Wararka

Masjidkii Ugu Waynaa Mosul Oo La Bur-buriyey Iyo Maraykanka & Daacish Oo Isku Tuur-tuuray.

0 Friday June 23, 2017 - 11:04:10
Mosul(AFKA);-Masjidkii caanka ahaa ee al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeertay ee al-Hadba ee magaalada Mosul, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii ay burburisay kooxda Daacish.

Read More »

Daawo:Jabhad Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag Iyo Maamulka Putland Oo Faro Gelin Qaawan Ku Haya Xuduudaha Somaliland

0 Friday June 23, 2017 - 10:59:34
Ceerigabo(AFKA):Jabhad Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag Iyo Maamulka Putland Oo Faro Gelin Qaawan Ku Haya Xuduudaha Somaliland

Read More »

Baarlamaanka Koonfur Afrika Oo Codka Kalsoonida U Qaadaya Madaxweynaha Iyo Muran Ka Taagan Habka Codaynta

0 Visits: 12 | Friday June 23, 2017 - 10:54:40
Konfur Afrika(AFKA)Maxkamada dastuurka ee dalka Koonfur Africa ayaa go'aaamisay in gudoomiyaha baarlamaanka ay awood u leedahay in ay go'aan ka gaadho in mooshinka kalsooni kala-noqoshada madaxwayne Jacob Zuma codaynta loo dhiibanayo si qarsoodi ah iyo in kale.

Read More »

Madaxda Midawga Yurub Oo Ku Kulmay Caasimadda Biljamka iyoTheresa May Oo Shirkan Ka Qaybgashay.

0 Visits: 20 | Friday June 23, 2017 - 10:50:01
Brussels(AFKA);-Hogaamiyayaasha Midowga Yurub oo ku shiraya Brussels waxay sheegeen in ay go'aan ku gaadheen in ay yeeshaan iskaashi intii hore ka dhow oo difaaca ah.

Read More »

Daawo;Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Dhismaha Wasaradiisa ka Dhagax dhigay Saylac Kana Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Degmadaas.

0 Visits: 16 | Friday June 23, 2017 - 10:46:53
Saylac(AFKA);Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Dhismaha Wasaradiisa ka Dhagax dhigay Saylac Kana Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Degmadaas.

Read More »

Dalal Carbeed oo shuruudo badan ku xiray la heshiinta Qadar

0 Visits: 11 | Friday June 23, 2017 - 10:41:42
Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajibtahay in ay fuliyaan haddii ay rabto in laga qaado xayiraadda ay saareen, sida ay wakaaladuhu ku warramayaan.

Read More »

Golaha Wasiirada Somaliya Oo ansixiyey Sharciyada Isgaadhsiinta iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa

0 Visits: 18 | Friday June 23, 2017 - 10:18:19
Muqdisho(AFKA);-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre. Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid ahaa ansixinta Shuruucda Isgaarsiinta iyo La-Dagaalanka…

Read More »

Daawo: Diyaargarowga Ciidul Fitriga aya Si Weyn Looga Dareemayo Suuqyada Magaalada Burco.

0 Visits: 15 | Thursday June 22, 2017 - 22:59:55
Burco(AFKA);Diyaargarowga Ciidul Fitriga aya Si Weyn Looga Dareemayo Suuqyada Magaalada Burco

Read More »

Daawo;Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo So Dhaweyay Wadada Hadaladii Somaliland Iyo Muumulka Khatumo Edaymana Uso Jediyay Cidii Somaliland Umatalaysay.

0 Visits: 12 | Thursday June 22, 2017 - 22:48:54
Hargeysa(AFKA);Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo So Dhaweyay Wadada Hadaladii Somaliland Iyo Muumulka Khatumo Edaymana Uso Jediyay Cidii Somaliland Umatalaysay

Read More »

Deg Deg;Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliland Oo Ay Wheliyaan Saraakisha Ciidanka Boliska Cawa Booqosho Ku Tagay Suuqa Bacadlasha Ee Hargeysa.

