Maqaallo

Soomaliland Manta Uma Baahna Dhiig Daatta,laakiin Waxay U Baahantahay Dhidid Daatta. WQ: Mukhtar Nadaara

0 Visits: 951 | Thursday October 30, 2014 - 17:50:09
waxaan Reer soomalilandow idin sheegayaa inaanay u baahnayn soomaliland manta Dhiig daatta laakiin ay u baahantahay Dhidid Daatta,Fadlan Qofka Ciwaankaa Fahmay Bal Haysoo sheego.

Read More »

Barnaamijka Ma Ogtahay? Q3aad By: Muna Axmed Cumar

0 Visits: 2299 | Thursday October 30, 2014 - 17:20:33
Suugaantu guud ahaan iyo maansadu gaar ahaan waxa ay kaydisaa dhaxal dadeed oo leh Af, aqoon, waayo aragnimo, iyo taariikh intaba.

Read More »

Maxaa dhibaatada qabyaalada xal loogu wayay (W/Q. Sucaad sh Ahmed Osman)

0 Visits: 1267 | Thursday October 30, 2014 - 16:18:13
Dadku mansab iyo qabiil toona kuma kala sareeyaan dadku way siman yihiin.

Read More »

Maansada DHIB IYO CEEEB.. Waxa Tiriye Abwaan Daahir Suldaan

0 Visits: 1142 | Thursday October 30, 2014 - 12:04:34
Dhoofiyo Intaad Doonaysaan Dheelmashiyo Daalka QUrbo Layska Dhiibiyo Intaad Caydha Dhuganayso Nimanyahaw Dhulkiina Dihine Dheefsado oo Jooga

Read More »

Gandi public library waa hormoodka aqoonta dalka WQ: c/kariim sh. maxamuud "suldaanka"

0 Visits: 1040 | Wednesday October 29, 2014 - 19:09:08
marka hore waan salaamayaa dhamaan akhristayaasha maqaalkan, waxaan doonayaa maanta inaan maqaalkaygan ku soo qaato arinka iibka gandi library iyo kaalinta uu ku leeyahay kobaca aqoonta dalka gaar magalada hargaysa.

Read More »

Ciroole iyo Caruurba ,Difaaca Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.? Qaybtii 2aad

0 Visits: 1064 | Wednesday October 29, 2014 - 18:36:00
Dhalinyaro,Wayeel,Mucaarid,Muxaafid,Ciroole,Caruur,Difaaca,Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.WQ: Mukhtar Nadaara

Read More »

Burcooy Ma is badh Qabannaa? WQ: Xamse Cabdi Ibrahim

0 Visits: 1501 | Wednesday October 29, 2014 - 15:53:58
Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer lama saxayo goorta si rasmi ah loo ballaysimay. Haseyeeshee taariikhyahannadu waxa ay sheegaan goor qiyaas ahaan ku began 1880-kii in magaaladu ay ahayd waabo yar yar, dhawr ceelnna ku yaalleen.

Read More »

Horumari Aqoontaada Oo Hankaaga Sare U Qaad WQ: Mohamed Hamud Ali

0 Visits: 1311 | Tuesday October 28, 2014 - 19:37:24
Bismillaahl; marka hore waxaan mahad oo dhan iska leh ilaaha ina abuursay SWT, marka labaad waxaan u mahadcelinayaa saxaafada madaxa banaan eek u hawlan isu gudbinta aaraada dadwayanaha iyo usoo bandhigida dadwaynaha waxayaaba lays waydaarsanayo.

Read More »

Sirta Guusha. Sidee Guul Loo Gaaraa WQ: Ahmed Rasheed

0 Visits: 1581 | Monday October 27, 2014 - 16:05:11
Qof walibaa oo dunidan ku nool waxa uu jecel yahay in uu gaaro guul ama hadafkiisa uu ka dhiidhiyo balse si aan hadafkeena u hiiksano

Read More »

Hambalyo Meherka Mohamed Hassan Caalin iyo Marwadiisa Kowsar Yousuf Duale.

0 Visits: 1826 | Monday October 27, 2014 - 08:27:23
Halkan waxa aan tahniyad Meher uga Dirayaa anoo Afkayga ku hadlayo iyo Dhamaan inta Kale ee Ay Magacyadoodu Hoos ku Xusan yihiin Meherkii Qarniga oo...

