Maqaallo

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka.. W/Q Naciima Cabdi Galiixe Qaybtii 7aad

0 Visits: 2140 | Sunday September 21, 2014 - 09:32:12
Taxanaheenii aan kaga warami jiray is bar-bardhiga Dumarka Islaamka ah iyo kuwa reer galbeedka ah manta waxaynu ku so qaadan doona Gabadh Waayo Arag Ah Iyo Waano Muhiim Ah oo ay Haweenka Islamka ah uso jedisay.

Read More »

Mudane Madaxweyne Ma Boqol Doollar iyo Boqol Kitaab! WQ: Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0 Visits: 1211 | Sunday September 21, 2014 - 09:01:22
Asalaamu Calaykum Marka hore aan Farxada la Qaybsado oo aan Hambalyo Qaali ah u diro Lamaanaha Sharafta badan ee

Read More »

Hiilbaan u baahnahay WQ: Shakir Maxmed Cali

0 Visits: 1075 | Thursday September 18, 2014 - 09:48:45
Waxa aan ahay afkaagii aad ku soo nadab iyo caano maashaya ,waxaan ahay afkii abbayaashaa awoowoyaashaa ,waxan ahay .....

Read More »

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka.. W/Q Naciima Cabdi Galiixe Qaybtii 5aad

0 Visits: 1299 | Thursday September 18, 2014 - 08:48:53
Taxanaheenii aan kaga warami jirrey Dumarka Islaamka ah iyo kuwa reer galbeedka waxan maanta ku so qaadan doona Haweenka iyo Siyaasada,

Read More »

Maxaa igu watay!? WQ: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 1313 | Wednesday September 17, 2014 - 12:02:50
Waxa ay amintu ahayd 11:00pm.waa habeen gudcur ah,magaalada inta badan dadkii wuu ka seexday.waxaan marayay dhabo inta badan ay dadku maraan marka ay tahay dharaar,laakin

Read More »

MEEL MARIN: Maanso ku socota Ardaydii Dhowaan ka qalinjebisay Jamacadaha by Kaltun Mohmed

0 Visits: 1903 | Wednesday September 17, 2014 - 08:26:42
waa qayb kamida maansadii MEEL MARIN ee ku socotay ardayda qalin jabisay

Read More »

Shirkadaha Bixiya Adeega Internetka Qiimaha ay Dadka ka qaadan iyo Xawaaraha ay bixiyan Faraqa u dhexey By: Eng Nasir Abdi Hassan

0 Visits: 1787 | Tuesday September 16, 2014 - 18:11:19
Sida aynu wada ognahay Somaliland wax bixiya adeega internet ka ilaa 3 ama 4 shirkadood kuwaasi oo ay ugu cad cad yiin labada shirkadood ee telesom iyo somtel

Read More »

HADAFKA XASAN SHIIQ YUUSAN KA DHEX FULIN SOMALILAND

0 Visits: 981 | Tuesday September 16, 2014 - 12:56:54
waxaynu ogsoonahay in dalkan jamhuuriyada somaliland ay kusoo food leedahay doorasho barlamaan iyo mid madaxtooyo,

Read More »

Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka.. W/Q Naciima Cabdi Galiixe.Qaybtii 4aad

0 Visits: 1145 | Tuesday September 16, 2014 - 11:56:22
Taxanaheenii aan kaga warami jirrey Dumarka Muslimka ah iyo kuwa reer galbeedka ah waxan manta ku so qaadan doona Tacliinta iyo Haweenka

Read More »

Canbaarayn Maayir Ku Xigeenka Dagmada Burco Xadhiga Cadaalad Daradaa Ee Uu Kula Kacay Labada Muwaadin Ee Shanta Cisho Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Burco Qalinkii : Aqoonayahan Deeq Samadoon‏

0 Visits: 1021 | Tuesday September 16, 2014 - 11:51:33
Anigoo ku hadlaaya afkayga iyo afka dhalin yarada jaamacadaha burco . waxaan sitoosa canbaaraynaynaa maamulka dawlada hoose ee magaalada burco

Read More »