0 Visits: 9 | Thursday June 22, 2017 - 22:36:42
Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliland Oo Ay Wheliyaan Saraakisha Ciidanka Boliska Cawa Booqosho Ku Tagay Suuqa Bacadlasha Ee Hargeysa

Read More »

Daawo;Qarax Khasare Naf Iyo Maal Gaystay Oo Galinimadii Danbe Galabta Ka Dhacay Agaarka Saldhiga Degmada Waabari Ee magalada Muqdisho

0 Visits: 43 | Thursday June 22, 2017 - 22:23:05
Muqdisho(AFKA);Qarax Khasare Naf Iyo Maal Gaystay Oo Galinimadii Danbe Galabta Ka Dhacay Agaarka Saldhiga Degmada Waabari Ee magalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Maanta Soo Xidhay Tartanki Koobka Kubadda Ramadaanta ee Ka Socday Hargeisa.

0 Visits: 13 | Thursday June 22, 2017 - 22:19:47
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Maanta Soo Xidhay Tartanki Koobka Kubadda Ramadaanta ee Ka Socday Hargeisa

Read More »

Daawo;Barnaamijka Su'aalaha Iyo Jawaabaha Diini Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaanta Iyo Sh.Maxamed Cumar Dirir.

0 Visits: 20 | Thursday June 22, 2017 - 22:06:46
Hargeysa(AFKA);Barnaamijka Su'aalaha Iyo Jawaabaha Diini Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaanta Iyo Sh.Maxamed Cumar Dirir

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Hambalyo U Diiray Dhaxal Sugaha Cusub Ee Wadanka Sucudiga.

0 Visits: 21 | Thursday June 22, 2017 - 21:58:26
Hargeysa(AFKA):Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Hambalyo U Diiray Dhaxal Sugaha Cusub Ee Wadanka Sucudiga

Read More »

War Deg Deg Ah;-Wasiir U Geeriyooday Dhaawac Ka Soo Gaadhay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho.

0 Visits: 29 | Thursday June 22, 2017 - 21:48:41
Muqdisho(AFKA);Maxamed Yuusuf Aw Libaax oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Jubbaland ayaa caawa fiidkii u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waabari.

Read More »

Daawo:Jaamacada Hargeisa Qaybteeda Sharciga Oo Magaalada Burao Ku Qabtay Kulan Wacyigalineed.

0 Visits: 14 | Thursday June 22, 2017 - 21:39:44
Hargeysa(AFKA):Jaamacada Hargeisa Qaybteeda Sharciga Oo Magaalada Burao Ku Qabtay Kulan Wacyigalineed

Read More »

Daawo;Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dhex-Dhexaadin Ay Ka Galeen Khilaaf Ka Taagnaa Xero Dhiigta Burco.

0 Visits: 21 | Thursday June 22, 2017 - 21:31:42
Burco(AFKA);Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dhex-Dhexaadin Ay Ka Galeen Khilaaf Ka Taagnaa Xero Dhiigta Burco.

Read More »

Daawo;Mudaharaad Baladhan Oo Shacabka Xafada Aadan Saleeban Kaga So Hor Jeedan Xilka Qadis Maamulka Gobalka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco Xilkii Kaga Qadeen Gudomiyihii Xafada Adan saleeban.

0 Visits: 18 | Thursday June 22, 2017 - 21:26:03
Burco(AFKA);Mudaharaad lagaga soo horjeedo xil ka qaadis uu sameeyey badhasaabka gobolka Togdheer ayaa maanta ka dhacay deegaanka Aadan Saleebaan ee gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo: Shirkada Diyaaradaha ee OCEAN Airlines oo Bilaabaysa Duulimaadyo Cusub.

0 Visits: 15 | Thursday June 22, 2017 - 21:23:17
Hargeysa(AFKA):Shirkada Diyaaradaha ee OCEAN Airlines oo Bilaabaysa Duulimaadyo Cusub

Read More »

Deg Deg;Qarax Xooggan Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 13 | Thursday June 22, 2017 - 21:18:19
Muqdisho(AFKA);Qarax xooggan oo ahaa gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow lagu weeraray Saldhiga Booliska degmada Waabari oo ku yaalla Wadada Maka Al Mukarama.

Read More »