Read More »

EBOLA MAXAA INOOGA QORSHE AH(DILAAGA QARNIGA) BY: Mohamed abdilaahi biihi.

0 Visits: 1371 | Sunday October 26, 2014 - 12:17:54
Ebola virus waa xanuun dhaliya sababa xanuun daran oo dagdag ah kaasi oo gaadha ilaa xadka dhimasho haddii aan la daweyn .

Read More »

Shaki Diimeed: WQ: Mahdi Sheekh

0 Visits: 854 | Sunday October 26, 2014 - 11:55:44
Wax badanbaa la isku dayaa in laga shakisiiyo faca maanta nool oo irrido badan lagu oodo jiitin dhacan ah oo aanay iska leexinteeda in badani awood u lahayn.

Read More »

Dood-Furan Dumarku Xaq Ma uleeyihiin Inay isu soo sharaxaan Jagooyinka kala ah

0 Visits: 944 | Saturday October 25, 2014 - 19:07:34
Xildhibaanada,iyo Jagadda Madaxweynenimo,Maxaase Ka Hortaagan?Maxayse Raggu Uga Manciyaan Jagooyinkaa.

Read More »

Laaca aragtaye laaga ma ogtahay WQ: Saleban Khayre

0 Visits: 1530 | Saturday October 25, 2014 - 18:56:41
KHILAAFKA GOLAHA WAKIILADA SL WAA XEELAD SIYAASADEED OO XUKUUMADU KA DANBAYSO

Read More »

KU CIBRO QAADO SANADKA TEGAY, OGOWNA SANADKA CUSUB EE HIJRIYADA 1436

0 Visits: 2244 | Saturday October 25, 2014 - 10:35:39
Waxaynu sagootinay sanad dhamaaday ,waxaynu bilownay sanad cusub, sanadkaas inaga tegay wuxuu inagala tegay wixii aynu shaqaysanay ee xumaan iyo samaan labadaba ahaa,

Read More »

Qaxa Dhallinta Iyo Qorshe La'aanta Waalidka!! Qalinkii:Cabdicasiis Ibraahin Ciise {Daacad }

0 Visits: 1616 | Saturday October 25, 2014 - 10:28:37
Waxaa naxdin, yaab, amakaag iyo fajiciso ah dhallinyarada maalin walba Suudalaysa ee ka socdaala waddankan leh xasiloonida iyo deganaanshaha,

Read More »

Gobolkee Ku Aflaxey Isku Beddelkii Badhasaabbada ?

0 Visits: 848 | Saturday October 25, 2014 - 07:53:59
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),Madaxweynaha Somaliland Md. wuxuu isku beddel guud ku sameeyey Guddoomiyeyaasha gobollada dalka sannadkii 2013-kii.

Read More »

Nafteenna maka xoreyn karnaa qabyaalad? WQ: Ayaanle Xuseen Cabdi

0 Visits: 1729 | Thursday October 23, 2014 - 12:33:24
Waxaan rajeynayaa in dadka Soomaaliyeed maallin un ay ka xoroobidoonaan ama ka ilbixidoonaan adeegsiga qabyaalada, oo ah cudurka ugu weyn ee indhaha ka riday jiilal badan oo aan innagu kamid nahay.

Read More »

"Isku Filaansho Xagga Cuntada Ah" Waxa W/Q: Nuura X. Cali Yuusuf

0 Visits: 1112 | Wednesday October 22, 2014 - 17:33:02
Maxaan uga baahanahy maceeshad dibad laga Keenayo, waayo waddankeenu waa hoddan waxkasta wan beerankarnaa, waanan ka maarmikarnaa maceeshadaa wadamada kale

Read More »

Dadkii I Dilaa I Doonaya. Qalinkii Naciima Yusuf Cilmi

0 Visits: 847 | Wednesday October 22, 2014 - 17:23:56
Ilayn rayn raynta dadkaaga iyo quruxda dhulkaagu waa waxa kaliya ee si aan la soo koobi Karin kuu farxad galiya ,kugu dhaliya farxad aanad dareemin cabirin Karin

Read More »