Maqaallo

I am declaring a new democratic political party for Somaliland‏ by: Saciid Xariir Diiriye

0 Visits: 1358 | Monday October 20, 2014 - 15:04:22
as you all know that Somaliland is in deep political and constitutional crisis, ever since we breakaway from Somalia in 1991/92.

Read More »

Wadankayga wax shaqo ah waan ka wayay oo waan tahriibayaa Qalinkii Nimco Baashe Cabdi,

0 Visits: 1166 | Monday October 20, 2014 - 09:11:41
Waxan salaamayaa dhamaan akhristayaasha maqaalkan, Intaa kadib waxaan rabaa inaan halkan ku soo bandhigo qoraal yar oo...

Read More »

Xildhiban Cabdirisaq Aar Waan uga mahadcelinayna Dedalkii uugeliyey Dugsiga Sare ee Ballidhig

0 Visits: 907 | Sunday October 19, 2014 - 19:47:04
Sida Aynu La Wada Socono Waxa Dhawaan Lagu Dhawaaqay Ixtixaanaadkii Shahaadiga Ahaa Ee Dalka Guud Ahaan , Waxana Markii Koobaad Deegaan-ka Degmada Balidhiig Kaso baxay Arday Ku Dhamaysatay FASALKA AFRAAD Ee Dugsiga Sare

Read More »

Dal iyoDad–Diin ay Dhalinyaraddiisii'Hoganayaan,Hadhninkale Dhistay Miyuu Dhismaa?-Miyuuse Dheeradaa?,Mise Wuu Dheeliyaa?.

0 Visits: 980 | Sunday October 19, 2014 - 12:01:40
Garasho,la,aanta dhalinyaradda,Hiilkii Mujaahidiintii Hore ,Iyo Baraarujintii Mukhtaar ,iyo soo bidhaanka jiilka cusub,iyo waxa laga odhandoono.

Read More »

Hambalyo Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac

0 Visits: 3051 | Saturday October 18, 2014 - 13:10:04
Dhammaanba Bahda Shebekedda Caalamiga aha ee Afkashcabka.com Waxay Hambalyo Bogaadin iyo Duco ba u dirayaan Lammanaha Arooska Xamse Cabdi Ibrahin iyo Ishwaq Sicid Jamac oo xalay ku aqal Galay Hotel City Plaza ee Magaalada Burco., waxaan leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiiin…

Read More »

Waan Is Dilaya!!!! Sheeko Xiiso Badan By?Asporo

0 Visits: 1267 | Saturday October 18, 2014 - 11:38:31
Oday Wiilka yar u yimi aya waydiiyey Sabata, Wiilkii wuxuu ku jawaabay waxaan isku Dilayaa arrin Qoyskayga ah oo aan Xal u waayey,

Read More »

Hambalyo Meher wacan Maxmed Shaami iyo Samiira Cumar

0 Visits: 2004 | Saturday October 18, 2014 - 11:14:41
Dhamaan Dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Burco, Hargeysa iyo Adis-ababa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan boqorka iyo Boqorada.

Read More »

Aniga iyo Naftayda ha naloo garnaqo! WQ: Bashiir Raacdeye

0 Visits: 1195 | Saturday October 18, 2014 - 10:30:18
Beryahan aniga iyo naftayda ayay naga dhextaagan tahay.kacdoon iyo mudaharaad rabshada wata ayay naftii igu bilawday......

Read More »

Jawaab: Maqaalkii Ahaa Jamaal Cali Xuseen Malaha Aragti Hogaamineed.

0 Visits: 1206 | Tuesday October 14, 2014 - 08:50:58
Waxaan jecelahay in aan jawaab kooban kabixiyo qoraal uu soo dhigay hadhwanaag nin magaciisa ku sheegay prof. maxamed axmed farax.

Read More »

Faallaynta iyo farshaxanka Ubaxle Q1aad MAANSADA CUSUB EE XOG- SHEEG

0 Visits: 961 | Tuesday October 14, 2014 - 08:46:43
Maansadan cusub oo dhawaan soo baxday. waxaa curiyey Hal- abuurka Cabqariga ah ee Cabdiraxman M. Cali Ubaxle.