OGAYSIIS:Ku Baro Qur'aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogto‏

0 Visits: 1103 | Tuesday September 16, 2014 - 11:47:14
Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la xidhiidh oo hore u gaadh markiska daarul cilmi oo ku caan baxay barista quraanka ka riimka ah

Read More »

Cabdiraxman Cirrow Banaanka Soo Istaaq Hadaad Tahay Musharax Madaxweyne Waxba Ha Ku Gaban Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland By Jaamac C/Laahi Biime

0 Visits: 804 | Tuesday September 16, 2014 - 11:43:57
Ummada Reer Somaliland Waxey La Yaabantahay Laba Wajiilaynta Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxman Cirro ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI

Read More »

Samaale ma sad buu soo kordhiyey mise sixir barar?

0 Visits: 876 | Tuesday September 16, 2014 - 11:40:14
Wasiirka samaale wuxuu dhawaan ku dhawaaqay odoroska Miisaaniyada sanadka 2015 lacag caddadkeedu dhan yahay 251million oo doolar

Read More »

Isbedelka xadaarrada iyo Xuquuqda Dumarka..W/Q: Naima Abdi Galihe

0 Visits: 1137 | Monday September 15, 2014 - 19:03:05
Badbaado Qof doonayow, Kashaada Dareen ku Beer Dareenka Samaa ku Beer, indhaha dib u soo Muslimi Qaybtii 3aad

Read More »

Qalinjabinta Ardayda Jaamacaduhu Wax Maka Bedeli Doontaa Tahriibka Aafeeyey Dhalinyarada. WQ: Maxmed Xamud

0 Visits: 1014 | Monday September 15, 2014 - 11:55:51
waxaan qormadaydan ku eegayaa Duf-cadahan faraha badan ee ka qalin jabinaya jaamacadaha dalku maka hor tagi doonaa tahriibkan aafeeyey dhalinyarta dalka mise yaga ayaaba si dhiiri galin doona.

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh

0 Visits: 4318 | Monday September 15, 2014 - 10:15:47
Waxanu Tahniyad Dhalasho u dirayna Sir Maxmed Axmed Maxmed Diriye iyo Marwadiis Nimco Cabdi Naasir oo Xalay wiil ugu dhashay Hargeysa

Read More »

Xisbiga Wadani Muxu Ku Qaadacay Inay Dalka ka Qabsoonto Diiwangelinta Madaniga ahi WQ: Axmed Baaryare

0 Visits: 843 | Monday September 15, 2014 - 08:29:31
Sababaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani u Qaacay Diiwaan galinta Madaniga ah.

Read More »

NASIIB XUMIYAA MAXAA SOOMAALI IGA DHIGAY WQ: BASHIIR RAACDEEYE

0 Visits: 1647 | Sunday September 14, 2014 - 08:40:29
Wa Qormo aan ugu Talo Galay inaan ka dhigo Dood Furan oo Dhalinyaradu ka so qaybqaadan karto isla markaasna aynu kaga doodi karno Dulucda ay xambaarsantahay Qormadani

Read More »

Maad Qalin jabine ee waad Qalin Qaadatey intaase ha ku Qancin WQ: Haldoor Barkhad Jama Hirsi Batuun

0 Visits: 1166 | Saturday September 13, 2014 - 19:27:03
Ugu horeyn aan idhaahdo Hambalyo dhamaan Ardayda Jaamacadaha Somaliland ka wada baxdey sanadkan, Anigoo si shucuur muwaadinimo ku dheehan tahay ula wadaagaya farxada sida gaarka ah

Read More »

Sabaan Nin Baxay Sareediyo Nin u Nool (Hargeisa Yesterday, Hargeisa Today) Buug uu Qoray Cisman Saalax Faarax

0 Visits: 1522 | Friday September 12, 2014 - 13:56:32
Qoraaga Weyn ee Reer Burco Qoraa Cismaan Saalax Faarax ayaa Soo saaray Buuggiisii 4aad ee uu qoro, Waxana uu soo saaray Buug la yidhaa Hargeisa Yesterday iyo Hargeisa Today (Hargeysiyo shalay iyo Hargeysiyo Maanta),

Read More »