Ciyaaraha

David Luiz Oo Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Paris Saint-Germain Si Uu U Soo Macasalaameeyo Ciyaartoydii Ay Isku Kooxda Ahaayeen

0 Visits: 231 | Wednesday September 07, 2016 - 10:04:35
Difaaca xulka qaranka Brazil iyo kooxda Chelsea eeDavid Luiz ayaa aduunka ka yaabsaday kadib markii uu maalintii suuqa kala iibsiga ugu danbaysay uu dib ugu soo laabtay Stmafor Bridge laakiin Luiz ayaa isniintii dib ugu laabtay kooxdiisii hore eeParis Saint-Germain si uu u soo macasalaameeyo asxaabtiisii…

Read More »

France Oo Dhaafi Weysay Belarus, Holland Oo Dhibic Ka Heshay Sweden, Swiss Oo Dubatay Portugal & Natiijooyinkii Kale Ee Isreeb-reebka Koobka Aduunka Wadamada Yurub

0 Visits: 215 | Wednesday September 07, 2016 - 10:02:31
Labadii wadan ee isugu yimid finalka koobka Euro 2016 ayaan midkoodna guul gaarin xalay kulamada isreeb-reebka koobka Aduunka wadamada yurub oo ahaa kii ugu horeeyay oo ay ciyaaraan, France ayaa dhaafi weysay Belarus halka Portugal ay guuldaro foolxun kala kulmeen Switzerland.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Guushii Champions Leaque-ga Ee Xili Ciyaareedkii Hore U Hibeeyay Zinedine Zidane Iyo Ronaldo Oo Si Wayn U Amaanay Macalinkiisa Zidane

0 Visits: 180 | Tuesday September 06, 2016 - 08:17:21
Cristiano Ronaldo ayaa si wayn u amaanay saamayntii uu Zinedine Zidane ku yeeshay kooxdiisa Real Madrid wuxuuna sheegay in markii uu kooxda soo gaadhayba uu kooxda ka caawiyay in ay si adag oo waxtar leh ay u shaqayso. Ronaldo ayaa sidoo kale ka hadlay sababtii uu u qaatay rekoodhihii ugu danbeeyay…

Read More »

Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Todobaadka Afraad Ee Premier Leaque-ga Oo La Shaaciyay, Garsoorahee Qaban Doona Kulanka Manchester Derby?

0 Visits: 210 | Tuesday September 06, 2016 - 08:10:58
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada todobaadka afraad ee Premier Leaque-ga. Kulamda afraad ee horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doonaa Sabtida10 Septemberilaa Isniinta12 Septemberiyada oo markale ay kooxaha horyaalka Ingiriisku gorada isla gali doonaan.

Read More »

Dagaalkii Afka Ahaa Ee Balotelli Iyo Carragher Oo Sii Xoogeystay Iyo Halyeyga Reds Oo Mar Kale Gantaal Ku Riday Super Mario

0 Visits: 279 | Monday September 05, 2016 - 12:16:07
Weeraryahanka reer talyaani Mario Balotelli ayaa faarujiyay kooxda Liverpool isbuucii lasoo dhaafay markii uu ku biiray kooxda Nice ee dalka Fransiiska.

Read More »

Warbixin: Lacagta Ay Koox Walba Oo Premier League Ah Qarashgareysay Xagaagan, Kooxdee Faa'ido Sameysay? Kooxdee Lacagta Ugu Badan Qarashgareysay?

0 Visits: 156 | Thursday September 01, 2016 - 15:11:38
Kooxaha Premier League ayaa qarashgareeyay 1.75 bilyan ginni intii uu furnaa suuqa kala iibsiga xagaaga, waana markii ugu horeysay abid ee ay dhaafaan 1 bilyan ginni.

Read More »

Pogba, Stones & Sane Oo Hogaaminaya Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee Ay Xagagan Sameeyeen Kooxaha Premier League-ga

0 Visits: 143 | Thursday September 01, 2016 - 11:04:47
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo xirmay xalay saq dhexe, inkastoo aysan ka dhicin saxiixyo waaweyn, David Luiz ayaa ka mid noqday ciyaartoyda dib ugu soo guryo noqday gurigooda inkastoo uusan soo galin saxiixyadii ugu waaweynaa ee ay soo bandhigto Sky Sports.

Read More »

RASMI: Xidhiidhka Kubbada Cagta Ingiriiska Ee FA-ga Oo Dacwad Ku Soo Oogay Sergio Aguero Iyo Aguero Oo Udhaw In Uu Seego Kulankan Manchester Derby

0 Visits: 187 | Wednesday August 31, 2016 - 08:30:30
Xidhiidhka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa hadda dacwad ku soo oogay gool dhaliyaha kooxda Manchester City ee Sergio Aguero kadib markii uu xusul ama jiqilkiisa ku dhuftay difaaca kooxda West Ham United eeWinston Reid. Aguero ayaa haddaba halis wayn ugu jira in uu seego kulanka Manchester Derby.

Read More »

Sky Sports Oo Soo Saaray Qiimaynta Todobaad-laha Ah Ee Power Raking, Eden Hazard Oo Hogaaminaya Iyo Xidigaha Kale Ee Qiimayntan Ku Soo Baxay

0 Visits: 210 | Wednesday August 31, 2016 - 08:23:18
Sky Sports ayaa sidii aanu hore idiinku soo gudbinay todobaadyadii hore bilaabaybarnaamij cusub oo ay talaado kasta soo bandhigi doonaan kaas oo lagu qiimaynayo badhiga ciyaartoyda Premier Leaque-ga ee todobaad kasta waxaana barnaamijkan loogu magacdaray 'Power Ranking'.