Read More »

Fursadaha Maalgashi Ee Somaliland Yaal :W/Q Fouad Abdisalam

0 Visits: 1121 | Monday October 13, 2014 - 16:19:41
Fursadaha maalgashiga ee Somaliland Yaal waxaa ugu Muhiimsan: Kheyraadka Badda iyoKalluumaysiga, Maalgashiga Xoolaha Nool, iyo Maalgashiga Beeraha

Read More »

"Waxaan Ugu Baaqayaa Dhalinyarada Somaliland Inay Qabayaalada Ka Xoroobaan" Gudomiye Axmed Shaqale

0 Visits: 992 | Monday October 13, 2014 - 15:59:24
Guddoomiyaha ururka horumarinta iyo cilmi Somaliland ee SODRA Axmed Maxamed Shaqalle ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay ka hor tagaan Qabyaalada, isla markaana ka shaqeeyaan horumarinta wadanka.

Read More »

Faalo: Tahriiba Maanta Waa Qurba Jooga Bari.W/Q Aqoon yahan Abdirashid Salaad Cali

0 Visits: 940 | Friday October 10, 2014 - 12:57:53
Kumanan iyo Kumanaan Dad ah ayaa Dalka Ka Haajira Si ay unoqdaan Qurba Joogta Bari Hase Ahaate waxa ay si maraan Dhib Badan iyo Rafaad Taasi oo ay uraacdo Silic Jidhdil iyo Waxyabaha La Halmaala

Read More »

Gabayga Gadoon Waxay Ka Soo Maaxatay Hal-Abuurad Lucky Aadan Yuusuf Cooraaf

0 Visits: 1066 | Thursday October 09, 2014 - 11:45:36
Waxaan maanta maqlay arrin madaxayga ka waynaatay waa arin mucjiso ah waxaan maqlay in sucuudigu markan ku kacayo fal fool xun hadii ay suurto gal noqotana

Read More »

KEEBAAD DOORAN LAHAYD SADDEEXDAN MUSHARAX ? FAALLO WQ:Cabdi casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 988 | Thursday October 09, 2014 - 11:13:16
Somaliland waa dal dimu-quraadiyadi ah,kana jiraan asxaab mucaarid iyo muxaad-baa leh,waxaana ka qab-soomay dooraashooyin badan,waxaa tiraaba dhawr jeer ka dalka ka

Read More »

Hasaawaha Dhalinyarada iyo Dhibka ay kala kulmaan Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

0 Visits: 2050 | Wednesday October 08, 2014 - 11:54:49
Qofkasta oo inaga mida ama bani'aadan ah kolay wuu soo maray haasawaa iyo dhib iyo dheef waxa lagala kulmo,

Read More »

Waxan Ad ugu Hambalyaynaya Sxbkay Jimcale Cawke oo loo magacabay Agasimaha Arrimaha Bulshada Dawlada hose Berbera

0 Visits: 923 | Wednesday October 08, 2014 - 11:44:59
Runti xilka uu saaxibkay jimcale dhabarka u ritay maaha mid yar oo fudud waa xil culasykiisa leh hase yeeshe waan ku kalsoonay

Read More »

Dhibaatooyinka uu Qaadku DhalliyoWQ:Nimco Faysal Cali Sheikh

0 Visits: 1063 | Wednesday October 08, 2014 - 11:40:06
inta badan dhibaatada qaadku saamay-say dhalinyarada guud ahaan waxan in taas u sii dheer isagoo qaadku dhalinyarada kala dagaalama mustaqbalkooda

Read More »

Huqda iyo Hagardaamada uu Tahriibku ku Reebay Waalidka WQ: Guled Shaacir

0 Visits: 1127 | Wednesday October 08, 2014 - 11:28:04
5/10/14 waa fiid hore oo markaa uun salaadii maqrib laga soo baxay,suuqa hoose ee magaalada Hargeisa Ayaan joogay , waxaanan rabay in aan bas u raaco xaafada xawaadle

Read More »

WAXAA GUBAYA LAABTAYDA IYO GOBODA AAN DIIDAY.Gabay ay tirisay Laki Cooraaf Qaybtii 1.AAD

0 Visits: 1428 | Wednesday October 08, 2014 - 11:21:33
Gabaygan Waxa Dhowaan tirisay Weriye Laki Cooraaf oo joogta Burco waxanu ku bilaabmaya sidan:

Read More »