Maqaallo

Maxaad Ugu Ooyi Saaka . Maanso: BY CALIMAHDI JIBRIIL

0 Visits: 1162 | Friday September 12, 2014 - 13:14:12
Maansadan oon Ugu Magacdaray, Maxaad Ugu Ooyi Saaka waa maanso igu dhalatay kedib markii aan arkay ardayda xad dhaafka ah ee jaamacadaha dhamaysanaysa iyo Shaqo la aanta baahsan ee...

Read More »

Bisaylka Jawaabtii Xirsi Waxay Calaamad u Tahay Mustawaha Ay kala Taagan Yihiin Xukuumadda Iyo Mucaaridku. W/Q. Sacad Ibraahim

0 Visits: 1065 | Friday September 12, 2014 - 12:56:42
Waxa maalmahan warbaahinta haystay hadal been abuur ah oo .....

Read More »

Mar-bay Wada Go'een ! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye

0 Visits: 911 | Friday September 12, 2014 - 12:41:57
Waxaynu aasaynaa, suxufinnimo, siyaasinnimo, dhakhtarnimo, abwaannimo iyo aqoonyahannimo! iyo...

Read More »

Gobta lagu Gafey ee Gabooye.WQ:AHMED RASHEED

0 Visits: 1267 | Thursday September 11, 2014 - 14:29:00
Madaxweyne Qalinkaagu maanu qaban Qabiilka Gabooye?

Read More »

WAAN QALIN JEBIYAY :- WQ: ENG.MAXBUB XUSEN ISMACIL

0 Visits: 1125 | Thursday September 11, 2014 - 08:19:31
Aragtidaydani maahan mid cid gaar ah ku Foolan ama farta ku fiiqaysa Balse waa Fikir Aqooneed san oo Hab iyo Process aan u sameeyay.

Read More »

inaader xoogweynidaa"W/Q: Mohamed cabdilaahi biihi.

0 Visits: 1360 | Wednesday September 10, 2014 - 10:30:28
Waa goor caweysin ah oo dhaxanyar oo qaboobi ka dhacaysay suuqa magaaldda hargeisa,

Read More »

Hambalyo Meherka Mohamed Cabdikarim Axmed Iyo Muna Axmed Faarax

0 Visits: 2180 | Tuesday September 09, 2014 - 16:14:15
DHAMAAN REER C/KARIIN AXMED JAAMAC DHAMAAN REER KAAHIN DHAMAAN REER JAAMAC CUMAR IYO .....

Read More »

Marbaan Is Dhiibi Gaadhay.!W/Q Khadar Cabdi Cabdillaahi (Faraskacad)

0 Visits: 2264 | Monday September 08, 2014 - 12:01:56
Goob waxbarasho ayaa la igu daray. Waxay ahayd meel dugsi ah. Waxaa la igu yidhi "school" ayaa lagugu darrayaa. Iskuulkaa la sheegayo magac ahaan ayaan u jeclaa, laakiin ...

Read More »

Hambalyo Meherka Mohamed Abdikarim iyo Muna Ahmed farah

0 Visits: 2075 | Monday September 08, 2014 - 11:52:39
Dhammaanba Hawlwadeenada iyo Maamulka Shebekedda Afkashacabka.com Dhammaanba Masuliyiinta iyo Xubnaha Dallada SYNA, .....

Read More »

Qarankani Wu ka Gudbay Qabiil iyo in Buraanbur Qardajeexa Shacabka Lagu Qayb-qaybsho!

0 Visits: 1763 | Monday September 08, 2014 - 09:35:43
Waxan warbahinta ku arkay wax u eeg Buraanbur xambaarsan fariin qabyaaladaysan oo qolo-qolo magacyo beeleed ay ka muuqdaan.

Read More »

Darbi-jiif Ayaan Ahay Qalinki Ladna Rashiid

0 Visits: 1139 | Monday September 08, 2014 - 08:57:08
Waxaan dhex hurday meel madow. Saani na uma wada hurdin ee waxaa mar qudh ah i soo wereeeray nin, kaas oo laad iga qabadsiiyay kallida.

