Maqaallo

Gadh Ma Lihide Joog! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

0 Visits: 919 | Wednesday October 08, 2014 - 09:25:24
Waa Maalin Sabti ah,Guud ahaanba Dalka iyo Dadkana Waxa Hadheeyay Farxadda,Tamashlaynta,Saalamaha Gacaltooyo Iyo Is-Helida Saxiibo

Read More »

Hambalyo Jimcale Cawke oo loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Berbera

0 Visits: 1104 | Tuesday October 07, 2014 - 10:07:11
Jimcale Cawke aya hore u ahaa Xidhiidhiyaha Maayarka iyo Dhalinyarada ee Degmada Berbera

Read More »

Arooryo-san W/Q Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 1426 | Monday October 06, 2014 - 22:20:36
Waa arooryosan,barkhad waa iyo bil-khayr,belo iyo masiibo midna geyiga subaxaa lagama sheegin.waa subax talaada ah,amintu waxa sheegaysa,8;05 AM.waxaan cagta saaray toobiyaha xaafadda ka baxa oo isna ku darsama waddo kale oo ka timaadda dhanka waqooyi,meeshu waa xaafadda faarax oomaar ee magalada burco-magaala…

Read More »

Aniga iyo Roge. WQ: M.TAAJIR

0 Visits: 1746 | Sunday October 05, 2014 - 18:09:27
"Haash xabad sigaar ah oo la ganay,oo dalaq tidhi shaadh katabaan sudhan jeebkiisa silsilad dhacdooyin xidhiidhsan ah oo ka dhashay ayaa saldhig u ah sheekadan."

Read More »

Aabo La'aan Maan Noqdo?!!!…W/Q: Cabdicasiis Guudcadde

0 Visits: 2022 | Sunday October 05, 2014 - 12:56:17
Markay soddon jir cagaha la gashay oo ay waxbarashdiina halkii u saraysay gaadhay shaqana heshay, ayaa aabaheed la soo xidhiidhay!!

Read More »

BAL OGOW ADUUNYADU MA JIRO EDEB WAX DHAAMA WQ: MUJ: MAXAMED GACANLOW

0 Visits: 2759 | Sunday October 05, 2014 - 12:49:33
Waxaa beryahan danbe shacbiga dhego barjeeyay niyad jab iyo werwer ku beeray quluubta muwaadiniinta.

Read More »

Marwo Aamina Weris waa Marwadii Qarniga . Qormadii 4-aad

0 Visits: 1319 | Sunday October 05, 2014 - 12:41:14
Waxaan salaamayaa dhamaan saxaafadda madaxa banaan waxaan sii ambaqaadeynaa qormooyinkii taxanaha ahaa ee aan ku bogaadineyney marwo aamina weris dedaalka ay ka wado dalka ee ku aadan doorkeeda.

Read More »

Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

0 Visits: 1721 | Saturday October 04, 2014 - 10:01:45
Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

Read More »

CARRUUR IYO CIRROOLEBA CIID MUBAARIG WQ: NIMCO BASHE

0 Visits: 1061 | Friday October 03, 2014 - 20:19:07
Waa illaahay mahadii mar hadaynu ciidii Carafo gaadhney inagoo nabada oo caafimaad qabna, Taasna waa mid illahay swt loogu xamdiyo nimcooyinkiisa faraha badan,

Read More »

Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona. WQ: sucaad

0 Visits: 1017 | Friday October 03, 2014 - 12:34:38
Marka hore waxa mahadoo dhan iska leh allaaha wayn (swt) ee inaga dhigay umad islaam ah intaa ka dib ...

Read More »

XAAL QAADO!!!W/Q:Cabdicasiis Guudcadde

0 Visits: 1377 | Thursday October 02, 2014 - 18:17:34
Weli sheeko iyo shaahidtoona makuusoo gaadhay Cadrad xishood lagu waaniyay, Caalin cibaado lagu waaniyay, iyo Cirroole dantii loo waaniyay?!

Read More »

QISADII NABI IBRAAHIM ILAAHAY KU AMRAY INUU GAWRACO WIILKIISII ISMAACIIL QALINKII-AHMED SULEIMAN-LABABAALE‏

0 Visits: 2735 | Thursday October 02, 2014 - 13:10:21
inagoo ku jirna maalmihii ugu khayrka badnaa ciidal carafana sadex maalmood inooga hadheen waxaynu maanta soo

Read More »

Diiwaangalinta Madaniga Ahi, Waa Dhamaystirka Geedi Socodka Somaliland

0 Visits: 1043 | Monday September 29, 2014 - 17:51:23
Dalku wuxuu soo maray marxalado badan oo kala gedisan wuxuuna u soo gudbay marxalad somaliiland ay u suurto gashay inay samaysato

Read More »

Xirsi Ma Wasiir Xul Ahbaa Mise Waa Raysal Wasaare???WQ: Maxamed Xaaji Quule Yaasiin

0 Visits: 1472 | Thursday September 25, 2014 - 11:20:21
Warbixintan ayaynku kaga hadli doona dhowr qodob oo ay ka mid tahay Waa maxay shaqsiyada Wasiir Xirsi? Maxaa Raysal Wasaare loogu Cumaamaday?

Read More »

Hambalyo Arooska Mukhtaar Cali Xasan iyo Marwo Nimco Maxamuud Xasan

0 Visits: 2910 | Thursday September 25, 2014 - 09:37:09
Mustafe Cilmi Xasan( Irshaad) , Maxamed Ismaaciil Cilmi (kaabi) , Maxamed C/laahi Xasan( Sayid), iyo ................

Read More »

is bar bardhiga awoodaha ay kala haystaan

0 Visits: 1132 | Wednesday September 24, 2014 - 09:08:11
Gudoomiye faysal iyo musharax jamaal ee XISBIGA UCID dhexdiisa lagu maamulo BY MAXAMED SARDHEEYE

Read More »

Qosol Waad Qurux Badantahee!! WQ: Mohamed Salad Ali

0 Visits: 3240 | Tuesday September 23, 2014 - 11:16:43
DHOOLACADAYNTU waa furaha guuusha maalinkasta iyo saacadkasta, akhriste Waxaan kugula talin lahaa inaad in badan la saaxibto buugagta iyo muxaadirooyinka ka hadlaya farxada

Read More »

UF WEEYE QABYAALADDA DIIDA: MAANSO CUSUB

0 Visits: 1230 | Tuesday September 23, 2014 - 11:02:13
maansadan waxa tiriyay cilmi_h_daahir oo waxka barta dalka masar.01/06/2014

Read More »

Ogaysiis "KULAN AQOONEED" Ay Ceerigaabo Ku Qaban Donaan

0 Visits: 1155 | Monday September 22, 2014 - 15:44:28
Akaadamiyada Horumarinta Cilmiga Iyo Caqliga Ee AWDAL Iyo Naadiga akhristayaasha Ee Sanaag Readers Club "ANFAC"

Read More »

TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA MADAXWEYNE SIILAANYO WQ: AHMED RASHEED

0 Visits: 1538 | Sunday September 21, 2014 - 09:45:49
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo" wuxuu ku dhashay

Read More »