa Garta, Caafimaadka Ninkii Aaan Qabin baa Dareesan:- Qaybti 1 -AAD By Eng Mahbuub

0 Visits: 1000 | Sunday November 16, 2014 - 18:46:27
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay,

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed

0 Visits: 2104 | Sunday November 16, 2014 - 09:00:08
Halkan waxa aan Hambalyo Aroos uga diraynaa Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed Oo Habeenkii Xalay ku Aqal galay magaalda burco Ee Xarunta gobolka tgdheer leenahay Noqda kuwii isku waara oo ubad khayr qabo kala Hela aamiin Aamiin. waxaana kala diraaya dadka kala ah

Read More »

Xisbiyada Mucaaradku Maxay Ummada U sidaan??? WQ: Cali Cumar Xasan

0 Visits: 1027 | Saturday November 15, 2014 - 18:30:04
Xisbiga Kulmiye markii uu mucaaridka ahaa ee uu u loolamayay kursiga waxa uu sameeyay balan-qaadyo badan oo uu kuraadinayay taageerayaal.

Read More »

Mucaaridka Manta Ka Jira S/Land miyu u qalmaa Wadanka Inuu Hogaamiyo W/Q Eng: Mohamoud Abdilahi(Xiis)

0 Visits: 996 | Saturday November 15, 2014 - 18:23:20
Allaha ina abuuray waxa uu ina siiyay caqli aanu wax ku kala garano,waana ilaahay mahadii,SWT. Hadaba sidaaad la wada socotaan xukuumada maanta ka jirta s/land ee hogaamiyo Axmed maxamed maxamuud siiranyo, waa xukuumada kaliya ee intii s/land jirtay ku talaabsatay horumar lataaban karo

Read More »

Lug-gooyo WQ: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 1268 | Saturday November 15, 2014 - 17:42:33
Hadba degaan nololeedka aad ku jirto ayaa bare kuu ah.isaga ayaa saamayn kugu leh.nafta iyo qalbigana raadweyn ku leh.gugii aan fasalka 4aad ee dugsiga sare ku jiray,waxa igu kacay dabaylo iyo duufaano,hiyi-kac iyo laabla-kac,werwer iyo cidhiidhi,niyad jab iyo feker badan.

Read More »

Maalgashiga Dadnimada!!!WQ: Mohamed Abdirahman Dhagcad

0 Visits: 1705 | Saturday November 15, 2014 - 17:37:57
Qormooyin xidhiidh ah oo tababar iyo taageero u ah dadnimada tolmoon iyo dabeeca togan ee bashariyadda

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Maxamed Ibraahim Maxamed Iyo Marwadiisa Hinda Abokor Maxamed‏

0 Visits: 1201 | Monday November 10, 2014 - 23:06:55
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Read More »