Read More »

Daawo:Goolashii Kooxda Chelsea Ku Gaarcday Burnley

0 Visits: 168 | Sunday August 28, 2016 - 11:31:36
Daawo:Goolashii Kooxda Chelsea Ku Gaarcday Burnley

Read More »

Kenya Oo Xabsiga U Taxaabtay Masuuliyiin Ka Tirsan Guddiga Olimbikada Dalkaasi.

0 Visits: 181 | Sunday August 28, 2016 - 09:25:21
Seddax ka tirsan masuuliyiinta Guddiga Olimbikada ee Kenya ayaa lagu xiray magaalada Nairobi kaddib

Read More »

Hordhac: Hull City v Manchester United – Kooxdee La Gaadhsiin Doonaa Guuldaradii Ugu Horeysay Xagaagan EPL-ka

0 Visits: 143 | Saturday August 27, 2016 - 10:00:00
Hull City iyo Manchester United ayaa ka mid ah afar kooxood oo s 100% ah ku bilowday horyaalka Ingiriiska xagaagan markii ay guleysteen labadii kulan ee ay ciyaareen, balse mid kamid ah ayaa laga tuuri doonaa fooqa sare mana ka reebana iney isu dhinac dhacaan.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Burnley: Conte Oo Rajeynaya Guushiisii Sadexaad Ee EPL-ka,

0 Visits: 144 | Saturday August 27, 2016 - 09:43:59
Chelsea ayaa rajeyneysa iney sii adkeyso loolanka ay ugu jirto horyaalka Premier League-ga marka ay Stamford Bridge galabta kuso dhaweyso Burnley.

Read More »

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Arbaco Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

0 Visits: 169 | Wednesday August 24, 2016 - 11:33:00
Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saaka oo Arbaco

Read More »

FC Porto Oo AS Roma Ka Cidhibtirtay Champions Leaque-ga,Monaco,Celtic Iyo Kooxaha Kale Ee U Soo Baxay Heerka Group-yada Champions Leaque-ga

0 Visits: 143 | Wednesday August 24, 2016 - 11:30:22
shan kooxdood oo ka mid ahaa toban kooxood oo caawa ciyaaray kulamadii lugta danbe ee isreeb reebka Champions Leaque-ga ayaa u soo baxay heerka Groupyada Champions Leaque-ga halka shan kooxood ay ku fashilmeen in ay ka soo gudbaan wareegii saddexaad ee isreeb reebkii Champions Leaque-ga ee loogu soo…

Read More »

Maxaad Kala Socotaa Goolashii Ramsey Ee Shilalka iyo Dhimashadu Garab Socdeen Tan Iyo Sanadkii 2011?

0 Visits: 140 | Tuesday August 23, 2016 - 10:25:11
Geeridu waa xaq waana shay ku xidhan xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaas oo xiligeeda ilaahay'uun garanaayo mana aha wax ku xidhan xaalado maskaxda bini'aadamku suurayn karto. Wallow hadana Tamar darida

Read More »

Hordhac: Chelsea v Bristol Rovers: Blues Oo Muddo 20 Sano Kadib Ciyaareysa Wareega Labaad Ee League Cup-ka

0 Visits: 183 | Tuesday August 23, 2016 - 10:02:42
Chelsea ayaa caawa ciyaareysa tartanka League Cup-ka wareegiisa labaad iyadoo soo dhaweyneysa kooxda heerarka hoose eeBristol Rovers.

Read More »

Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Layaableh Ka Soo Gaadhay Watford

0 Visits: 132 | Sunday August 21, 2016 - 10:28:31
Kooxda Chelsea ayaa dirqi kaga badbaaday guudlaro iyada oo Waford ku sigatay in ay Blues ka yaabsato laakiin laba gool oo deg deg ah oo ay kala dhaliyeenMichy Batshuayi iyo Diego Costa ayaa qalbi jabiyay kooxda martida loo ahaa ee Watford oo Blues gool kaga hormartay.

Read More »

Hordhac: Real Sociedad vs Real Madrid – BBC Oo Aan Wada Ciyaari Karin & Zidane Oo Doonaya Inuu Guul Ku Bilaabo Xili Ciyaareedka Cusub

0 Visits: 146 | Sunday August 21, 2016 - 10:22:30
Tababare Zidane ayaa hogaaminaya Real Madrid kulankii ugu horeeyay kulamada furitaanka La Liga madama uu xili ciyaaredkii hore kusoo dhex

Read More »

Orodyahan MO Farah Oo Mar Kale Ku Guuleystay Biladda Dahabka Orodka 5 Kun Mitir

0 Visits: 283 | Sunday August 21, 2016 - 10:20:06
Orodyahanka reer Britain ee Asal Soomaaliga ah MO Farah ayaa mar kale hantay biladda dahabka 5 kun Mitir waana biladii labaad oo dahab ah oo la gudoonsiiyay mudada tartanka Rio 2016 madama uu horay ugu guuleystay biladaha dahabka orodka 10 kun Mitir.

Read More »