Maqaallo

Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, Dalkayaguna Ma Rahmana!!(Qayb. 1-aad) W/Q: Eng.Hussein Deyr

0 Visits: 935 | Wednesday September 03, 2014 - 09:07:19
Beesha Caalamka iyo UN-ta halka loo diray inay wax ka qabtaan oo ay 'NABAD' ka dhaliyaan waa SOOMAALIYAee maaha JAM SOMALILAND.

Read More »

Ismaan Lahayn!! W/Q: Maxamed-shaakir Siciid Cabdi

0 Visits: 1106 | Tuesday September 02, 2014 - 19:07:42
Malahayga maalin khamiiseed ayay ahayd , intaan maydh maydhay ayaan si dagdaga uga baxay aqalka,

Read More »

HAMBALYO AROOS WACAN OO WANAAGSAN

0 Visits: 3805 | Monday September 01, 2014 - 10:54:09
Ø Ayeeyo Aamina Xasan Naaleeye iyo caruurtooda oo kala ah.

Read More »

Baaq:Ku Socda Saxaafadda Somaliland

0 Visits: 1167 | Sunday August 31, 2014 - 15:58:02
KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA

Read More »

Horumarinta Jidadku Waa Tubtii Horumarka oo Somaliland Cagta

0 Visits: 903 | Sunday August 31, 2014 - 15:48:05
Sidaas darteed, waxaan dadweynaha ku guubaabinayaa inay joogteeyaan dedaalada wadooyinka dalka lagu horumarinayo

Read More »

SAXAAFADA IYO KALA FOGAYNTA BULSHOOYINKA WQ: Najiib Cabdi Wali

0 Visits: 1056 | Sunday August 31, 2014 - 15:08:44
Saxaafaddu Waa indhaha iyo dhagaha Bulshooyinka Caalamka U dhawaaqaha Dhibanayaasha Aduunka iyo Dheeli Tirka Hanaanka isgaadhsiineed Ee Aduunka.

Read More »

HAMBALYO AROOSKA NASIR NASKA IYO HODO SICID (GOBDEEQ)

0 Visits: 2145 | Saturday August 30, 2014 - 15:30:18
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah.

Read More »

Maxaan gayaan dayacay? WQ: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 1536 | Saturday August 30, 2014 - 15:14:57
Gugii aan 15 jir-ka gudbay,is bedelo badan ayaan naftayda ka dareemay.dhaqano cusub ayaan is ku arkay.dabeecado cajiib ah ayaan bartay

Read More »

Inaali laahu wa inaa Ileehi Raajucuun

0 Visits: 1219 | Wednesday August 27, 2014 - 10:06:59
dhamaaan waxan halakn tacsi riiyaanyo leh uga dirayaa Qoysweynaha Reeer Xaaji Diiriye iyo Qoys weynaha Reer Xaji Omar Camay

Read More »

Tahriibka Iyo Dhibaatooyinkiisa. Qalinkii: Mahamed Hamud

0 Visits: 1714 | Wednesday August 27, 2014 - 09:32:27
Marka hore waxaan salaaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland,

Read More »

Ma Geedi Aan Sahan lahayn Ayay Ina Rarayaan! ?? By:Naasir Daahir Furre

0 Visits: 1051 | Wednesday August 27, 2014 - 09:24:51
Dhaqanka dabiiciga ah ee siyaasiyiinta mucaaridka ah waxa ka maqan qeyb weyn oo ka mid ah tiirarka aasaasiga ah ee laga doonayo in xisbiyadda mucaaridku ay kula loolamaan dawladda talada dalka haysa.

Read More »

QARAN HURDA (Sleeping nation)

0 Visits: 1439 | Wednesday August 27, 2014 - 09:04:15
Dhibaatooyinka dhalinyarada wadanka haysata Qormadii 3aad

Read More »

Madaxweyne Siilanyo Go'aankii geesnimada Iyo Taariikhiga Ahaa Ee Nealson Mandela Ha Qaato

0 Visits: 1066 | Wednesday August 27, 2014 - 08:38:33
Afeef anigu waxaan ka mid ahay taageerayaasha Xisbul Xaakiimka Kulmiye ila maalintii la aasaasay Kulmiye

Read More »

Markaad Qof Hambalyaynayso ha Ku Gefin Cid kale WQ: Mustafe Teacher

0 Visits: 1119 | Tuesday August 26, 2014 - 11:30:48
Shakhsi ahaan Aniga la iigama baran inaan cid ku weeraro maqaal, ama cid ku kellifo inay maqaal ....

Read More »

Siyaasadu Sidaas Maaha!!!!!!!! Baadi-doonka Siyaasiga . Qalinkii Eng Mohamed Abdiramaan

0 Visits: 1252 | Tuesday August 26, 2014 - 08:18:20
Dalkeena hooyo waxa uu ku caano maalay waa is qadarin iyo isku tanaasul ,

Read More »

Aan Ku Tartano Waddooyinka Oo Dawladeenu Caqabadihii Inaga haystay Daah-furay

0 Visits: 1002 | Monday August 25, 2014 - 08:51:27
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxay ku dedaashay oo aan ku bogaadinayaa inay dadka ku tacliimisay inay ka qeyb qaataan horumarinta deegaamadooda.

Read More »

TAHRIIBAYE MAXAAN TARANSADAY W/Q:MUSTAFE MAXAMUUD MAXAMED

0 Visits: 1398 | Saturday August 23, 2014 - 15:55:16
Hadal yaraantiisu waxay ka dhigtay mid aan lahayn saaxibibo badan had iyo jeerna socda keligii sida SARYANka gooni deeqa ah,

Read More »

Ilmadii galoolka! WQ: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 1721 | Thursday August 21, 2014 - 08:15:11
Waagu waa gu'.waa goor barwaaqo ah.gobolkasta iyo gurikasta naxariista guulle ayaa gaadhay.geyigu nabad ayuu ku naaloonayaa.dhiillo iyo colaad dadku way ka guureen.maalin axad ah .

Read More »

Siyaasi Dar-jiidhay Oo Diinta Meel Kaga Dhacay Qalinkii C/raxmaan Colaad Cumar

0 Visits: 986 | Thursday August 21, 2014 - 08:10:53
maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayeyMagalada Hargeisa Qoraal taxxane ah oo uu qoray Maxamed C/ da'uud oo ahaa Badhasaabkii Hore ee Gobalka Maroodi-jeex waxa uu ciwaan uga dhigay Heesa iyo Muusigu maxaaraanbaa?

Read More »

Kana siib kana Saar WQ:.ciise ibrahin maxamed qaalib

0 Visits: 1302 | Thursday August 21, 2014 - 08:07:37
Asc wr dhaman asxaabta iyo akhristayaasha Waxan qormadan gaaban ku eegi doonaa da'da ama jiilka ku haboon hogaaminta Dalka wakhtigan xadirka ama sabanka la joogo

Read More »