Read More »

SANAAG: Gobol Aqoon-yahankiisi Ku Shaqo La Yihiin Iyo Duqay Maroorsaday Maamulkii Aqoonta Ubaahanaa

0 Visits: 928 | Sunday September 07, 2014 - 16:32:13
SANAAG:- Wado la'aan iyo Go'doon ayaa loo nisbeeyaa waana Sababta keentay in uu gobolkaasi uga dambeeyo Goboladda kale ee Dalka

Read More »

XAFLADAYDA MEHERKU MA DUKAAN LA FURAYAA WQ: SAHRA LADAN

0 Visits: 2520 | Sunday September 07, 2014 - 12:42:19
Waxa uu iyidhi waxan doonayaa in aan ku guursado waan ka aqbalay lakiin waxaan diiday dhaqankiisa waan jecelaa in aan nolosha la qaybsado oo aan noqdo oridiisa mustaqbalka lakiin

Read More »

GABAYGABAY QAYRUDOOD BY: ABWAN LAYLA MAXMED SICID

0 Visits: 1659 | Saturday September 06, 2014 - 18:41:51
Qarnigaynu joognaan bulshada qawl udirayaaye Tixdan qayr udood loo baxshee qaladka reebaysa Mutafoow intaad qaybisood qudhuga faalooto Qofkastoo walaalkeena sii qabo intay gaadho

Read More »

Somaliland: Ma Saxaafaddaa Dar-jiidhay mise Xukumaddaa Dul-qaad-yar?WQ: Maxamed Cumar

0 Visits: 1058 | Saturday September 06, 2014 - 17:47:20
Maxaa keenay Xadhiga Warbaahinta?, Ma jirtaa Warbaahin Qabyaaladdu saamayn ku leedahay? Ma Xukumaddaa Dulqaad-yar?Sidee Loo wanaajin karaa Mustaqbalka Saxaafadda

Read More »

Ha Sal Kicin , Ha Saluugin Hana Saydhin Hamigii !!!!! By Cabdiraxmaan Ismaaciil Siciid‏

0 Visits: 1245 | Saturday September 06, 2014 - 17:42:17
Inaad Guulaysataa Ma'aha Guushii Kuugu Horeysay , Inaad Guul Daraysataana Ma'aha Guul Daradii Kuugu Danbeysay!!!.

Read More »

Qof-baad Tahay Guul Abuura ? Qalinkii Ridwan-Akiid Caydiid Ismaaciil

0 Visits: 1887 | Saturday September 06, 2014 - 11:55:50
Dhalinyaradu waa laf dhabarta bulshada iyo hayaanka geediga mustaqbal

Read More »

Ubaxiiba Tahriibye Yaad U Talin Doontaa: Qalinkii Jaamac Maxamed Faarax

0 Visits: 1112 | Thursday September 04, 2014 - 18:43:27
Waan salamayaa dhamaan shaqalaa kala duwan ee shabakadan calamiga ah ee www.afkashacabka.com waxaan leeyahay ilahay haydiin fudaydiyo xilka aad umadiina u haysaan

Read More »

DALKA MA DHISANAA WQ: AHMED RASHEED

0 Visits: 1140 | Thursday September 04, 2014 - 17:31:37
Ummadda reer S/land ee Qaadku ku noqday dhagarta dilaaga ah ee dhaqaale burburka ah loona badheedhayo waxaan odhan lahaa "Calool baahanay cawradaada deddo"

Read More »

Maansada Xog-sheeg iyo Abwaan Ubaxle

0 Visits: 1970 | Wednesday September 03, 2014 - 16:44:47
Maansadan cusub oo soo baxday 03/09/2014. waxaa curiyey Cabdiraxman M. Cali Ubaxle. Waxayna inoo iftiiminaysaa kana ifafaale bixinaysaa

Read More »